Wararka

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Dhul-gariir Ah U Samaynaysa Guddoomiyahooda Iyo Xukuumadda Oo Heegan Culus Galisay RRU Iyo SPU-da

0 Visits: 807 | Wednesday November 27, 2013 - 16:30:38
Hargaysa (xogreebnews.com--Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani iyo gaashaanbuurtooda Mucaaradka ah ee Madasha wadatashiga ayaa soo dhaweyn dhoolatus ah oo ay la beegsanayaan xukuumadda ka samaynaya magaaladda Hargeysa, iyagoo taageerayaal badan oo Xisbigaas ahi shalay illaa xalay ka kala yimaadeen goboladda.

Read More »

Allah Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Aadan Qaybe Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay

0 Visits: 847 | Wednesday November 27, 2013 - 16:24:45
Allah Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Aadan Qaybe Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay

Read More »

Mujaahid Muuse Oo Kulaan Caalami Ah La Yeeshay Xoghayaha Xisbiga EPRDF Kulaana Shireen Ra’iisalwasaare-ku-xigeenka

0 Visits: 868 | Wednesday November 27, 2013 - 16:14:22
Addis Ababa (Xogreebnews.com-waxa ka dagay gegida diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Mud. Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbiga Xasan Siciid Yuusuf. Masuuliyiintan ka socotay Somaliland ayaa

Read More »

WARKII Bulsho tv 26 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM WARKII Bulsho tv 26 11 201

0 Visits: 854 | Tuesday November 26, 2013 - 20:26:22
WARKII Bulsho tv 26 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM WARKII Bulsho tv 26 11 201

Read More »

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed Luul Xasan Mataan

0 Visits: 855 | Tuesday November 26, 2013 - 19:54:52
Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen Hargeisa(xogreebnews.com- aqoon yahan jamaal cali xuseen ayaa qoraal aad u dheer oo u kagaga hadlaayo dulmiga xukuumadda siilaanyo ku hayso haweenka sama-falka isla markaana u ku xusey maamo luul xasan mataan iyo sida anay dan uga lahan caruurta darbi jiifka u soo dhigay…

Read More »

“Cirro Ayaa Imika Soo Dagaayee Hargeysa Wixii Mucaarid Ahi Waa Inay Dhaqaaqaan Oo Ay Garoonka Tagaan” Mujaahid Dhagoweyne

0 Visits: 851 | Tuesday November 26, 2013 - 19:28:06
Hargeisa(xogreebnews.com-Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne oo maanta ka hadlay shirjaraa'id oo ay qabteen siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyey inay siyaasiyiinta mucaaridka ah ka horjoogsato madaarka hargeysa.

Read More »

ODAYAASHA MADASHA IYO TOOSINTA OO DHALIILO BA"AAN DUSHA KA HUWIIYAY XUKUUMADDA SIILAANYO

0 Visits: 924 | Tuesday November 26, 2013 - 19:23:21
Hargasya(xogreebnews.com--Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa maanta shirjaraa?iid oo ay ku qabteen magaalada Hargaysa eedayn dusha uga tuuray xukuumada talada dalka hayse ee kulmiye taas oo ay ku edeyeen in ay tahay xukuumada garmo qaate ah.

Read More »

XISBIGA KULMIYE OO TACSI U DIRAY MARXUUM QAYBE

0 Visits: 836 | Tuesday November 26, 2013 - 19:18:19
Ku simaha gudoomiyaha xisbiga kulmiye, ahna gudoomiye k/xigeenka 1aad ee xisbiga kulmiye Md, maxamed kaahin Axmed , isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hogaanka xibiga , ka gudida fulinta , ka golaha dhexe iyo ka dhamaan

Read More »

Tacsi : Wasiirka Duulista Oo Shacabka ka tacsiyadeedyey Geeridii ku timid Marxuum Qaybe

0 Visits: 894 | Tuesday November 26, 2013 - 19:10:40
" Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ku hadlaya magaciisa iyo Magaca Wasaaradaasi ayaa waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u diray Ehelkii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland

Read More »

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN WASIIRO IYO MADAXWEYNE SIILAANYO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAY MARXUUM QAYBE OO SAAKA KU GEERIYOODAY HARGEISA LAGUNA AASI DOONA

0 Visits: 813 | Tuesday November 26, 2013 - 11:24:12
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golahayaasha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, AXMED MAXAMED AADAN (QAYBE), oo ku geeriyooday saaka Hargeysa.

