Wararka

Warsaxaafadeed: Milgihii dawladnimo, kala danbayntii, iyo wax wada-lahaanshihii bulshada Somaliland oo maalinba maalinta ka danbaysa meesha kasii baxaya.

0 Visits: 983 | Sunday October 27, 2013 - 16:33:28
Guuldarooyinka xukuumadda Kulmiye ee sida isdaba jooga ah isaga soo dabadhacaya waxaa ka mid ah.

Read More »

XISBIGA UCID OO CAMBAAREEYAY XADHIIGA XAQ-DARADA AH EE MARWO LUUL XASAN MATAAN

0 Visits: 990 | Saturday October 26, 2013 - 21:48:50
Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku canbaaraynayaan xadhig Xukuumaddu kula kacday Guddoomiyaha Xanaanaynta iyo dhaqan celinta Derbijiifka Hargeysa Luul Xasan Mataan.War Saxaafadeed

Read More »

Cukuse:Wasiir Fallaadhi Gil-Giilaasho Kagaama Go”do:Dhaqaannada Kusoo Kordhay Dalka.

0 Visits: 981 | Saturday October 26, 2013 - 19:56:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Muddo laga jooga lix billood ,ayaa waxaa shirqool laga soo shaqeeyay lagula kacay xaruunta wargeyska HUBAAL kasoo ilaayo hadda aan la horkeenin cidi ku lug lahayd falka foosha xun maxkamad ,waxaana isaaso taraaya tuhuun-nada laga qabbo xukuummada hada tallada haysa oo lagu edeeynaayo,inaay…

Read More »

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA OO MARKII UGU HOREYSAY MAXKAMADAHA DALKA KU EEDEEYEY INAY DADKA LOO XIDHDHIYO FALALKA AMAAN DARADA LAALUUSH KA QAATAAN SIDAANA KU SIIDAAYAAN, WAXA KALE OO U CADEEYEY IN AY DOON DOONAYAN NINKII WEERARAY XILDHIBAAN QABILE.

0 Visits: 847 | Saturday October 26, 2013 - 19:52:33
Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa maanta shir isugu yeedhay Gudida Nabadgalyada qaranka.

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

0 Visits: 987 | Saturday October 26, 2013 - 19:36:00
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com-

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Gudigga Dhaqaalaha Yurub Oo Socdaal Ku Yimid Dalka

0 Visits: 973 | Saturday October 26, 2013 - 19:20:50
Hargaysa(xogreebnews.com--Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta qaaradda Yurub (OECD) oo socdaal shaqo ku yimid dalka.

Read More »

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sagootiyey Ardadydii Sanadkan ka Qalin Jabisay Kuliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeysa

0 Visits: 857 | Saturday October 26, 2013 - 19:16:43
Hargeysa (xogreebnews.com) Ardayda kuliyada sharciga ee Jaamacada Hargeysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay Ardaydii sanadka ka qalin jabiyey kuliyadaasi oo gaadhay 58 sharciyaqaan.

Read More »

XISBIGA WADDANI OO BEENIYAY WAR AY QORTAY JARIIRADA CUKUSE

0 Visits: 895 | Saturday October 26, 2013 - 18:56:12
Warkaas ay qoreen Wargeyska Saxansaxo ee ku taariikhaysnaa Sabti 26 October 2013 tirsigiisa 2002 ee ciwaanka looga dhigay " Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan Saydhay Shirweyne Talo Qaran Ah Oo Madashu Xisbiyada Mucaaridka Ah Tunka U Saartay" waa been abuur cad oo lagu

Read More »

Labada Xisbi Mucaarad Oo Qalbi Furan Ku Qaabilay Shirkii Wada Tashiga Qaran Ee Ay Madaxda Madashu Ku Wareejiyeen Maamulkiisa

0 Visits: 1072 | Saturday October 26, 2013 - 18:48:22
Hargaysa(Xogreebnews.com- Labada xisbi mucaarad ee Wadani iyo UCID ayaa qalbi furan ku qaabilay codsigii ay madaxda madasha wada tashiga iyo toosinta qaranku kaga codsatay inay ku wareejinayaan shirkii wada tashiga qaran ee ay hore ugu baaqeen.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddida qaban qaabada iyo Fulinta Axada Casuumay iyo Hogaanka oo maanta la balamay guddida qaban qaabada

0 Visits: 960 | Saturday October 26, 2013 - 18:43:13
Hargeysa(xogreebnews.com-Hogaanka Kulmiye ayaa soo saaray afar qoddob oo uu ku ladhay go'aankii dhawaan lagu Ansixiyay Guddida qaban qaabada iyo xubnihii fulinta lagu daray afar qoddob oo aan la isla ogayn isla markaana abuuri kara khilaaf hor leh oo hawsha cakira.

