Wararka

Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,

0 Visits: 821 | Tuesday December 10, 2013 - 21:08:07
Hargeysa(Xogreebnews)-Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne),ayaa ku baaqay in la taageero mudaharaadada uu xisbiga UCID ku baaqay, isla markaasna si adag looga hor yimaado xukuumadda haatan Picture12oo uu ku tilmaamay mid ka xun nidaamkii Siyaad Barre.Hargeysa(Xoriyonews)-Mujaahid Ibraahin…

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee Caa

0 Visits: 820 | Tuesday December 10, 2013 - 21:04:43
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com- Warkii Bulsho Tv Ee Caa

Read More »

Qaar Ka Tiran Shaqaalaha Shaybaadhka Cusbitalka Hargaysa Oo Eedeeyay Madaxa Shaybaadhka–

0 Visits: 958 | Tuesday December 10, 2013 - 20:57:10
Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa Isa Soo Taraaya Farao Galinta , Cabudhinta Uu Ku Hayo Madaxa Shaybaadka Cusbitalka Guud Ee Hargaysa Taas Oo Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Ka Hawl Gala Cusbitalka Hargaysa Ay Sida Finta Uga Qayliyeen Isla

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Denmark

0 Visits: 869 | Tuesday December 10, 2013 - 20:54:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark.

Read More »

MADAXDA XISBIGA UCID AYAA MAANTA LA HADLAY BOQOLAAL TAAGEERAYAASHA UCID AH OO HARGEYSA BANAAN BAX BALAADHAN KA SAMEEYEY.

0 Visits: 902 | Tuesday December 10, 2013 - 20:45:13
Hargaysa(Xogreebnews.com-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid ayaa maanta isku soo bax balaadhan ka sameeyey xarunta guud ee Xisbiga Ucid uu Kuleeyahay Magaalada hargaysa.

Read More »

Ciidamo Tiro Badan Oo Saaka Cagta Mariyey Xarunta Xisbiga UCID,Masuuliyiina Xabsiga U Taxaabay,Halka Kuwo Kalena La Garaacay

0 Visits: 898 | Tuesday December 10, 2013 - 20:40:42
Hargaysa(xogreebnews.com-Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Somaliland C/raxmaan Fooxle oo hor-boodaya Ciidanka RRU-da iyo ciidamo kale oo ka tirsan qaybaha Booliska ayaa saaka ku waaberiistay xarunta guud

Read More »

Weriye Siciid Maazim Axmed Cawaale Oo Soo bandhigay Sobobta keentay kacdoonka shaqaalaha wasaarada warfaafinta fariinna u diray Madaxweyne Silanyo.–

0 Visits: 912 | Tuesday December 10, 2013 - 20:38:06
Istanbul(xogreebnew.com-)Waxa dhamaan bulshada Somaliland beryahan dhagahooda ka badatay arinta ka taagan wasaarada warfaafinta somaliland oo gaadhay heer ay shaqaalihii

Read More »

Suxufiyiinta Somaliland oo Maalinta Xuquuqal Insaanka ku Soo bandhigay Afka oo ay soo Dubteen.

0 Visits: 776 | Tuesday December 10, 2013 - 19:54:07
Hargeisa--(xogreebnews.com-- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Maanta soo

Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay ka qeybgalaan Banaan-bax Salmiya oo lagu taageerayo xorriyatul-Qawlka iyo Saxaafada Somaliland oo maalinta beri oo Salaasa lagu qabanayo Xarunta Xisbiga

0 Visits: 779 | Monday December 09, 2013 - 21:43:17
Banaan-baxan la qabanayo maalinta beri ayaa waxa uu ku beegan yahay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Iinsaanka oo sanadkasta la xuso 10-December 2013-ka.

Read More »

Wasiir Cukuse oo qarka u saaran inuu Afka saaro Dariqii guuldarada ee Qasriga Madaxtooyadu Sheekh Samaale cagta u saaray!

0 Visits: 858 | Monday December 09, 2013 - 20:41:03
Hargeisa-(Xogreebnews)-Xoggo Qarannews ka soo heshay ilo wareedyo u dhuun daloola Qasriga Madaxtooyada ayaa tibaaxaaya in wasiirka wafaafinta Somaliland cagta la helay Wadadii la marsiiyey Wasiirka Maaliyada Sheekh Samaale ka dib markii Gafanayaasha Qasriga Madaxtooyadu derseen damiirkiisa qofnimo oo…

Read More »

Warkii Bulsho tv 9 12 2013

0 Visits: 804 | Monday December 09, 2013 - 20:36:46
Warkii Bulsho tv 9 12 2013

Read More »

Xukuumadda Somaliland ayaa damaanad dhexdeeda ah ku soo daysay afar Wariye oo todobaad u xidhnaa.

