Wararka

Khilaaf Saddeex Geesood Ah Oo Ka Dhex-Dillaacay Wasaradda Warfaafinta iy Gacan Ka Hadal Dhex Mari-Gaadhay Wasiirka Iyo Agaasimaha

0 Visits: 991 | Friday November 29, 2013 - 21:12:40
Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaaf saddeex geesood ah,ayaa ka dhex -dilaacay wasaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta kasoo u dhaxeeya masuulinta wasaradaas ugu sareeya,oo ka kooban

Read More »

WARKII Bulsho tv 28 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM WARKII Bulsho tv 28 11 201

0 Visits: 863 | Friday November 29, 2013 - 20:16:26
WARKII Bulsho tv 28 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM WARKII Bulsho tv 28 11 201

Read More »

GUDOOMIYE KU XIGEENKA WADDANI OO KULAANO DAREENO KU ABUURAY XUKUUMMADA KA WADAA BOORAMA

0 Visits: 949 | Friday November 29, 2013 - 19:21:52
Borama(xogreebnews.com-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbi mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed Oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa shalay galab soo galay Magaalada Boorama oo uu in mudo ah ka maqnaa.

Read More »

Musharax ku xigeenka jagada Madaxweynenimada ee Xisbiga UCID Oo Lagu Soo Dhaweeyay dalka Maraykanka

0 Visits: 804 | Friday November 29, 2013 - 19:17:45
Musharax ku xigeenka jagada Madaxweynenimada ee Xisbiga UCID Oo Lagu Soo Dhaweeyay dalka Maraykanka

Read More »

Shacabka Reer Burco Oo Canbaareyay Fashilkii Iyo Wadadii Beenta Ahayd Ee maayir ku Xigeenka Iyo Qaar Ka mid Ah Xildhibaanada Burco Dhagaxa Dhigeen Kuna Tilmaamay Fashalkii Uu Horeeyay Ee Dawlada Hoose .

0 Visits: 833 | Friday November 29, 2013 - 19:14:44
Burco(xogreebnews.com)- Shacabka Reer Burco Oo Canbaareyay Fashilkii Iyo Wadadii Beenta Ahayd Ee maayir ku Xigeenka Iyo Qaar Ka mid Ah Xildhibaanada Burco Dhagaxa Dhigeen Kuna Tilmaamay Fashalkii Uu Horeeyay Ee Dawlada Hoose ee Burco .Dadwaynaha ku dhaqan Degmada Burco ee gobolka togdheer ayaa aad u…

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo dagaalka Puntland ku qabsatay Taleex kaga mashquulsan Mucaaradkeeda

0 Visits: 810 | Friday November 29, 2013 - 19:11:37
Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaan illaa hadda wax talaabo ah ka qaadin dagaalka ay Puntland Maleeshiyadii Khaatumo kaga qabsatay Degmadda Taleex oo ka tirsan Gobolka Sool, iyadoo ay muuqato in Maamulka Puntland si rasmi ah ula wareegay.

Read More »

koox ay xukuummadu soo abaabushay oo hanjabaad u diray labada xisbi iyo madaasha

0 Visits: 863 | Friday November 29, 2013 - 19:08:36
Burco(xogreebnews.com ):--Dadwaynaha reer togdheer ayaa aad Uga soo hor jeestan shirka Qaran ee ay xisbiyada mucaaridka ah ucid Iyo wadani ku baqeen in Magalada Burco lagu qabto

Read More »

Si ay Bulshadu u Dareento In ay Wax-wada qabsi Hoggaan Toosan leh Horumar ku gaadhi karto, Waxaa Tusaale u ah Hirgalinta Jidka Hargeysa iyo Berbera”.

0 Visits: 850 | Thursday November 28, 2013 - 19:59:22
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi cali xaaji xasan ayaa qoraal u soo dhigay bogga u ku leeyahay qoraal kagag warmmaayo wax-qabadka xukuumadda wadooyin

Read More »

Hambalyada Iyo Salaamaha 28 11 2013 BULSHO TV

0 Visits: 960 | Thursday November 28, 2013 - 19:45:02

Read More »

Gudoomiyaha komishanka qaranka Gobolka Awdal Mudane Rashiid Xirsi Cali ayaa maanta eedayn culus kula dulkufay maamulka Gobolka Awdal oo uu sheegay in ay xafiiskii ay gobolka Awdal ku lahaayeen ku wareejiyeen ururka Haweenka qaranka Ee Now iyada oo aan laga soo wargalin.

