Wararka

Milicsiga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo July 18th, 2009 Ku Difaacay Saxaafadda Iyo Xorriyada Hadalka, Kuna Cambaareeyay Xukuumadii Rayale

0 Visits: 965 | Wednesday October 30, 2013 - 15:19:59
Bal hadda u fiirsada, wuxuu Madaxweynuhu maalintaas isagoo hadalkiisa sii wata uu yidhi, ?Laakiin waxaanu leenahay Saxaafadda samirkiinana adkaysta, mabaaddiidiinana haysta. Dawladdana waxaanu ugu baaqaynaa

Read More »

Ururka SOLJA Oo Warbaahinta Madaxa Banaan Ku Taageeray Saska Ay Ka Qaadeen Xeer Dhagaraysan Oo Ay Xukuumadu La Gaadayso Warbaahinta Madaxa Banaan

0 Visits: 883 | Wednesday October 30, 2013 - 15:16:13
Hargeysa(XOGREEBNEWS.COM Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu hal-adayga geesinimo leh ku tilmaamay go?aanka is-barbartaaga u ah ee kasoo yeedhay Suxufiyiinta Warbaahinta Maxaliga qaarkood, kaasoo ah mid si cad u waafaqay go?aanka iyo mabaadiida

Read More »

Xaaladda Kulmiye: Xiiso-tirka Xisbinnimada, By:Boobe Y.Ducaale

0 Visits: 1165 | Wednesday October 30, 2013 - 15:12:17
Xaaladda Kulmiye: Xiiso-tirka Xisbinnimada kulmiye "Saddexdii dhadhaar buu ka degay, dherigi saarraaye, In dhawayd sambiil lala ma gelin, meel sariibad ahe,

Read More »

MASUULINTA KULMIYE OO KU KALA KACAY KULANKI U HOREYAY AY KU DOORAN LAHAYEEN SHIR GUDOONKA SHIKA

0 Visits: 953 | Wednesday October 30, 2013 - 14:57:54
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddida Qaban qaabada shirwaynaha 3-aad ee Xisbul xaakimka dalka ee Kulmiye oo isku diyaarinayey 24-kii saacadood ee ugu danbeeyey inay iska dhexdoortaan Guddoomiye iyo ku xigeen haga hawlaha guddida ayaa kulan ay shalay subaxnimadii iskugu yimaadeen oo ay sida qorshuhu ahaa…

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

0 Visits: 911 | Tuesday October 29, 2013 - 22:08:38
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

Read More »

Sideedii Sanno Ee Axmed Siilaanyo Mucaaridka Ahaa Ilmada Ayay Ka Tiraysay Saxaafadda Madaxabanaani, Maanta Markii Uu Taladii Dalka Qabtayna Wuxuu Yidhi Waxaan La Wareegayaa Hantidiidoodii.

0 Visits: 968 | Tuesday October 29, 2013 - 20:50:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo shirjaraa'id maanta ku qabtay xaruntooda magaalada Hargeisa ayaa waxay si adag u cambaareeyeen xeer qabyo qoraal ah oo saxaafadda madaxa bannaan lagu cabudhinayo oo xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo dabada ka riixayso.

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Furay Shir Qaadhaan-bixiyeyaasha Iyo Somaliland Ku Qiimaynayaan Iskaashigooda

0 Visits: 926 | Tuesday October 29, 2013 - 20:44:48
Hargaysa (xogreebnews.com- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada ka furay kulan dhexmaray Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah iyo hay'adaha Xukuumadda Somaliland, kaas oo sannadkiiba laba jeer dib-u-eegis lagu sameeyo qodobbada ka fulay mashaariic laga taageero…

Read More »

Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Taliyaha Saldhiga Gobolka Gabiley oo Xabsiga u Taxaabay 11 Xildhibaaan Oo Ka Tirsan Golaha deegaanka Degmada gabiley

0 Visits: 960 | Tuesday October 29, 2013 - 20:35:52
waxaanu wacad ku mareynaa inaan baxayna ilaala cadeeyo sababtii nagu soo xidhey.ayey yidhah deen xildhibaanadu....

Read More »

Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Taliyaha Saldhiga Gobolka Gabiley oo Xabsiga u Taxaabay 11 Xildhibaaan Oo Ka Tirsan Golaha deegaanka Degmada gabiley

0 Visits: 630 | Tuesday October 29, 2013 - 20:35:48
waxaanu wacad ku mareynaa inaan baxayna ilaala cadeeyo sababtii nagu soo xidhey.ayey yidhah deen xildhibaanadu....