Read More »

Weftigii Xukuumadda Somaliland ee Jabuuti tagi lahaa oo loo baajiyey sababo aan la garanayn iyo masuuliyiinta qaarkood oo madaarka laga soo celiyey

0 Visits: 836 | Tuesday November 26, 2013 - 11:14:52
Hargeysa(Xogreebnews.com--Weftigii Somaliland ee ka koobnaa Wasiiradda iyo Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka ayaa Shalay ka habsaamay duulimaadkii Daallo kadib markii ay madaarka soo gaadheen goor danbe oo ay diyaaradii Hawada gashay.

Read More »

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

0 Visits: 819 | Tuesday November 26, 2013 - 11:12:25
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Read More »

Wefti Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Dalka Ka Dhoofay, Isaga Kala Dab-qaadi Doona Dalalka Ethiopia Iyo Tanzania Iyo U-jeedada Safarkiisa.

0 Visits: 892 | Tuesday November 26, 2013 - 11:09:46
Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gelintii danbe ka dhoofay Madaarka Caalamiga ah ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa, iyaga oo u sii jeeda Caasimada dalka Ethiopia ee Adis-ababa.

Read More »

AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO SHEEGAY IN WASIIRKA DUULISTA AMAAR KU BIXIIYAY IN LAGA HOR ISTAAGO SOO DHOWEYNTI FAYSAL CALI WARAABE

0 Visits: 905 | Monday November 25, 2013 - 20:22:52
Hargeisa(xogreebnews.com-qoraal u soo dhigay barta u ku leeyahay facekooga aqoon yahan jamaal cali xuseen ayuu ku sheegay waxanu u dhigna sidaan

Read More »

WARKII Bulsho tv 25 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM

0 Visits: 1000 | Monday November 25, 2013 - 20:03:22
WARKII Bulsho tv 25 11 2013 SI TOOSA IGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

Murashaxa Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Laga Horjoogsaday Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa, Ceebaha dul hoganaya Wasiirka Duulista Oo Ilaa Hada Qarinaya Qabyadda Cigaal International Airport

2 Visits: 1020 | Monday November 25, 2013 - 20:00:26
Jamaal Cali Xuseen oo ay la socdeen wakhtigaasi Guddoomiyaha Golaha dhexe Xasan Sabce, Xoghaye ku xigeenka arrimaha gudaha Xuseen Xasan, Xoghaya Warfaafinta Yuusuf Keyse iyo xubno sarsare oo ka tirsan Hogaanka Xisbigaasi ayaa waxa albaabka ku horjoogsaday Taliyaha Ciidamada Booliska ee

Read More »

Qandaraaskii E-passport-ka Somaliland oo si gaar ah loo siiyey koox

0 Visits: 953 | Monday November 25, 2013 - 19:54:11
Hargeysa(xogreebnews.com- Xukuumadda Somaliland ayaa samaynta Baasaaboorkii Somaliland ee E-passport-ka halkii laga filayey in ay qandaraas ku bbbvvbixiso koox gaar ah oo isku xidhan si qarsoodi ah u siisay, waxaana soo gaadhay Laanta Socdaalka Somaliland Muunad tijaabo ah oo ay

Read More »

Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Sheegay In Dhul ay Muddo Dheer Lahaayeen Xoog Lagaga qaaday

0 Visits: 1154 | Monday November 25, 2013 - 19:45:35
Hargaysa(xogreebnews.com--Fanaanka Axmed Saleeban Bide oo ka mid ah fanaantii waawayn ee magaca ku dhexe meelkasta oo dagantahay bulshada somaliyeed ayaa shirjaraa,iid oo uu maanta ku qabta magaalada hargasay ku sheegay in ciidamo ka tirsan ku millatariga ay ka qadeen dhul uu ku lahaa duleedka koonfureed…

Read More »

Xumaha Waxa Sababa, Wada-tashi iyo Toosin La´aanta...Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland

0 Visits: 1072 | Monday November 25, 2013 - 19:40:41
{Casaa an takrahu shay-´an wahuwa khayrunl lakum wacasaa ´an tuxibbu shay-´an wa-huwa sharrunl lakum wa-Allahu yaclamu wa-´antum la taclamuna} Surat Al Baqarah (2) ? Aayah 216b Bal aan taariikh gaaban ku iftiimino, xaaladda maamul ee Dalku ku sugan yahay, laga soo bilaabo shirkii Beelaha…

Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Burco Iyo Taageerayaashooda Oo Kulan Balaadhan Oo Ay Ku Qabteen Burco Si Weyn Ugu Taageray Shirweynaha Dood Qaran Kuna Dhawaaqay Inay Martigalinayaan Shirkaas.

0 Visits: 958 | Monday November 25, 2013 - 19:31:53
Hargeisa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Xisbiga wadani ee Gobolka Togdheer iyo Taageerayaashooda ayaa si weyn u taageeray Shirweynaha Dooda Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid qabanqaabadeeda wadaan.

Read More »

featured