Wararka

Cali Mareexaan iyo Salaadiin ka soo jeeda New Hargeysa oo Madaxtooyaddu soo siisay Tiyaatarkii Cumar Caydiid dhistay

0 Visits: 952 | Saturday December 21, 2013 - 16:32:37
Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxtooyadda ayaa la sheegayaa in ay soo siisay qayb ka mid ah Tiyaatarka Hargeysa Xildhibaan Cali Mareexaan, C/laahi Geel-jire iyo laba Suldaan oo ay isku shaqaystaan si ay macaash buuran uga helaan.Talaabada Xukuumaddu ku siisay Kooxdan magaca

Read More »

Ciidamada Bilayska Somaliland Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Soo Dhigeen Nin Dhaawac U Geystay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xukuumada Somaliland.

0 Visits: 886 | Friday December 20, 2013 - 21:44:21
Hargeisa(xogreebnews.com- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in xalay ay hawl-gal ay Boolisku sameeyeen ay gacanta ku soo dhigeen Siciid Maxamed Jaamac oo khamiistii shalay laba xabadood ku dhuftay madaxii

Read More »

Ninka Ka Cadaalad Fali Waayey Aasaasayaashii Akaademiyada Ma Lagu Aamini Karaa Dood Qaran

0 Visits: 1028 | Friday December 20, 2013 - 19:13:45
Hargeysa(xogreebnews.com-Agaasimaha cusub ee Akaademiyada Nabada iyo Horumarinta Md.Maxamed Faarax Xirsi, ayaa markii tilmaan khaldan ka bixiyey xubnihii seeska u dhigay Akaademiyada Nabada iyo Horumarinta (Academic for Peace and Development), isla markaana

Read More »

“Arrintaasi Waxaan U Arragnaa In Axsaabtu Garanayaan Inta Sharciga Ku Leeyihiin, Axsaabtuna Way Nala Shiraan…”…Cali Maxamed Waran-cade

0 Visits: 786 | Thursday December 19, 2013 - 21:57:28
London(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday inay rajeenayaan shirka qaran ee xisbiyada mucaaridka ah ku dhawaaqeen wadahadal ku dhamayn doonaan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde,ayaa sheegay in

Read More »

Warkii Bulsho tv 19 12 2013 DAAWO XOGREEBNEWS.COM- WARKII OO DHAN

0 Visits: 960 | Thursday December 19, 2013 - 20:52:35
Warkii Bulsho tv 19 12 2013 DAAWO XOGREEBNEWS.COM- WARKII OO DHAN

Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera iyo Wasiir ku-xigeenka Amniga oo Gartooda lagu galay Madaxtooyadda

0 Visits: 896 | Thursday December 19, 2013 - 20:08:22
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiir ku-xigeenka Amniga Somaliland C/laahi Abokor iyo Maareeyaha Dekedda Berbera oo khilaaf ka dhashay falkii bbbbbbbbblagu weeraray Xildhibaan

Read More »

KULAAN LAGAAGA HADLAY WAX-YEELADA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA QABSOOMAY HARGEISA,

0 Visits: 1057 | Thursday December 19, 2013 - 15:38:13
Dadka ka shaqeeya gudniinka fircooniga waxaay kasoo jeedaan beelah la hayb sooco,suldaan naasir

Read More »

Daawo Muuqaal:Ururka VOSOMWO Oo Hargeysa Ka Furay Aqoon Korodhsi Ku Saabsan Joojinta Gudniinka Fircooniga ah Halkan ka daawo Barnaamijkaas oo aanu idiin soo diyaarinay

0 Visits: 1055 | Thursday December 19, 2013 - 15:32:04
Daawo Muuqaal:Ururka VOSOMWO Oo Hargeysa Ka Furay Aqoon Korodhsi Ku Saabsan Joojinta Gudniinka Fircooniga ah Halkan ka daawo Barnaamijkaas oo aanu idiin soo diyaarinay

Read More »

ASXAABTA MUCAARIDKA AH OO WADAA QAATAY BANAAMIJKA DOODA QARAN.

0 Visits: 900 | Thursday December 19, 2013 - 15:29:29
Hargeisa(xogreebnews.com-Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Wasdani ayaa maanta siwadajir u ah isula qaatey go,aan ay ku cadeynayaan in wadajir loo qabanayo Doodii talo qaran islamarkaana, ay daadihin doonaan Akadamiga Nabada iyo Hurumarka oo u dhaxeynaya Sadexda

Read More »

Warkii Bulsho tv 18 12 2013 KA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM-

0 Visits: 1095 | Wednesday December 18, 2013 - 20:21:45
Warkii Bulsho tv 18 12 2013 KA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM-

Read More »

Journalists jailed for covering protest in Somaliland

0 Visits: 1098 | Wednesday December 18, 2013 - 20:03:40
Police arrested Saed Khadar, head of news for the private Bulsho TV; Abdisalan Abdirashid, a reporter for the station; Hassan Maal, a cameraman for Universal TV; and Abdiaziz Bashir, a reporter for the news website xogreebnews.com- The journalists were held at the Central Police Station in Hargeisa…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo amar ka soo saaray cabasho ka soo yeedhay Beelaha Gabooye

