Wararka

Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

0 Visits: 1976 | Friday December 06, 2013 - 11:03:23
Jabuuti(Xogreebnews)-Marwada Koowaad Ee Jam.Djabuuti ( Marwo Khadra Xayd )Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Marooyinka Kowaad Ee Qaarada Afrika Dhinaca Dadaalka ,Waxqabadka , Kartida.iyo xuquuqda aadanaha.

Read More »

Agaasimahii Musuq Maasuqaystaha Ahaa Ee Telefishanka Qarranka Laga Joojiyey Khadar Cali Gaas Oo Ay Wehelinayso Gabadh La Yidhaahdo Salma Sheekh Oo Madaxweyne Siilaanyo Adeer U Yahay Kana Timid Dalka Ingiriiska Oo Lacago Kaash Ah Ugu Qaybinaayey Maanta Shaqaalaha Telefishanka Si Ay Mawqifkoodii Uga Dabcaan Iyo Maareeye Ku Xigeenka Oo Loo Xil Saaray Hawshaasi

0 Visits: 1054 | Friday December 06, 2013 - 11:00:10
Hargeysa (Xogreebnews)—Fadeexadaha musuqmaasuq ee maareeyaha shaqada laga joojiyey ee televisionka qaranka Khadar Cali Gaas ayaa ah weli kuwo halkii ka sii socda kuwaas oo marba marka ka danbaysa iska soo daba dhacaya,waxaanay wararkii ugu danbeeyey sheegayaan in maareeyihii hore ee televisionka qaranka…

Read More »

War Deg Deg Ah: Nelson Mandela Oo Goor Dhawayd Geeriyooday Daawo Madaxweyne Jacob Zuma Oo Shaacinaya Dhimashadiisa

0 Visits: 849 | Friday December 06, 2013 - 10:58:29
Cape-Town, (Xogreebnews/Agencies):- Madaxwenaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa shaaca ka qaaday in goor dhawayn uu geeriyooday, hogaamiyihii la dagaalanka midab kala sooca dalkaas, ahaana madaxwenihii hore ee dalka Koonfur Afrika

Read More »

Sanad Guurada Koowaad ee Ka Soo Wareegtay Maalintii Ciidamada Boolisku Ay LaayeenQaar Ka Mid Ah Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor iyo FariintaGuddoomiyaha Ururkaasi Uu Ku Soo Beegay

0 Visits: 685 | Friday December 06, 2013 - 10:53:37
Hargeysa(Xogreebnews) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaaguud ahaanba shacabka reer Somaliland, eheladii ay ka dhinteen iyotaageereyaasha urur siyaasadeedkaasi ka tacsiyadeeyay sanad guuradii Koowaad eeka soo wareegtay Maalintii ay geeriyooday qaar ka mid ah taageereyaasha…

Read More »

Kalafadhigii Shanaad Ee G.Deegaanka Dagamada Berbera Oo Ku Bilaabmay khilaaf Ka Dib Markii Kalafadhigii Isku Badalay Shir-jaraa’id Iyo Xildhibaano Ka Biyo Diidey Marin Habaabinta Kalafadhiga–

0 Visits: 806 | Thursday December 05, 2013 - 21:37:56
Berbera(Xogreebnews)-Waxaa Maanta La Filaayay Inuu Si Rasmi Ah U Bilaabmo Kalafadhigii Shanaad Ee Golaha Deegaanka Dagmadda Berbera Ka Dib Markii Uu Dib U Dhac Badan Ku

Read More »

Macalin L'aanta ka jirta Dugsiyada sare ee Gobolka Saaxil iyo cabashooyinka iyo muda-haraadyada isa soo taraaya ee ardeyda fasalada 4aad ee Berbera.

0 Visits: 723 | Thursday December 05, 2013 - 21:32:27
London(Xogreebnews)-Xaq-darada ka jirta gobolka Saaxil iyo baahiyaha waxbarasho ee is-barkan ee ka taagan guud ahaan gobolada bariga Somaliland. bal-aynu is-yara dul-taagno Gobolka Saaxil . Gobolka Saaxil oo ah Gobolka ugu dhaqaalaha badan S/land, Gobolka canqariya ee Mas-ruufa Xukuumada S/land, Waxaa…

Read More »

Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan. Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan iyo Qol Aan Nadaafadiisu Wanaagsaneyn oo Lagu Xidhay .

