Wararka

Warkii Bulsho tv 15 12 2013-ka daawo xogreebnews.com

0 Visits: 972 | Sunday December 15, 2013 - 21:10:39
Warkii Bulsho tv 15 12 2013-ka daawo xogreebnews.com

Read More »

KULAN LA SHEEGAY IN LOGU GAR-QAADAAYO MASUULINTA WASARADDA WARFAAFINTA OO JILBAHA LAYS DHIGAY,dhegeyso

0 Visits: 858 | Sunday December 15, 2013 - 21:05:02
Hargaysa (xogreebnews.com)-Wasiirada Xannaanada Xoolaha iyo Hawlaha Guud ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali iyo C.risaaq Khaliif Axmed oo ahaa Gudi uu Madaxweynaha Somaliland

Read More »

Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo lagu aasay Maanta Tuuladii uu ku dhashay ee Qunu

0 Visits: 893 | Sunday December 15, 2013 - 19:30:11
QUNU(xogreebnews.com-Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo muddo toddobaad laga joogo ku geeriyooday geeriyooday deegaan magaalada Johannesburg ayaa maanta lagu aasay deegaankii uu ku dhacay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Eastern Cape.

Read More »

LABA KA MID AH HAWL WADEENADA WARGEISKA HUBAAL OO LASIIDAAYAY IYO XAYIIRAADI OO WALI SAARAN JARIIRADA

0 Visits: 902 | Sunday December 15, 2013 - 19:07:57
Hargeisa(xogreebnews.com-laba ka mid ahaa hawl-waddeadi dhowaan laga qabtay xaruunta wargeyska hubaal oo ay galabnimadi jimcihii ay la wareegen ciidamada RR-du ayaa lagu

Read More »

Barnamijka Xulashada Kayd HCTV Heshiiskii Xisbiyada Somaliland Iyo Daahir Riyaale By Caynte

0 Visits: 958 | Sunday December 15, 2013 - 18:42:08
Barnamijka Xulashada Kayd HCTV Heshiiskii Xisbiyada Somaliland Iyo Daahir Riyaale By Caynte

Read More »

MADAXWEYNE FAROOLE OO KUSOO FOOL LEH BADHAN CAAWA IYO XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA AMUUSAN WAA MAXAY SABABTU?

0 Visits: 1015 | Sunday December 15, 2013 - 18:36:36
waday qabanqaabo loogu jiro soo dhawaynta madaxweynaha Puntland Faroole oo la sheegay inuu safarkiisu dabada ku hayo ololaha Doorashada madaxtooyada, kaas oo ka ololayn doona

Read More »

“Qofkasta xaq ayuu u leeyahay in uu ogaado ehelkiisu halka ay ku sugan yihiin. Shirkad leh baaxada Telesom oo kalena waxay noo oggolaanaysaa in farrintaasi gaadho qoysaska u baahan in ay maqlaan adeeggan oo kale”.

0 Visits: 869 | Sunday December 15, 2013 - 15:17:10
Hargaysa(xogreebnews.com- Shirkadda Telesom iyo hay'adda Refugees United ayaa iska kaashaday barnaamij casri ah oo loogu talo-galay in uu isku xidho dadka qaxootiga iyo barakacayaasha kala lumay, iyada oo la isticmaalayo teknoolajiyadda Mobilka.

Read More »

Qasriga Madaxtooyada oo wada Muhindis xilka Taliyaha Ciidanka Booliiska S/land loogu magacaabayo Masuul isla madaxtooyada ka tirsan iyo Xoggo la xidhiidha!.

0 Visits: 958 | Sunday December 15, 2013 - 07:58:24
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xoggo aan warbaahinta loogu talo gelin balse ay Qarannews si hoose ugu soo dusiyeen Hawl-wadeeno ka tirsan Qasirga madaxtooyada Somaliland ayaa tibaaxaaya in Madaxweyne Siilanyo iyo wasiirada

Read More »

Beesha Bariga Burco Maanta XABAAL Uun Baa Ka Maqan, Haday Diidaana: Garnaqsigii Duqayda + Dooddii Saleebaan, Gogol Dhiggii Gabboose Iyo Gacan Togaaleyntii Maxamed Kaahin

0 Visits: 886 | Sunday December 15, 2013 - 07:55:03
Hargeysa(xogreebnews.com-- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) iyo Guurti oo isugu jiray Siyaasiyiin iyo Odayaal Dhaqameed kasoo jeeda Beesha Galbeedka Burco, ayaa Xalay kulan xasaasi ahi ku dhex-maray Magaalada Hargeysa.

Read More »

Qarax ay ku Naf-waayeen Afar qof ayna ku dhaawacmeen 25-qof oo Caawa ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

0 Visits: 942 | Saturday December 14, 2013 - 22:04:06
Kenya(xogreebnews.com-Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 25-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib qarax caawa fiidkii ka dhacay gudaha bas ka mid ah kuwa dadweynaha oo marayay meel ku dhow saldhigga booliiska Pangani ee magaalada Nairobi.

