Wararka

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya Oo Codka Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadii R/Wasaare Saacid

0 Visits: 876 | Monday December 02, 2013 - 18:42:48
Muqdisho(xogreebnews.com--Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya, ayaa waxay galabta codka kalsoonida kala laabteen Xukuumada Raa'isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Read More »

codka kalsoonida ee R/W Saacid oo billaabatay iyo Xildhibaanada oo tira koob ku socdo

0 Visits: 844 | Monday December 02, 2013 - 15:02:03
Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa soo gaba gabowday doodii saddexda maalmood ee Baarlamaanka ka lahaa mooshinka kalsooni kala noqoshada, iyadoo haatan ay bilaabatay codeynta loo qaadayo Ra'iisul Wasaaraha.

Read More »

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Shaqadii Wasaarada Deegaanka Ku Qabsaday.

0 Visits: 918 | Sunday December 01, 2013 - 20:48:50
Hargeysa(Xogreebnews)-wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sida la og yahay waxaab uu mashruuc uu koox ganacsato ah kaga qaatay banka loo yaqaano AROORI iyo Dadkii reer guuraaga ahaa oo cabasho xoogan ka muujiyey qabsashada seeraha AROORI

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SIDI CAADAADA U AHAYD BILLAABAY DHAGAX-DHIGII LAGA RAACAY DAAHIR RAAYAALE

0 Visits: 934 | Sunday December 01, 2013 - 20:48:08
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa gobolka gabiley maalintii labaad ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo ay dawlada hoose ee gabiley ka fulisay gobolka gabiley kuwaas oo kala

Read More »

Warkii Bulsho tv 1 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

0 Visits: 721 | Sunday December 01, 2013 - 20:35:55
Warkii Bulsho tv 1 12 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ugu magac-daray Marxuum Axmed Qeybe.

0 Visits: 825 | Sunday December 01, 2013 - 19:07:28
Mogadishu(xogreebnedws.com-—Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La joojiyo dagaalada Ka Jira Degmada Taleex Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Wali Ka Aamusan

0 Visits: 819 | Sunday December 01, 2013 - 19:01:54
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka jira gobollada dalka gaar ahaan Sanaaag iyo Sh/dhexe.

Read More »

Boqor Buur-madow Iyo Wasiir Waran-cadde oo Shalay Madaxtooyadda Dhexdeeda Lagu Kala Guntaday

0 Visits: 972 | Sunday December 01, 2013 - 16:20:47
Hargeysa (xogreebnews.com- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid ah Madax dhaqameedka Somaliland ee Waayadan dembe gacan saarka la leh Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inuu Aflegaado Qaawan kula kala Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde

Read More »

Wasiir Cukuse oo maanta awoodiisa Wasiirnimo tijaabiyey,Maareeyihii TV-ga oo wareegto iskumida lagu wada magacaabayna shaqadii ka joojiyey.

0 Visits: 827 | Sunday December 01, 2013 - 16:15:52
Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Shaqadii ka joojiyey Mareeyaha TGV-ga xukumada siilanyo maamusho ee SLNTV Khadar Cali Gaas.

Read More »

Warkii Bulsho tv 30 11 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

0 Visits: 864 | Saturday November 30, 2013 - 20:56:19
Warkii Bulsho tv 30 11 2013 SI TOOSA UGA DAAWO XOGREEBNEWS.COM WARKII CAAWA

Read More »

Barnaamijka Hal Adeyg Uur Cade 24 11 2013-xoghayaha guud waddani By Kurase

0 Visits: 780 | Saturday November 30, 2013 - 20:52:47
Barnaamijka Hal Adeyg Uur Cade 24 11 2013-xoghayaha guud waddani By Kurase

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO BILLAABAY OLOOLE U COD KAGAG DOONAAYO REER GABILEY,SHAHAADOOYINA GUDOONSIYAY ARDAYDA JAMACAADA TIMA-CADDE

0 Visits: 953 | Saturday November 30, 2013 - 20:43:44
Gabiley(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo ayaa saka socdaal tuhuunno dhaliyay saaka ugu anba-baxay magaalo madaxda gabiley kasoo ujeeedaadisa lagu sheegay in tahay oloole,madaxweyna ayaan reer gabiley ay ka tirsanaayeen godob siyaasadeed tan iyo markii u

Read More »

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Cambaareeyay Weerarka Puntland Kusoo Qaaday Degmada Taleex, Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyona Ku Eedeeyay In Ay Iska Nabayso Dhibka Shacabkeeda la-laayay

0 Visits: 759 | Saturday November 30, 2013 - 20:29:28
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay in ay faro gelin iyo waliba xasuuq ka geysteen Degmada Taleex ee Somaliland.nWaxa uu maamulkaasi ugu baaqay in ay ciidamadooda kala baxaan degamada Taleex oo ay dad rayid ah ku laayeen kana tirsan Somaliland.

