WararkaWARBIXINTA TODOBAADKA: DARAWAL BAS OO NOQDAY MAAMULE JAAMACADEED SIDAY KU DHACDAY WARIYE CUMAR SEERBIYA .WARBIXINTA TODOBAADKA: DARAWAL BAS OO NOQDAY MAAMULE JAAMACADEED SIDAY KU DHACDAY .Arin Naxdinleh Oo ka dhacay hargeisa kadib Inan iska tuurtay biriij kuyaala Hargaysa Waamaxay SababtuHargeisa(xogreebnews.com-Dhcado Naxdinleh Oo ka Dhacday Magalada Hargeisa Gaar Ahaan Xafada Guryo Samo kadib markii inan da,ahaan lagu qiyaasay ilaa 18 ilaa 20 ay iska duurtay birishWAR DEG DEG AH :Amisom oo la wareegtay Ammanka Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo gurigiisabaMuqdisho(xogreebnews.com-Ra'iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib looRa’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo loo magacaabay C/weli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed oo khudbad ay la dhaceen dadku jeediyayMudisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor dhow ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya u magacaabay Cabdiweli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed, kaasoo bedeli doona Saacid.WAR DEG DEG AH.Cabdiweli Cali Sheekh oo noqday Ra’iisal Wasaaraha SoomaaliyaRa'iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya ayaa daqiiqad kadib loo magacabaya C/wali Sheekh AxmedMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo lagu wado inuu goor-dhow Magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee SoomaaliyaMuqdiisho(xogreebnews.com-– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu goor dhow magacaabo ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia, kaasoo bedeli doona ra'iisul wasaarihii hore, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xilka hayay muddo sannad ah.Guddoomiyae Ciro Oo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Ku Eedeeyey Inay Caqabad Ku Yihiin Hirgalinta Diiwaangalinta Cod-BixiyayaashaHargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)Oday Xaashi Muuse Xuseen oo la sii daayey iyo Maxamed kaahin iyo Beeshiisa oo sabab u noqday sii dayntiisaHargeysa(xogreebnews.com-Xaashi Muuse Xuseen ayaa manta laga sii daayey saldhigii uu ku xidhnaa, kadib markii Maxamed Kaahin iyo Beeshiisu ay xukuumadda u bandhigeen in aanu Odaygaasi iyaga u xidhnayn ee ay uga fadhiyaan Raggii qoriga ku qabtay in loo soo qabto.Musharaxa Ucid oo daaha ka feyday Jilaafooyin iyo Hagardaamooyinkii Xukumada Siilanyo u daadisey Gobolada dalka dharaartii ay mudaharaadka oogeen+mudaharaadyo ay maagan yihiin iyo arimo kale!.Hargeisa-(xogreebnews.com--Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saarey Qoraal uu ku naqdiyaayo Jilaafooyinkii iyo Haragdaamooyinkii xukumada Siilanyo u daadisey Gobolada dalka dharaartii ay mudaharaadka oogeen.Wuxuu kaloo Jamaal qoraalkan kuXildhibaan Rayte oo kashifey, fartana ku fiiqay halka laga soo abaabulo iskudayga dilalka siyaasadeed ee Somaliland ku soo kordhaya!.Hargeisa-(xogreebnews.com--Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo shalay ka hadlaayey munaasibad xisbiga Waddani ugu fooladeynaayey Masuuliyiin,Taageerayaal iyo kaadiriin ka tirsanaa ururkii Xaqsoor ee ku hadhay doorashooyinka golayaasha degaanka oo ku soo biiray wuxuu daaha ka feyday inWarkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee CaawaWarkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee CaaBeelaha La Haybsooca Waxa Ay U Bahan Yihiin Hiil-Qaran Warbixin Ka Waramaysa Tacadiga Beelaha la hayb soco.Waa maqaal ku saabsan xaquuqda ula sinnaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb-sooco, waxa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka Beelaha la Hayb-sooco "Voice of Somaliland Minority Women Organization" (VOSOMWO),wasiir cukuse oo ka ad kaan waayay maareeyihii tv-ga qaranka laguna heeshiisiyay in aanu wasiirka awood u lahayn in shaqaada ka joojiyo.dhagayso oo akhriisoHargaysa (xogreebnews.com)Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Gudi ka Kooban Sadex Wasiir oo Madaxweynaha Somaliland u sooDukumentiyo Muujinaya Kala danbayn La’aanta Iyo Sida Aanay Awaamiirta Madaxweynuhu Uga Shaqayn Dekedda BerberaHargaysa(xogreebnews.com-Aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha iyo Shaqooyinka Badda ayaa tan iyo sanadki 2002 daba socday sidii Somaliland looga higelinlahaa Xafiiska Adeega xogta gaadiidka Badda Maraakiibta iyo Dekeddaha Somaliland ee (Mareines and Marine Trasport"Wixii Aanu Ka Qaylin Jirnay In Maanta Xukuumaddeenu Samayso Waa Qalad, Kulmiye Taas Ha Garto”Hargeisa-(xogreebnews.com-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada xisbiga KULMIYE, ee golaha wakiilada ayaa xukuumadda ku dhaliilay inay ku dhaqmayso arrimihii ay ka soo horjeedeen wakhtigii ay mucaaradka ahaayeen. Xildhibaan Siciid ayaa ah guddoomiyahaGudoomiyaha Xisbiga Ucid oo magacaabay Masuul sare oo Wakiil u noqon doona xisbigooda Socialist International iyo EU-daHargeisa(xogreebnews.com-warsaxafadeed soo gaadhay shabakadda warar ee xogreebnews.comoo u ku saxeexan yahay gudoomihaya xisbiga ucid kasoo lagu magacaabayMujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Hargeysa(Xogreebnews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii Siyaad Barre.Hargeysa(Xoriyonews)-Mujaahid Ibraahin…Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee CaaWarkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee CaaQaar Ka Tiran Shaqaalaha Shaybaadhka Cusbitalka Hargaysa Oo Eedeeyay Madaxa Shaybaadhka–Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa Isa Soo Taraaya Farao Galinta , Cabudhinta Uu Ku Hayo Madaxa Shaybaadka Cusbitalka Guud Ee Hargaysa Taas Oo Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Cusbitalka Hargaysa Ay Sida Finta Uga Qayliyeen IslaGudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka DenmarkHargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. |
|