2 Visits: 831 | Thursday December 05, 2013 - 21:30:37
Hargeysa(Xogreebnews) Makamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Ruman 7Cisho ah u dirtay koox Suxufiyiin ah oo ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo dhawaan xidhay,

Read More »

Munaasibad Lagu Soo Beegay Sanad Guurada Koowaad Ee Ka Soo Wareegtay Xasuuqii Ay Xukuumadu U Gaysatay Taageerayaashii Xaqsoor Oo Maanta Loo Qabtay Xubno Aan Heshiis Cad La Galin Xukuumada/Xisbigeeda Oo Sheegay Inay Ku Biireen Kulmiye iyo Buuq iyo Qaylo Ka Dhalatay Xafladaasi.

0 Visits: 659 | Thursday December 05, 2013 - 21:26:59
Hargeysa(Xogreebnews):-masuuliyin ka mid ah xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta munaasibad aan dhaafsiinayn soo dhawayn u sameeyey xubno ka mid ah ururka Xaqsoor.

Read More »

Jaaliyadda Reer Somaliland ee Toronto oo si weyn u cambaareynaysa,is hortaagii safarkii madaxda Ucid ee gabiley.–

0 Visits: 806 | Thursday December 05, 2013 - 21:24:05
Toronto(Xogreebnews)-Waxaan idinku wada salaamay salaanta islaamka dhammaantiin,yar iyo weynba.anigoo markale ku hadlaya magaca dhammaan waxgaradka,culimada,aqoonyahanada,

Read More »

Shaqaalaha TV-ga Qaranka oo Cod Dheer Ku Soo Bandhigay Fadeexado Ehel U Noqday Maareeyihii Shaqadda Laga Joojiyay, Baaqna u Diray Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 859 | Thursday December 05, 2013 - 21:20:22
Hargeysa(Xogreebnews)-Madax-qeybeedyadda kala duwan iyo Barnaamij soo saareyaasha TV-ga Qaranka ayaa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u gudbiyay Tallo-nasteex ah oo ay kaga dalbanayaan inuu ka dul-qaado ayax aan waxba reebayn oo ku habsaday Maamulka TV-ga

Read More »

Baaq Lagu Taageeray Shirka Talo Qaran Oo Ka Soo Baxay Dhalinyaro iyo Aqoon yahan Reer Hargeysa ah.

0 Visits: 847 | Thursday December 05, 2013 - 21:11:54
Anagoo ah muwaadiniin u dhalatay Jamhuuriyada Somaliland ee xaqa ah , markaanu aragnay xaalada dalku marayo markaanu aragnay muhiimada iyo baahida loo qabo in laga doodo oo waliba si fiican wax layskaga waydiiyo waxyabaha ayka midka yihiin horumaka dalka sida caafimaadka, wax barashada, biyo ah, abaaraha…

Read More »

Mujaahid Cali gurey ayaa si Kulul U Naqdiyey Cadaalad Darada Xukuumada Siilaanyo Dalka Ka Wado.

0 Visits: 829 | Wednesday December 04, 2013 - 17:31:26
Hargeysa(Xogreebnews)-Fadeexdii HUBAAL iyo garsoorkii la wada dhawrayay waxay ku soo biyo shubatay in aan wax dembi ah oo dhacay jirin wixii dhacay na aanu wax ka soo qaad lahayn. Ninkii askariga ahaa ee arinta u xidhnaa wuxu noqday nin lagu gefay oo muddo todoba bilood ah ku xidhnaa cadaalad darro.…

Read More »

Faallo Gabiley ma VISA loo qaataa (Amina Werisna waxaan leeyay walee waad iska qaseysaaye Khadija Macalin Afadii Afweyne cidina kama xoog weyneen)

0 Visits: 707 | Wednesday December 04, 2013 - 17:16:25
Haregysa(Xogreebnews)-Subxaan… Waa wax aad looga xumaado in isbaaro yinkii faqash ta oo kale maanta la istic maalo oo loo diido muwaadiniin in ay galaan magaalada Gabiley. Shuucigii burburay ayaan dadku magaalo u bixi kari jirin ilaa uu warqad fasax soo qaato. Iminka oo aynnu mareyno 2013 na Gudoomiyihii

Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Xukuumaddu Ka Horjoogsatay Gobolka Gabiley Inay Tagaan DAAWO SAWIRADAN.