Read More »

Warkii Bulsho tv 14 12 2013 KA DAAWO XOGREEBNEWS.COM

0 Visits: 836 | Saturday December 14, 2013 - 20:42:28
Warkii Bulsho tv 14 12 2013 KA DAAWO XOGREEBNEWS.COM

Read More »

URURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND OO BEESHA CAALAMKA KA CODSADAY INAY SOO KALA GAADHAN XUKUUMADDA SIILAANYO.

0 Visits: 894 | Saturday December 14, 2013 - 19:41:25
Hargeisa(xogreebnews.com-ururka solja ayaa si weyn werwer uga qabba sidaa ay xukuumada somaliland ula dhaqmayso warbaahinta dalka oo kasoo gudubtay marxalado badan kuwaaso an ku qabin manfac balse u dhabar adayga sidii dalkoodu uga mid noqoon lahaa dalalka horumarka ku

Read More »

Guddoomiyaha Qaban qaabada Shirweynaha Doodda Qaran Oo Ka Waramay Halka Ay Hawshu U Marayso

0 Visits: 915 | Saturday December 14, 2013 - 19:14:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha qabanqaabda dooda qaran ee xisbiyada mucaaradka ah ay ku hawlan yihiin Dr.Maxamed Cismaan Fadal, ayaa si adag u sheegay in aanay qabashada doodaas ku joojinayn cabudhin iyo adeegsiga ciidamadda, waxaanu sheegay inay

Read More »

Koox Wasiirkii hore ee Waxbarashada hogaaminayey oo xalay Xaal u geysay Marwada Madaxweyne Siilanyo +Cida xaalka laga bixiyey iyo wuxu xaalku daaranaa!.

0 Visits: 978 | Saturday December 14, 2013 - 09:26:08
Hargeisa-(xogreebnews.com-Fadhi qayilaadeed ama Kulan balaadhan oo shalay ka dhacay Guri ku yaala Hotel Maansoor gadashiisa oo ilo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Qarannews inuu u

Read More »

Iska horimaad Rabshado wata oo caawa ku dhexmaray Hargeysa Ciidamada RRU-da iyo Kooxo aad u abaabulan oo khasaare hantiyeed iyo dhaawacyo nafeedba sababay

0 Visits: 792 | Saturday December 14, 2013 - 09:21:22
Hargeisa-(xogreebnews.com-Kooxo dhalinyaro ah oo ku hubaysan Mindiyo iyo Faashash oo raabo raabo u socda ayaa iska horimaad ku dhexmaray ciidamada RRU-da goobo aan sidaa uga fogeyn faras magaalaha Hargeysa caawa halkaas oo Ciidamada RRU-du isticmaalayaan Rasaas

Read More »

TALIYE FADAL OO ISLEH ISKA MOOS CEEBTA GONDIHIISA TAALLA

0 Visits: 1006 | Saturday December 14, 2013 - 09:14:04
Hargeisa(xogreebnews.com-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay tallaabada ay xarunta Wargeyska HUBAAL ee magaalada Hargeysa shalay galab kula wareegeen Ciidammada Ammaanku, isla markaana waxa uu xusay inay oggolaansho sharci ah ku xidheen sida uu ku dooday

Read More »

“Masuuliyiinta Wargeyska HUBAAL Aad iyo Aad Bay u Dul-qaateen, Saw Maaha Kuwii La Shirqoolay Ee Dilka Lala Beegsaday Misna Iyagii….” Cali-gurey

0 Visits: 897 | Saturday December 14, 2013 - 09:09:55
Hargeysa(x Guddoomgreebnews.com-iye ku-xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Yuusuf (Cali Guray), ayaa Madaxtooyadda ku Eedeeyey inay dagaal qaawan ku qaaday saxaafadda iyo Mucaaradka, isla markaana ay u aragto cadawgeeda kaliya.

Read More »

halkan ka daawo xogreebnews.com-warkii bulshotv ee 13 12 13

0 Visits: 952 | Friday December 13, 2013 - 22:00:31
halkan ka daawo xogreebnews.com-warkii bulshotv ee 13 12 13

Read More »

daawo video cidaanka bileyska ee xaruntaa wergayska HUBAAL

0 Visits: 963 | Friday December 13, 2013 - 21:50:08
http://xogreebnews.com/

Read More »

CIIDAMADA LOO TAABABARAY ARGAAGIXIISADA OO LA WAREEGAY XARUUNTA WARGEYSKA HUBAAL,TALIYE FADAL OO AMMARKA BIXIIYAY WERIYAAYAL LA XIDHAY+SAXAAFADA SOMALILAND OO GABAL U DHACAY

0 Visits: 910 | Friday December 13, 2013 - 19:36:15
Hargeisa(xogreebnews.com galabta saladi makhrib in yar un ka hor ayay ciidamada gaarka u tababaran ee loogu yeedho RRU-du la wareegtay xaruunta wargeyska Hubaal,halkaaso ay ka kaxay-teen laba ka mid ah hawl- waddeenada wargeyskaas,ciidmadan

Read More »

featured