Wararka

Madaxweyne Siilaanyo iyo C/raxmaan Cirro oo maanta Qasriga Madaxtooyadda la isugu geeyey

0 Visits: 991 | Wednesday December 18, 2013 - 16:54:54
Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, isla markaana ahaa Af-

Read More »

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ugu Baaqay Axsaabta Mucaaridka Somaliland In Aanan Wakhti Xaadirkani Loo Baahnayn Shir Qaran, Kana Dhawaajiyay In Laga Soo Gudbay Shir-beeleedyo.

0 Visits: 892 | Tuesday December 17, 2013 - 22:06:21
Hargaysa(xogreebnews.com-— Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-waraabe) oo ka mid ah waxgaradka ugu da'da weyn Somaliland, ayaa sheegay in shir beeleedyada lagaga baxay shirkii Burco ee lagu heshiisiiyey beelaha Somaliland markii dalka dib loogu soo noqday.

Read More »

WALAACA DIFAACAYAASHA XUQUUQDA AADAMIGA SOMALILAND EE TACADIYADA LIDKA KU AH QAYBAHA BULSHADA SOMALILAND EE LA HAYB SOOCO

0 Visits: 1268 | Tuesday December 17, 2013 - 20:17:02
WALAACA DIFAACAYAASHA XUQUUQDA AADAMIGA SOMALILAND EE TACADIYADA LIDKA KU AH QAYBAHA BULSHADA SOMALILAND EE LA HAYB SOOCO

Read More »

Warkii Bulsho tv 17 12 2013 -ka daawo xogreebnews.com

0 Visits: 869 | Tuesday December 17, 2013 - 20:06:52
Warkii Bulsho tv 17 12 2013 -ka daawo xogreebnews.com

Read More »

Kulankii Madaxweyne Faroole iyo Musharaxiinta oo lagu kala kacay

0 Visits: 886 | Tuesday December 17, 2013 - 19:28:09
Garoowe(xogreebnews.com-Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen madaxweyne Faroole iyo musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha Puntland.

Read More »

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay.

0 Visits: 915 | Tuesday December 17, 2013 - 19:22:57
Hargeisa(xogreebnews.com-Xafladan oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa tayada dhakhtarka salaxlay iyo Dugsiga Boodhinka ah ee Degmada Salaxlay halkaas oo maanta ay marwada madaxweynuhu gaadhsiisay cusbitalka deeg kala duwan oo ay ugu talo gashay in lagu

Read More »

Guddoomiyaha Guurtida Iyo Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Kulan La Yeeshay Guddomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wixii Ay Ka Wada Hadleen

0 Visits: 926 | Tuesday December 17, 2013 - 19:11:40
Hargeysa(xogreebnews.com--Guddoomiyaha Golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aaden oo ay weheliyaan ku xigeenkiisa Md. Siciid Jaamac Cali iyo odayga ruug cadaaga ah ee Xaaji

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ku eedeeyay Saleebaan Gaal inuu yahay mus-danbeedka ka taliya Arimaha Kulmiye iyo xaaladaha dalka ka taagan,golihiisii guurtidana baaba’ay!.

0 Visits: 988 | Tuesday December 17, 2013 - 11:03:35
Hargeisa-(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Horn-cable TV ayaa tilmaamay in dooda qaran ee ay ku baaqeen aanay ahayn shir beeleed ee ay tahay dood laga doodaya siyaasadeena arimaha debeda,gudaha

Read More »

“..Beryahan, waxad Maqlayseen in Golaha Wakiilada iyo anagu [Xukuumadu] khilaaf nagu dhex jiray…Waxaan leeyahay raggaa Golaha Wakiiladu si fiican ayey Shaqadooda u qabtaan, anaguna Dhinacayaga waxanu Balan-qaadaynaa in aanu Kalsooni kula Shaqeyno..”

0 Visits: 820 | Tuesday December 17, 2013 - 11:00:52
Hargeysa(xogreebnews.com-Muranka sharci iyo khilaafaadka dhinaca Siyaasada ee soo kala dhex gala Goleyaasha Dawlada, gaar ahaan Waaxda Fulinta iyo Goleyaasha Sharci-dejintu, Golaha Fulinta iyo Goleyaasha Xeer-Dejintu, maaha wax ku cusub Shacbiga reer Somaliland.

