Wararka

Wasiir Cukuse Oo Guuldaro Kala Soo Carraabay Madaxtooyada Kadib Markii U Shalayto Iska Baadh-baadhay Awood Annu Lahayn

1 Visits: 960 | Monday December 02, 2013 - 21:18:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka warfaafinta iyo wac-yigelintaa ayaa maalintii shalay iska baadh-baadhay awood annu lahayn taaso oo u sheegay in u shaqaadi kagaga joojiiyay maareeyaha Tv-ga qaran ayaa la sheegay in waji-gabax kala kulmay dhinaca qasriga madaxtooyada,kadib markii u shalayto ashkaato

Read More »

Warkii Bulsho tv 2 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

0 Visits: 873 | Monday December 02, 2013 - 20:35:10
Warkii Bulsho tv 2 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

Read More »

Ma Dhabaa Inuu Xadhkaha Soo Goostay Libaaxii Wasiir Waran-cadde Iyo Werwerka Shacabka Reer Hargeysa La Soo Darsay Labadii Habeen Ee U Dambeeyey.

0 Visits: 843 | Monday December 02, 2013 - 20:26:04
Hargeysa (xogreebnews.com-- Dadweynaha reer Hargeysa, ayaa si weyn isula dhexmaraya hadal hayntiisa soo goosasho uu xadhkaha soo goostay mid ka mida Libaax-yadda uu leeyahay Wasiirka arimaha guddaha ee Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde ee ku xaraysan beerta uu ku leeyahay bariga magaalada Hargeysa.

Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Dibloomaasi Sare Maxamed Cali Cabdi Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taaganyahay Buuxinta Jagadaasi.

0 Visits: 818 | Monday December 02, 2013 - 19:37:03
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirweynihiisii koobaad ku qabsaday dalweynaha ingiriiska magaalada Birmingham, shirkan oo sannadkiiba mar ka qabsooma carriga ingiriiska ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta ugu sarsaraysa xisbigaasi oo ay ka mid

Read More »

Shirwaynihii 1-aad Ee Xisbiga Waddani UK Oo ka Dhacay Magaalada Birmingham

0 Visits: 874 | Monday December 02, 2013 - 19:18:02
Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkan oo si mug leh loo soo agaasimay ayaa ku qabsoontay xarunta Royal Suite Banqueting Palace oo ah madal qurxoon (VIP) ayaa ilyartu is qabatey. Waxa shirka kasoo qayb galay siyaasiyiin miisaan Waxa xalay (30 Nov) ka dhacay magaalada Birmingham ee carigan UK xaflad ay si…

Read More »

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Laantiisa Finland Mr. Suldaan Siciid Axmed Oo Maanta Warbaahinta uga Waramay Socdaal Hawleed Uu Dalka Ku Joogay

0 Visits: 778 | Monday December 02, 2013 - 19:05:22
Hargeysa(Xogreebnew.com-)- Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Laantiisa Findland Mr. Suldaan Siciid Axmed oo in mudaaba ku sugnaa dalka ayaa waxa uu maalmahan u danbeeyey ku hawlana dardar galinta hawlaha xisbiga ee kala duwan isagoo isla markaana kulamo kala du-duwan la qaadanayey dhamaan…

Read More »

WAR-GELIN MUHIIM AH:MUDAHARAAD SALMI OO LAGU DIIDAN YAHAY TACADIIGI LO GEYSTAY WARGEYSKA HUBAAL

0 Visits: 823 | Monday December 02, 2013 - 19:00:12
Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) Waxa uu ku Wergilanayaa Dhammaan Qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo kala ah labada Xisbi mucaarad ee Qaranka UCID iyo WADANI, Xildhibaanada labada Gole Qaran, Wakiilada iyo Guurtida, Dhallinyarada ku hana qaaday

Read More »

“Waxaa muhim ahayd in hawshan baarlamaaniga ah ee aan hore loo arag loo maareeyo si waafaqsan dastuurka KMG ah iyo nidaamka iyo xeer-hoosaadka u degsan baarlamaanka”, ayuu yiri.Nicholas Kay,