Read More »

Maxaa ka jira Xoggaha laysla dhexmaraayo tan iyo shalay ee sheegaaya in la qabtay Ninkii Rasaasta huwiyey Xildhibaan Qabiile

0 Visits: 815 | Saturday October 26, 2013 - 18:38:51
Hargeisa-(xogreebnews.com--Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi fadal Iman ayaa beeniyey ,iskana fogeeyay in la qabtay Tabarak Maxamed Ducaale

Read More »

“Waa Nin Shaqadiisu Ahayd Hudheele Oo Masaxi Jiray Hudhelada Magalada Qaar Ka Mida Iyo Kuwa London Ba “Wariye Siciid Mazim

0 Visits: 970 | Friday October 25, 2013 - 18:09:59
Hargeisa (xogreebnews.com) wariyahii u gaarka aha madaxweynaha somliland siciid mazim ahmed cawale ayaa gabi ahan beeniyeey wararka sheegaya inu ka tariibay dalka oo uu sheegay inu waxbarasho jamacadeed ugu anbo baxay dalka turkiga siciid mazim aya hadaladiisa ku bilabay

Read More »

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Ninkii Xildhibaan Qabile Rasaaseeyay .

0 Visits: 951 | Friday October 25, 2013 - 18:04:57
Sarkaalkan ayaa falka uu geystay muran siyaasaddeed iyo walaac xisbiyadda Mucaaridka ah la soo dersay, dalka ka buuray dhawrkii maalmihii la soo dhaafay, waxaana lala xidhiidhiyay inay ka dambeeyeen wasiiro

Read More »

MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO EE XISBIGA UCID OO XUKUUMMADDA U QABTAY 48 SACAADOOD GUDAHOOD,INAY KU KEENTO NINKII RASAASEEYAY XILDHIBAAN QABILE.

0 Visits: 889 | Thursday October 24, 2013 - 20:23:19
"Xukuumadda Ayaa Laga Doonayaa Inay 48 Saacadood Gudahood Sharciga Hor Keento Dadkii Ka Dambeeyey Weerarkii Xildhibaanka" Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Ururka Dhalinyarada Gobolka Saaxil ayaa Canbaareeyey isku Daygii Dil ee u Ka Badbaaday Xildhibaan Qabile,

0 Visits: 965 | Thursday October 24, 2013 - 19:57:04
Berbera(xogreebnews.com-Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ururka dhalinyarada gobolka saaxil ayaa waxa uu u qornaa sidan:

Read More »

FADEEXADI ABIID U WAYNEED SOMALILAND WASIIR FARO XUMMEEYAY GAABADH YAR OO DACWAD KA FUURATAY MAXKAMADA HARGEISA

0 Visits: 1068 | Thursday October 24, 2013 - 19:48:37
Hragiesa-xogreebnews.com-FADEEXADI UGU FOOSHA XUMMAYD AYAA KA DHACDAY SOMALILAND WASIIRKA WARFAAFIN OO FARO XUUMEEYAY GAABADH DHALIN YARO AH

Read More »

Daawo xogreebnews.com-Tv: Wasiiradii Loo Xilsaaray Xakamaynta Tahriibta Oo Qayb Ka Mida Soo Gaadheen Magaalada Borama.

0 Visits: 1026 | Thursday October 24, 2013 - 19:39:00
Borama(xogreebnews.com-— Wefti wasiiro ah oo ka mid ahaa Gudi uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Silaanyo lana dagaalamaaya Tahriibta oo maanta soo gaadhay Borama, Iyada oo ay sheegeen inay kulamo u badan wacyigalin ku qaban doonaan magaalada Boorama, halkan ka daawo.

Read More »

Booliiska oo aan illaa hada qaban ninkii Rasaaseeyay Xildhibaan Qabile oo dhuumaalaysanay Ninka Xildhibaanka Rasaaseeyay oo qirtay erayadii uu qabile sheegay in uu ku yidhi Rasaasta ka hor

0 Visits: 1064 | Thursday October 24, 2013 - 19:30:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Booliiska Somaliland ayaan illaa hada gacanta ku soo dhigin nin la yidhaahdo Tabaarik Maxamed Ducaale oo warbaahinta u sheegay in uu rasaaseeyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile isagoo qirtay waliba in uu ku yidhi hadaladii Xildhibaanku

Read More »

Shirkadii Daabacday Kaadhadhkii Lagaga Codaynaayay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka Iyo Tii Madaxtooyada Somaliland Oo Maxkmad La Hor Keenay Iyo Xirsi Oo Maxkmadaasi Hortagi Doona Hadii..

0 Visits: 926 | Thursday October 24, 2013 - 07:43:28
London,(xogreebnews.com-Waxa maalintii shalay ahayd maxkamad ku taala magaalada London dacwad musuq maasuq oo khatar ah lagu soo taagay shirkadii daabacday

Read More »

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Iska Fogeeyay In Ay Lug Ku Lahaayeen Isku Daygii Dil Ee Uu Ka Badbaaday Xildhibaan Qabile

0 Visits: 892 | Thursday October 24, 2013 - 07:38:57
Waxba kalamaan socon qofka bini?aadamka ahi wuu ku eedayn karaa, dambi ma aha waxa l warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir Ku Xigeenka Amniga Cabdilaahi Abokor ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uga yimid Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile

Read More »

featured