Wararka

MARKAB DAGAAL OO CABSI GEELIYAY REER BERBERA IYO XUKUUMADA OO AN KA HADAL

0 Visits: 1032 | Monday November 04, 2013 - 19:52:02
Berbera(xogreebnews.com- Markab nooca dagaalka ah oo la sheegay in ay leedahay dawladda Denmark ayaa lagu soo waramayaa inuu baroosinka dhigtay duleedka dekedda Berbera, halkaas oo uu ka wado hawl galo lagu ilaalinayo Xeebaha Somaliland.

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

0 Visits: 996 | Sunday November 03, 2013 - 20:58:34
Warkii Bulsho tv 3 11 2013

Read More »

KHUDBADI GUDOOMIYE CIIRO OO RUXDAY QUULIBTA KASOO QAYB GALAYAASHA,IYAADO DHAMMAYS-TIIRAN KA AKHRI

0 Visits: 958 | Sunday November 03, 2013 - 20:26:34
Hargeisa(xogreebnews.com-KHUDBADII GUDOOMIYAHA WADDANI3th October 2013 Bismilaahi raxmaani raxiim wa salalaahu calayhi wa salaam madaxda xisbiga WADDANI ee heer Qaran, Gobol iyo Degmo

Read More »

XUBNAHA MURAADKA KULMIYE CIRKA KU SHAREERAY OO ISKA LEEXIYAY INAY GARAB LA SOCDAAN

0 Visits: 970 | Sunday November 03, 2013 - 20:18:06
Hargaysa (xogreebnews.com--Guddoomiyaha Guddida Qaban qaabada Xisbiga Kulmiye ay dhowaan u doorteen qayb ka mid ah Guddidaasi oo dhamayd 15 Xubnood Abiibakar Xaamud Jibriil, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay khilaafka ka dhex qarxay Guddidaasi iyo halka ay illaa hadda wax u marayaan, waxaanuu sheegay…

Read More »

MUNASIIBADI UGU CUSLAYD EE WADDANI U QABTO XILDHIIBAANO KUSOO BIRAY,“Tv-ga Qaranka iyo Radio Hargeys Waxay ka Miisaaniyada Badan yihiin Golaha Wakiilada” Cabdiraxmaan Ciro.

0 Visits: 975 | Sunday November 03, 2013 - 19:14:28
Hargeysa (xogreebnews.com) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u samaayey Lix xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ku biiray xisbigaasi.

Read More »

QORAX MADOOBAAD LAGA DAREEMAY SOMALILAND,DADKA OO CIIBAADADA OOGAY

0 Visits: 1220 | Sunday November 03, 2013 - 18:24:33
Hargeisa(xogreebnews.com-abaaro 5:3o galanim sacada africa bari ayaa waxaa cad-ceed ma

Read More »

SHIRK JUBBOYINA OO MAANTA MUQDISHO KA FURMAY IYO ERGADA BEELAHA KISMAAYO DEEGA OO KA BIIYO DIIDAY,SAAMIGA LAGA SIYAY MADASHA OO ANAY KASOO XADARADIN AJUURAANKA

0 Visits: 970 | Sunday November 03, 2013 - 16:42:30
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maanta gelinkii hore si rasmi ah uga furmay Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho shirkii dib u heshiisiinta arimaha Jubooyinka, kaasoo ay isugu yimaadeen ergooyin ka kala socotay beelaha dega gobolladaasi.

Read More »

Lunsiga dakhliga soo gala tvga SLNTV ee aan qasnada Dowlada ku dhicin

0 Visits: 953 | Sunday November 03, 2013 - 16:22:33
Hargeysa(xogreebnews.com) Tvga qaranku waxa uu ka midyahay haayadaha dawliga ah ee madaxa banaan, waxaa Miisaaniyada sanadkii ku baxda lagu qiyaasaa ku dhawaad sadex milyan oo doolar (3 milyan).

Read More »

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Oo Si Kulul U Canbaareeyey Xeerka Saxaafada Ee Ay Xukuuumadu Hor keentay Golaha Wakiilada, Kana Hadlay Falkii Lagula Kacay Xildhibaan Qabile Iyo Xadhiga Marwo Luul

0 Visits: 881 | Sunday November 03, 2013 - 16:10:46
Hargeysa(xogreebnews.com--xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa si kulul u canbaareeyey xeerka lagu cabudhinayo saxaafada ee ay xukuumada Somaliland hor keentay golaha wakiilada.