0 Visits: 672 | Wednesday December 04, 2013 - 16:54:54
Hargeysa(Xogreebnews)-Saraakiisha ciidanka hogaaminayey ayaa diiday inay wax faahfaahina ka bixiyaan sababta ay u horjoogsadeen Weftiga Xisbiga UCID "Lug kuma geli kartaan, baabuurtiinana kuma mari kartaan, amar naga sareeya weeyaan ee iska noqda"

Read More »

War-Saxaafadeed (Xisbiga Ucid Oo Si Kulul U Canbaareynaya Wariyayaasha La Xidh Xidhey

0 Visits: 801 | Tuesday December 03, 2013 - 21:30:22
HARGEYSA(Xogreebnews)Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahey 03/12/2013 uu war Saxaafadeed uu si kulul ugu Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah ee loo geestey Wariyayaal Si Salmiya U Muujinayey Cabasho Ay Ka Qabaan Nin Horaantii Sanadkan Soo Weeraray Wargeyska Hubaal…

Read More »

Taageeris Shirka Talo Qaran Beesha Dagta Gobolka Saraar Cabdiraxmaan Muuse....–

0 Visits: 875 | Tuesday December 03, 2013 - 21:26:12
Caynaba{Xogreebnews} Beesha Cabdiraxmaan Muuse oo taageertay Shirka Talo-qaran ee Xisbiyadda Mucaaridku Ku dhawaaqayn, Beesha oo si wayn uga Cabanaysa Maamulka Xukuumadda Axmed Maxamed Siilaanyo uu Gadhwadeenka ka yahay.

Read More »

Tolow yaa loo dacwoodaa? “Xaqiiqdii xadhigayga”

0 Visits: 1086 | Tuesday December 03, 2013 - 20:48:33
Hargeysa(Xogreebnews)-magacaygu waa C/Xakim Mohamed Gulled kuna Magac dheer "Cawaale", waxaan ahay maamulaha xafiiska cashuuraha berriga gobalka Saaxil, waxaan ku jiray xabsiga dhexe ee Berbera mudo ka badan afar bilood, sidaa awgeed anigoon jaclayn hadana waxaana doonayaa inaan warbixin yar ka bixiyo…

Read More »

TV-ga Xukumada Siilanyo (SLNTV) maamusho oo Hantidhawr la geliyey iyo Maareeyihii TV-ga oo musuqmaasuq lagu xidhiidhiyey ,xafiiskiisana baadhis ka socoto

0 Visits: 800 | Tuesday December 03, 2013 - 20:40:01
Hargeisa-(Xogreebnews)-Hantidhawraha Guud ee Somaliland Maxamuud Aw-cabdi (Maxamuud Dheere) ayaa saaka baadhis ka bilaabay xafiisyada maamulka lacagta ee TV-ga xukumada Siilanyo maamusho ee la yidhaahdo SLNTV.

Read More »

Marwo Faadumo Siciid Oo Si Sharci Daro Ah Xukuumada Siilaanyo Uga Hor-joogsatay Inay Mashaariic Dhinaca Dhalinyarada ah Ka Soo Furto Gabiley Awgeed.

1 Visits: 838 | Tuesday December 03, 2013 - 20:36:04
Hargeysa (Xogreebnews)- Guddoomiyaha ururka Wadaniga ah ee Ururka Odxa Marwo Faadumo Siciid ayaa sheegtay in maamulka Gobolka Gabiley ay ka hor joogsadeen in labada lugood dhigto Magaaladaasi. Marwo Faadumo Siciid oo sida ay goor dhaweyd u sheegtay Hadhwanaagnews qorshaynaysay safar ay ku tagto

Read More »

Xukuumada Oo Xadhig Dhigtay 4 Wariye Oo uu Ku Jiro Tifatiraha Shabakada Xogreebnews,Kadib markii Maanta Mudaharaad Salmi ah Ah Ka Samaynayey Cabasho Ay Qabaan Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal.

1 Visits: 823 | Tuesday December 03, 2013 - 20:30:46
Hargeysa(Xogreebnews):-xukuumada Siilaanyo ayaa saaka xabsig dhigtay afar wariye oo ka mid ah wariyayaasha ka hawl gala warbaahinta madaxa banaan ee somaliland.

Read More »

featured