0 Visits: 839 | Monday December 09, 2013 - 17:57:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Samsam Cabdi Aadan iyo Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Fadxiya Fadxiya Jaahuur, ayaa Duhurnimadii Maanta Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa kala soo baxay suxufiyiintaasi,

Read More »

:Mucaaridka oo Ayaan-daro ku tilmaamay go’aanka xukuumaddu ugu diiday mudaharaadka

0 Visits: 1286 | Monday December 09, 2013 - 17:47:42
Hargeisa(xogreebnews.com-Labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo WADDANI, ayaa ku baaqay banaan bax salmi ah Maalinta Salaasadda ee ku beegan 10 Bisha December oo ah maalinta Xuquuqal Iinsaanka Adduunka.

Read More »

4 Suxufi oo u xidhan xukuumadda Siilaanyo oo Cuntadii ka Soomay.

0 Visits: 878 | Sunday December 08, 2013 - 19:54:02
Hargeysa(Xogreebnews)-_4 Suxufi oo u xidhan Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Maanta ka Soomay Cuntadii iyaga oo aan Wax cunta Cunin Habeen Hore ilaa Saaka oo Quracdii loo geyey aanay Cunin, waxanay Dadka Eheladooda ahi noo sheegen in maanta markii Qadadii loogeyey ay Ciidanka Xabsigu

Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Dalabkii Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Ku Saabsanaa Mudaharaadka Salmiga ah.

1 Visits: 781 | Sunday December 08, 2013 - 19:51:17
Hargaysa(Xogreebnews)Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaarada Arimaha gudaha somaliland C/Abokor Cismaan oo maanta shirjaraa,iid ku qabtay magaalada hargaysa ayaa waxa uu sheegay inaanay suuro gal ahayn in ay xisbiyada mucaaradku qabtaan mudaharaad taas uu ku sifeeyey in ay ciidanku

Read More »

Af-hayeenka Madaxtooyada oo Weji-gabax Kala Kulmay Hadhimo Uu Ku Sabaalaynayay Hawl-wadeennada SLNTV Ee Kasoo Hor-jeeda Maareeyahooda

0 Visits: 840 | Saturday December 07, 2013 - 21:59:01
Hargaysa(Xogreebnews)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa isku dayay inuu demiyo Kacdoonka Shaqaalaha TV-ga qaranku kala hor yimaadeen Maareeyahooda uu Wasiir Cukuse shaqada ka joojiyey, isla mar ahaantaana farriinta culus u diray Madaxweynaha.

Read More »

Madax Qaybeedyada Tv Qaranka Iyo Shaqaalaha oo ka Digay Helista Xaqood Maqan in loo Bedelo Xafiiltan Qabyaaladeed Soona dhaweeyay Dalabkii Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland

0 Visits: 812 | Saturday December 07, 2013 - 21:49:22
Hargaysa(Xogreebnews)Madaxda Waaxyaha Telefishanka Qaranka ayaa Bayaan ay galabta soo saareen waxay ku cadeeyeen inay u hogaansameen dalab uu u soo jeediyay Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland isla markaana ah Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici,

Read More »

Kooxdii uu Khadar Ali Gaas ku naasnuujin jiray Hantida danyarta Somaliland oo isku deyeya inay difacaan boobka xoolaha qaranka waa yaab.–

0 Visits: 834 | Saturday December 07, 2013 - 21:45:26
shaqada Koox ay horkacayso Salma sheekh oo Siilaanyo Ader u yahay ayaa saxaafada u soo diray qoraal ay ku beeninayaan qoraal kii ay hore madaxweynaha ugu direen in ka badan 45 Shaqale ah

Read More »

Siilaanyo iyo Cirro oo Hab maamuus Kala Duwan lagu kala martiqaaday iyo sumcad xumada ay somaliland ku Keenen.

0 Visits: 672 | Saturday December 07, 2013 - 21:36:08
Jig-jiga (Xogreebnews) Dawlada Federaalka Itoobiya ayaa la sheegay in ay guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland u soo dirtay martiqaad uu ku tagay Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo ka dhacaysa Jig-jiga.

Read More »

featured