0 Visits: 780 | Monday December 02, 2013 - 18:56:01
Muqdisho(xogreebnews.com--Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa ammaan u soo jeediyay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ee jagada ka degaya, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, wuxuuna tilmaamay kaalinta mas'uulnimada leh ee Baarlamaanka

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Uu Baarlamaanku Codka Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadda Somaliya

0 Visits: 828 | Monday December 02, 2013 - 18:49:44
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud aya asoo dhaweeyay go,aankii uu baarlamaanka soomalaiya codka kalsoonida uu kala laabtay xukuumadda uu hogaamiyo ra'iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya Oo Codka Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadii R/Wasaare Saacid

0 Visits: 871 | Monday December 02, 2013 - 18:42:48
Muqdisho(xogreebnews.com--Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya, ayaa waxay galabta codka kalsoonida kala laabteen Xukuumada Raa'isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Read More »

codka kalsoonida ee R/W Saacid oo billaabatay iyo Xildhibaanada oo tira koob ku socdo

0 Visits: 839 | Monday December 02, 2013 - 15:02:03
Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa soo gaba gabowday doodii saddexda maalmood ee Baarlamaanka ka lahaa mooshinka kalsooni kala noqoshada, iyadoo haatan ay bilaabatay codeynta loo qaadayo Ra'iisul Wasaaraha.

Read More »

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Shaqadii Wasaarada Deegaanka Ku Qabsaday.

0 Visits: 915 | Sunday December 01, 2013 - 20:48:50
Hargeysa(Xogreebnews)-wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sida la og yahay waxaab uu mashruuc uu koox ganacsato ah kaga qaatay banka loo yaqaano AROORI iyo Dadkii reer guuraaga ahaa oo cabasho xoogan ka muujiyey qabsashada seeraha AROORI

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SIDI CAADAADA U AHAYD BILLAABAY DHAGAX-DHIGII LAGA RAACAY DAAHIR RAAYAALE

0 Visits: 927 | Sunday December 01, 2013 - 20:48:08
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa gobolka gabiley maalintii labaad ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo ay dawlada hoose ee gabiley ka fulisay gobolka gabiley kuwaas oo kala

Read More »

Warkii Bulsho tv 1 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

0 Visits: 718 | Sunday December 01, 2013 - 20:35:55
Warkii Bulsho tv 1 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ugu magac-daray Marxuum Axmed Qeybe.

0 Visits: 820 | Sunday December 01, 2013 - 19:07:28
Mogadishu(xogreebnedws.com-—Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La joojiyo dagaalada Ka Jira Degmada Taleex Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Wali Ka Aamusan

0 Visits: 816 | Sunday December 01, 2013 - 19:01:54
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka jira gobollada dalka gaar ahaan Sanaaag iyo Sh/dhexe.

Read More »

Boqor Buur-madow Iyo Wasiir Waran-cadde oo Shalay Madaxtooyadda Dhexdeeda Lagu Kala Guntaday

0 Visits: 968 | Sunday December 01, 2013 - 16:20:47
Hargeysa (xogreebnews.com- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid ah Madax dhaqameedka Somaliland ee Waayadan dembe gacan saarka la leh Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inuu Aflegaado Qaawan kula kala Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde

Read More »

Wasiir Cukuse oo maanta awoodiisa Wasiirnimo tijaabiyey,Maareeyihii TV-ga oo wareegto iskumida lagu wada magacaabayna shaqadii ka joojiyey.

0 Visits: 823 | Sunday December 01, 2013 - 16:15:52
Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Shaqadii ka joojiyey Mareeyaha TGV-ga xukumada siilanyo maamusho ee SLNTV Khadar Cali Gaas.

Read More »

Warkii Bulsho tv 30 11 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

0 Visits: 861 | Saturday November 30, 2013 - 20:56:19
Warkii Bulsho tv 30 11 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

Read More »

Barnaamijka Hal Adeyg Uur Cade 24 11 2013-xoghayaha guud waddani By Kurase

0 Visits: 776 | Saturday November 30, 2013 - 20:52:47
Barnaamijka Hal Adeyg Uur Cade 24 11 2013-xoghayaha guud waddani By Kurase

Read More »

featured