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Turkiga

0 Visits: 972 | Tuesday October 29, 2013 - 14:05:00
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jabuuti oo sheegay in Al-shabaab ay Weerar ku tahay dalkiisa, balse ay iska difaaci doonaan

0 Visits: 984 | Tuesday October 29, 2013 - 13:53:30
jabuuti(xogreebnews.com-Wasiirka arrimaha gudaha dalka Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed ayaa markii ugu horreysay sheegay in Al-shabaab oo uu ku sheegay cadow shisheeye ay weerar ku yihiin dalkooda, balse ay iyagu go'aansadeen inay iska difaacaan.

Read More »

Daawo Video : Maayarka Magaalada Hargeysa Oo Maanta La Wareegay Iskarogooyin Kuwaasi Oo Ka Shaqeyn Doona Samaynta Wadooyinka

0 Visits: 1137 | Tuesday October 29, 2013 - 13:47:11
Maayarka Magaalada Hargeysa Oo Maanta La Wareegay Iskarogooyin Kuwaasi Oo Ka Shaqeyn Doona Samaynta Wadooyinka

Read More »

Hargeysa: Jaamacada ADMAS Oo Xaflad Balaadhan Ku soo dhaweysay arday Cusub oo ku Soo biiray + SAWIRRO

0 Visits: 1005 | Tuesday October 29, 2013 - 11:37:44
Hargeysa, (xogreebnews.com) – Jaamacadda ADMAS faraceeda Somaliland ayaa maanta Munaasibada balaadhan oo soo dhawayn ah u samaysay 1188 arday oo kusoo biiray Jaamcadaasi.

Read More »

Warbaahinta Madax Banaan oo Golaha Wakiiladda iyo Xukuumadaba uga digtay Xeer Qabyo qoraal ah oo horyaala Guddida Arrimaha Bulshada Golaha Wakiiladdu:

0 Visits: 1055 | Tuesday October 29, 2013 - 11:33:13
Hargeisa-(xogreebnews.com-Bayaankaa ay soo saareen warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland oo dhamaystiranina wuxuu u dhignaa sidatan:-

Read More »

KHilaaf dhaqaale oo ka curtay wasaarada warfaafinta iyo muran ka taagan guri agasimaha guud ee...

0 Visits: 888 | Tuesday October 29, 2013 - 08:21:23
KHilaaf dhaqaale oo ka curtay wasaarada warfaafinta iyo muran ka taagan guri agsimaha guud ee...

Read More »

Xoggo ku saabsan Shirweynaha Talo- qaran ee Axsaabta Mucaaradku ku baaqeen + Qodobo Mihiima oo la kala saxeexday!.

0 Visits: 1025 | Tuesday October 29, 2013 - 08:05:46
Hargeisa-(xogreebnews.com-Siday ilo wareedyo rasmi ahi u xaqiijiyeen Qarannews Gudi farsamo oo ka kooban 11 Xubnood oo dhawaan Axsaabta mucaaradka (Waddani iyo Ucid),Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ,Golaha Aqoonyahanka iyo Xildhibaanada

Read More »

KULMIYE Oo Cayimay Shirweynahooda, isla markaana Ansixiyay Tirada Ergooyinka ka qeyb geli doona

0 Visits: 950 | Tuesday October 29, 2013 - 08:03:18
Hargeysa(xogreebnews.com- Gudida Fulinta ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ayaa maanta ansixiyay iskuna waafaqay tirada ergooyinka ka soo qeyb geli doona shirweynaha saddexaad ee xisbigaasi oo ay u cayimeen inuu qabsoomi 25-ka bisha December ee fooda innagu soo haysa.

Read More »

Ciidamada Dalka Oo Heegan La Geeliyay Iyo Xogo Amni Daro Oo Laga Cabsi Qaabo+ Sanada Guuradi Shanaad Ee Kasoo Wareegtay Maalinti Qarax-yada Somaliland+ Maxaay kaYiraahdeen Gudoomiye-yaasha Saddexda Xisbi ? (Warbixin)

0 Visits: 879 | Monday October 28, 2013 - 20:17:49
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa hadaa laga joga maalinti ay qarax-yadu hafiyeen Somaliland muddo shan sanno ah qarax yadaas oo ahaa kuwo arxan daro ah ayna fuuliyeen xarakada al-shabaab ayaa ku began maalinta berri ah.

Read More »

WASIIRRO SHALAY UN KASOO LAABTAY SOCDAAL BORAMA AH,OO HADANA MAALINTA BERRI AH KU LAABANAYA WAA MAXAY SABAABTU?

0 Visits: 1073 | Monday October 28, 2013 - 20:00:43
Hargaysa (xogreebnews.com- Wasiirka dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta C/waaxid c/raxmaan C/dulqaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay safar shaqo oo ay muddo saddex maalmood ah magaalada

Read More »

featured