0 Visits: 906 | Thursday November 28, 2013 - 19:41:06
borama(xogreebnews.com-Gudoomiyaha oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay shabakadan Caalamiga ah Ee BooramaOnline isaga oo ku sugan magaalada Boorama Ayaa waxa uu yidhi"Saaka uunbaan xafiiskii tag is idhi waxaanan ka arkay wax lala yaabo oo ah xafiiskaygii Gobolka

Read More »

Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Xisbiga UCID Ugu gudbinaaya Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 859 | Thursday November 28, 2013 - 16:20:10
Waxaanu kula socodsiinaynaa Mudane Madaxweyne inuu Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade uu ka sii daayay warbaahinta waraysi dhabar jab ku ah hab-dhaqanka siyaasada dalka oo uu dusha uga tuuray xisbiyada mucaaridka ah ee qaranka.Waxayna noqotay lama filaan iyo u qaadan-waa.Nuxurka…

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inaanay Qorshaha Ugu Jirin Inay Mustaqbalka Dhow Qunsuliyad Ka Furato Caasimadda Hargeysa

0 Visits: 761 | Thursday November 28, 2013 - 16:16:18
Hargeysa(xogreebnews.com--Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay qorshaha ugu jirin inuu qunsuliyad ka furto Somaliland, waxase uu sheegay inay todobaad walba safar ku yimaadaan.

Read More »

Hogaanka Kulmiye Oo Hadalo Is-Burinaya Ka Soo Saaray Go’aankii Saleebaan

0 Visits: 875 | Thursday November 28, 2013 - 16:10:21
Hargeysa(xogreebnews.com-Hogaanka Kulmiye gaar ahaan Guddoomiyaha Muuse Biixi Cabdi iyo Xoghayaha Guud ayaa soo kala saaray go'aamo is burinaya oo Bulshada Jahawareer ku abuuray, kuwaas oo ka dhashay go'aamadii uu Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu ka soo saaray shirweynaha Xisbiagaasi.Guddoomiyaha Xisbiga

Read More »

Kulmiye Indho La”aantii Wuxuu Ku Darsaday Maamul Xummo Bahsan ,Milicso Doodi Qaran 2006 Ee Labada Xisbi

0 Visits: 867 | Thursday November 28, 2013 - 10:00:19
Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumaddii ka dhalatay xisbiga kulmiye ayaa noqotay mid ilowday dariiqi ay hore usoo qaadi jirtay,xilligii ay ahaayeen mucaaridka kuwaaso ku tallaabsan jirtay falal anay u goolaan shurucda dalka

Read More »

Wasiirka Warfaafinta iyo Wefti uu hoggaaminayo oo dalka Itoobiya kala soo kulmay Weji-gabax Karaamo-dhac ku ah Qaranimada Somaliland

0 Visits: 855 | Thursday November 28, 2013 - 07:53:39
London (xogreebnews.com- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdilaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) oo

Read More »

WARKII Bulsho tv 27 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM

0 Visits: 774 | Wednesday November 27, 2013 - 20:22:41
WARKII Bulsho tv 27 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Aan Kala Hadhlahayn Loo Soo Dhaweeyay, Kana Hadlay Shirka Dooda Qaran, Guddoomiyaha Kulmiyana Ku Tilmaamay Nin Farxad Haysay Dartii Aragii Iyo Maqalkii Tabcaan Ka Noqdeen.

0 Visits: 784 | Wednesday November 27, 2013 - 19:49:32
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cirro) ayaa si balaadhan ay goroonka diyaaradaha ee Cigaal Internnational

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Bartii Kantaroolka Ee Airport-ka U Soo Rartay Ambasadoor Agtiisa Iyo Dadweynihii Dhoofayay Oo Halkaas Ka Lugeeyay

0 Visits: 821 | Wednesday November 27, 2013 - 19:46:59
Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumada Somaliland ayaa saaka dadweynihii ka dhoofayay garoonka diyaarada Magaalada Hargeysa ee Cigaal international ka horjoogsatay inay gaadiidkooda ku dhaafaan barta kantaroolka ee u dhaw hotelka Abassador ka dib markii ay

Read More »

Banaabaxayo laga qabanqaabinayo Wadanka Ingriiska oo ka dhan ah Xukumada Siilaanyo.

0 Visits: 833 | Wednesday November 27, 2013 - 19:38:34
Waxaana la is la qaatay in la qabanqaabiyo banaabaxyo ka dhan ah xukumada siilaanyo bisha December 10keeda , banabaxyadaas oo dawlada Uk iyo beesha caalamka lagu tusi doono sida xukumadii shacabku soo doorteen ee siilaanyo ay u afduubtay masiirkii Ummadda iyada oo ku

Read More »

Suldaan Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Galaal) oo Ka Mid Haldoorka Dhaqanka Somaliland ayaa Si Kulul u Dhaliilay Dhaqanno Cusub oo waayadan Dambe Lagu Arkay Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 735 | Wednesday November 27, 2013 - 19:34:22
Suldaan Galaal ayaa Hadlka Waran-cadde ku tilmaamay mid ku soo baxay ka fiirsasho la'aan ku soo baxay oo aan laga baaraandegin dhibaatada uu hadalkaasi keeni karo, "Ina waran-caddow waxad tidhi Lacag lagu

Read More »

featured