0 Visits: 922 | Wednesday December 18, 2013 - 19:32:49
Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Hay'adaha dhinaca ammaanka ku amray in dhaqso wax looga qabto cabashada dadka ku dhaqan Xaafadda Daammi ee magaalada Hargeysa ee ka soo jeeda Beelaha

Read More »

Nacholas Kay Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Xukun Ay Ku Rido Aafar Saxafi ,Codsadayna In Ay Xayiiraadda Ka Qaado Wargeyska HUBAAL+Baaq Kaleena U Dirtay Soomaaliya

0 Visits: 1081 | Wednesday December 18, 2013 - 18:47:35
Muqdisho(xogreebnews.com-wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Nacholas Kay qoraal u soo saaray ku sheegay somaliland in ay ka waantoowdo tacadiga warbaahinta,si u nabad gaallo dimu-quraadiyad oo u sheegay in somaliland tirtiiraysa,isla markaana U sheegay saxafadda

Read More »

Al-Shabaab Oo Is Ka Fogeysay Masuuliyada Dhakhaatiirta Maanta Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho

0 Visits: 937 | Wednesday December 18, 2013 - 18:35:15
Muqdisho(xogreebnews.com-Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu iska fogeeyay masuuliyada afarta nin ee dhakhaatiirta ah, ee maanta lagu dilay deegaanka Siinka Dheer, oo dhaca duleedka Magaalada Muqdisho.

Read More »

XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA MAAMNUUCDAY URUR KA SHAQEEYA HOORUMARKA DHALINYARADDA GAROONADEEDA

0 Visits: 939 | Wednesday December 18, 2013 - 18:10:12
Hargeysa(xogreebnews.com- wasaaradda waxbarashada Somaliland oo maamusha xarunta Agoomaha Hargeysa (Ex-dhalinta Kacaanka) ayaa la sheegay in ay Amar ku bixisay in aanay

Read More »

Wasaaradda Duulista iyo Shirkadda NASHA oo ku fashilmay adeega Madaarka iyo Diyaarada African Express oo banaanka soo dhigtay

0 Visits: 1034 | Wednesday December 18, 2013 - 17:43:57
Hargeysa(xogreebnews.com- wasaaradda Duulista Hawada iyo shirkadda maamusha adeegyada Madaarka Hargeysa ayaa maanta ku fashilmay diyaaradda Afrikan Express in ay u kiciyaan Injiinka kadib markii diyaaradaasi oo saaka soo fadhiisatay ay Duuli kari weyday baytariyadii oo ka seexday darteed.

Read More »

Xoggo oo ka soo baxaya weerar lagu laayey dhakhaatiir Soomaali iyo Ajaanib ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

0 Visits: 878 | Wednesday December 18, 2013 - 17:34:41
Muqdiisho(xogreebnews.com-Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo watay gaadhi noociisu ahaa "Noah" ama Mini-bus tacshiirad ooda kaga qaadeen Gaadiid ay la socdeen dhakhatiirta la laayey oo u dhashay dalka Suuriya iyo kuwo Soomaali ah, kuwaas oo xiligaas

Read More »

Difaacayaasha Suxufiyiinta Dunida Ee CPJ Oo DUULAAN Ku Tilmaamay Qufulka Boolisku Ku Dhejiyey Xarunta HUBAAL iyo afar saxafi lagula kacay tacadi

0 Visits: 940 | Wednesday December 18, 2013 - 17:27:32
Hageisa(xogreebnews.com-arWarbixin CPJ ka soo saartay Qaddiyada HUBAAL Nairobi (Hubaal/CPJ)- Golaha (Guddida) Ilaalinta iyo Difaaca Suxufiyiinta Dunida ee Magacooda loo soo gaabiyo CPJ ayaa ka hadlay xayiraadii xukuumadda Somaliland kula wareegtay xarunta dhexe ee

Read More »

"Guddoomiye Ciro Meel Lagu Ridayo Ma Ogin, Laakiin Xamaasada Xaga Wadani Ayaa Laga Wadaa Oo Malaha Qaadhaankii Ayaa Usoo Bixi Waayay"Xil. Cali Mareexaan

0 Visits: 897 | Wednesday December 18, 2013 - 17:09:30
Hargeysa, (xogreebnews.com-Xoghayaha guud ee guddida maaliyada golaha wakiilada, Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo ka mid ah xildhibaanada muxaafidka xisbiga Kulmiye ayaa xisbiga mucaaridka ee Wadani oo uu hogaamiyo gudoomiyaha golahoodu

Read More »

"Guddoomiye Ciro Meel Lagu Ridayo Ma Ogin, Laakiin Xamaasada Xaga Wadani Ayaa Laga Wadaa Oo Malaha Qaadhaankii Ayaa Usoo Bixi Waayay"Xil. Cali Mareexaan

0 Visits: 766 | Wednesday December 18, 2013 - 17:03:15
Hargeysa, (xogreebnews.com-Xoghayaha guud ee guddida maaliyada golaha wakiilada, Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo ka mid ah xildhibaanada muxaafidka xisbiga Kulmiye ayaa xisbiga mucaaridka ee Wadani oo uu hogaamiyo gudoomiyaha golahoodu

Read More »

featured