Read More »

Maayirka Burco Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Dagaal Gacan ka Hadali Dhexmari Gaadhay Maalintii Shalay Kadib markii Wado Fashilaada Oo Shacabka Reer Burco Aad Uga Biyo Diiden Dhagax La Dhigay

0 Visits: 681 | Saturday November 30, 2013 - 20:24:46
Burco(xogreebnews.com)- Maayirka Burco Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Dagaal Gacan ka Hadali Dhexmari Gaadhay Maalintii Shalay Kadib markii Wado Fashilaada Oo Shacabka Reer Burco Aad Uga Biyo Diiden Dhagax La Dhigay .

Read More »

DAWLADDA KHILAAFKA LA WALAAL AH EE SOMALIYA OO TACSI LOOMA FADHI AH U DIRTAY DADKII DAGAALADA TALEEX KU DHINTAY IYO SOMALILAND OO DAAWANYSAA

0 Visits: 841 | Saturday November 30, 2013 - 20:21:26
Muqdishu, (xogreebnews.com- Ra?iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool.

Read More »

Suldaan Cali Saleebaan oo Qaylo-xooggan ka jeediyey Xaafado ka tirsan magaalada Berber oo biyo-la'aan looga qaxay–

0 Visits: 855 | Saturday November 30, 2013 - 20:16:53
Berbera (xogreebnews.com )- Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil oo dhowr todobaad ka hor Roobab Mahiigaan ah oo dalka ka da'ay ay ku keenaan Daadad khasaare kala duwanna soo gaadhsiiyey qaybo ka mid ah magaalada, qoysas badanna ka barakiciyey hoygooda, ayaa

Read More »

KAAF IYO KALA-DHEERI: Xukuumadda Somaliland sideebay u kala Qiimaysay Prof Axmed I. Samater iyo Marxuum Axmed Aadan Qaybe–

0 Visits: 1269 | Saturday November 30, 2013 - 20:13:53
London(xogreebnews.com) Xukuumada Somaliland ee uu hogaaminaayo madaxweyne Siilaanyo ayaa ah Xukuumadii ugu horeysey ee Si aan lafileyn ukala qiimeysa Shaqsiyaad taariikh wacan kule Somalilnad iyo kuwo aan wax yeelo mooyee iyo mijo xaabinta Qaranka utaagnaa iyadoo kula

Read More »

Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Guddomiye Cirro Oo Madaxtooyada Gelisay Dareen Ka Duwan Midkii Ay Hore U Qbeen

0 Visits: 836 | Saturday November 30, 2013 - 20:09:21
Hargaysa(xogreebnews.com)-Soo dhawayntii guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna guddoomiyaha Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) loo sameeyay Arbacadii waxa ay banaanka soo dhigtay laba qodob oo siyaasiya, kuwaas oo dadka qaar u muuqday, kuwo

Read More »

Xukumada Siilanyo oo xabsiga Hargeysa u dhaadhicisay 10 Oday oo ka soo kala jeeda Beelaha Ciise iyo Gadabursi +sababaha xadhigooda lagu xidhiidhiyey!.

0 Visits: 825 | Saturday November 30, 2013 - 08:12:27
Saylac-(xogreebnews.com--Wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland Cabdillaahi Abokor ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan 10 Oday oo ka soo kala jeeda beelaha Ciise iyo Gadabuursi oo muran degaan dhex oogan yahay.

Read More »

Halkuu Ku Danbeeyay Eedaysanihii Loo Hayay Weerarkii Wargeyska Hubaal?

0 Visits: 1090 | Friday November 29, 2013 - 22:11:39
Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa doraad khamiistii damiin ku sii daysay eedaysane Axmed Xassan Xaashi (Yaanyo) oo hoggaaminayay weerar argagixiso oo laba nin oo boolis ahi goor saq-dhexe ah ku mireen xarunta Wargeyska madaxabanaan ee Hubaal.

Read More »

featured