Read More »

Cali Guray oo Xukuumadda ku tilmaamay nidaam doonaya in aan xumaantiisa la sheegin

0 Visits: 970 | Tuesday December 17, 2013 - 10:58:31
Cali Guray oo Xukuumadda ku tilmaamay nidaam doonaya in aan xumaantiisa la sheegin

Read More »

aliyaha Hawlgelinta Booliska S/land oo ku guuldaraystay iskuday qabasho iyo xadhig xukumada Siilanyo la maaganeyd Gudoomiyaha Wargeyska HUBAAL. ducaale

0 Visits: 1031 | Tuesday December 17, 2013 - 10:51:46
Hargeisa-(xogreebnews.com--Taliyaha hawlgelinta Ciidanka Booliiska Somaliland Gaashanle Sare Maxamed Ducaale Cali iyo sarkaal kale oo magaciisa lagu sheegay Xasan Madoobe ayaa ku fashilmay inay qabtaan oo xidhaan Gudoomiyaha wargeyska HUBAAL oo dhawaan xukumada Siilanyo Albaabada u laabtay,lana wareegtay…

Read More »

Muuse Biixi oo maanta isugu yeedhay guddidii qaban qaabada shirweynaha Kulmiye iyo khilaaf hor leh oo Curtay

0 Visits: 933 | Monday December 16, 2013 - 22:00:23
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye isugu yeedhay xubnihii loo Ansixiyey guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye, waxaanu u qabtay kulan uu kaga dalbaday in ay

Read More »

Warkii Bulsho tv 16 12 2013 ka daawo shabakadda warar xogreebnews.com-

0 Visits: 939 | Monday December 16, 2013 - 20:27:37
Warkii Bulsho tv 16 12 2013 ka daawo shabakadda warar xogreebnews.com-

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada Oo Baro Kiciyay Qoysas Duleedka Madaarka Deganaa In Ku Dhaw Qarni, Ciidan Tiro Badan Oo La Dul Dhigay Iyo Dhul Balaadhsi Lagu Eedeeyay Wasiir Maxamuud Xaashi.

0 Visits: 911 | Monday December 16, 2013 - 20:09:12
Hargaysa(xogreebnews.com-Dadka dagan degaanka koonfureed ee madaarka hargaysa ayaa qaylo dhaan ka diray wasiirka wasaarada duulista iyo hawda somaliland oo kuna edeeyey inuu dadka dagan degaankaasi uu ka rarayo kuna balaadhinayo madaarka hargasay.

Read More »

“Inta Jidku kuu Jiro ayuu Horumarkuna kuu Jiraa”xirsi cali xaaji xasan

0 Visits: 991 | Monday December 16, 2013 - 19:55:00
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasarada madaxtooyada somlailand ayaa ka warbixiin qiimo leh soo dhigay bogga u ku leeyahay facebook kasoo u kagaga waramay guushu inaay ku xiidhan tahay ,Saaka saacado kahor waxaanu socdaal ku tagnay jidka isku xidhi doona Hargeisa

Read More »

muxuu ka yiidhi guddoomiha gurtidu kulaanki ciiro?

0 Visits: 953 | Monday December 16, 2013 - 19:48:44
Hargeysa,(xogreebnews.com- Gudoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo shir gudoonkoodu ay shalay kulan iriduhu u xidhan yihiin oo saxaafadu dibada ka joogtay la yeeshay

Read More »

Xisbiga UCID Oo La Sheegay Inuu Qoraal Uu Boobe Yuusuf Ducaale Kaga Dalbanayo Magacaabidda Xoghayaha Guud U Gudbiyay

0 Visits: 944 | Monday December 16, 2013 - 19:43:18
Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in uu Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) uu u gudbiyay qoraal uu kaga dalbanayo inuu noqdo Xoghayaha guud ee Xisbigaasi, ka dib markii uu dhawaan is casilay Xoghayihii…

Read More »

Maayir Ku Xigeenka Degmada Baligubadle Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadley Khilaaf Soo Kala Dhexgaley Isaga Iyo Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Deegaankaasi.

0 Visits: 804 | Monday December 16, 2013 - 19:25:06
Baligubadle(xogreebnews.com) Maayir Ku Xigeenka Ahna Ku Simaha Degmada Baligubadle Mawliid Jaamac Yuusuf Ayaa Markii Ugu Horeesay Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex Galay

Read More »

“Madaxweynuhu Waxa Uu Xisbiga Ku Og-yahay Muuse Biixi Cabdi, Markaa Musharaxa Xisbiguna Waa…”..Jaamac Shabeel

0 Visits: 855 | Monday December 16, 2013 - 18:53:53
Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbi-xaakimka Kulmiye Jaamac Shabeel, ayaa sheegay in nabadgelyada dalku ay marayso meel wacan, isla markaana waxa uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo masuuliyada xisbiga ku og-yahay Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Khilaafkii shirweynaha Kulmiye oo xukuumadda Jiheeyihii ka Lumiyey iyo Axsaabta Mucaaradka ah oo meel madhan Garaacaysa

0 Visits: 923 | Sunday December 15, 2013 - 22:17:46
Hargeysa(xogreebnews.com- Khilaafkii shirweynihii Kulmiye oo wali taagan ayaa u muuqda in uu Xukuumadda talada hays aka Lumiyey Jiheeyihii lagu maareyn lahaa dayawga ka taagan khilaafaadka Maamul iyo kuwa Siyaasadeed ee u dhaxeeya Xukuumadda dhexdeeda iyo Axsaabta Mucaaradka ah

Read More »

featured