Read More »

Maxaad ka taqaanaa Hoteelka uu ka dhici doono shirka looga hadlaayo arrimaha Jubbooyinka ee Muqdisho(Daawo)

0 Visits: 992 | Saturday November 02, 2013 - 22:21:56
Akhristayaal muuqaalkani waa muuqaalka Hoteelka Jaziira oo ah goobta uu berri ka furmi

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

0 Visits: 952 | Saturday November 02, 2013 - 22:19:52
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

Read More »

goluhu wuxuu mudo kooban ku codsanayaa ina horkeeno sababtii loo xidhay si yna mar dambe u dhicin ina si dhibyar loo xidho mudane .”yidhi mayerka degmada gabiley....

0 Visits: 941 | Saturday November 02, 2013 - 21:15:49
Gabiley(xogreebnews.com- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley, oo maanta yeeshay kalfadhi aan caadi ahayn oo lagu naaqishaayey sababtii ay ciidmada boolisku ku xidheen xildhibaan xasan dhagjar, oo ka mid xildhibaanada golaha deegaanka oo dhawaan

Read More »

XISBIGA KULMIYE OO SOOSAARAY WAR-SAXAAFADEED,KA KOOBAN SHAN QODOB KAASO AAN CADAYN NATIIJO LAGU QAANCO O KA DHIGAN WAXBA KUMMAANU HEESHIN.

0 Visits: 948 | Saturday November 02, 2013 - 20:17:50
Hargeisa(xogreebnews.com-war saaxafadeed kaso baxay xaruunta xisbiga kulmiye oo u ku saxeexan yahay xoghayaha guud ee xisbiga xasan siciid yusuuf oo soo gaadhay xafiiska shabakadda warar ee xogreebnews.com- kaso ka kooban shan qodob waxanu u dhigna sidaan.

Read More »

RABSHADO HADHEEYAY XARUUNTA KULMIYE IYO MUUSE BIXI OO LO ANAYNAAYO KADIB MARKU NATIIJO ANU KU FARXIN KALA-HUULEELAY MADAXTOOYADA.

0 Visits: 935 | Saturday November 02, 2013 - 19:12:18
Hargeisa(xogreebnews.com-warar ka immanaya xaruunta xisbiga kulmiye oo la sheegay in rabshado hadheeyen,kadib marku goobtaas u ka baxay gudoomiyaha kulmiye xisbiga kulmiye,ayaa la weeriyay in laba nin oo kaso kala jeeda eheelada muuse bixi iyo wasiirka

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO GARABKA SAARAY SAMMAALE ,SHEEGAYNA IN ANU BEDDELAYN GUDDIDI DHAWAAN LAGU DHAWAAQAY MUUSE OO KA CADHOODAY.

0 Visits: 1008 | Saturday November 02, 2013 - 18:52:40
Hargeysa(xogreebnews.com-Kulan saaka ka dhacay Qasriga madaxtooyadda Somaliland kulan ku yeeshen,muuse iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhamaaday natiijo la'aan kadib markii la diiday cabasho uu Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi u bandhigay Madaxweynaha.

Read More »

Raxan Xildhibaano Ah Oo Axada Beri Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Xisbiga Waddani Iyo Magacyada Qaar Ka Mid Ah

0 Visits: 893 | Saturday November 02, 2013 - 11:40:09
Hargaysa (xogreebnews.com- Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si rasmi ah Axadda beri ugu biiraya xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

Read More »

DAAWO:Muwaadiniin Taakulo gaadhsiiyey muwaadin 20 sanno Bukaan-jiif ahaa iyo duruuftiisa nololeed oo weli u baahan in taageero loo fidiyo

0 Visits: 894 | Saturday November 02, 2013 - 10:54:10
DAAWO:Muwaadiniin Taakulo gaadhsiiyey muwaadin 20 sanno Bukaan-jiif ahaa iyo duruuftiisa nololeed oo weli u baahan in taageero loo fidiyo

Read More »

XUKUUMADA IYO XISBIGA KULMIYE OO MAANTA SHIR AL-BAABADA ISKU SOO XIDHAY,YA LO QUUS-GOOYIN DOONA?

0 Visits: 978 | Saturday November 02, 2013 - 10:48:46
MAANTA OO SABTI AYAA MADAXTOOYADA AY KULAAN KU YEESHEN,MASUULINTA KULMIYE EE KHILAAFKU RAGAADIYAY

Read More »

Dagaal laba Jilib ku dhex maray Badhan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

0 Visits: 1071 | Friday November 01, 2013 - 21:43:14
Dagaal laba Jilib ku dhex maray Badhan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Read More »

NIN SHACAB AH OO SI BADHEEDH MAANTA U TOOGTAY ASKARI MAGAALADA CEERIGAABO.

0 Visits: 960 | Friday November 01, 2013 - 21:39:08
Hargeysa(Xogreebnews.com- Qof shicib ah oo hubaysnaa ayaa maanta badhtamaha magaaladda ku toogtay Askari ka tirsan ciidanka Booliiska, waxaana la sheegayaa in uu ku

Read More »

featured