Wararka

WAR-BIXINTA TODOBAADKA BOON XIRSI OO KU NOOL MAGAALADA HARGEISA.waraysi wariye cumar seerbiya iyo Abwaan boon xirsi

0 Visits: 1072 | Wednesday October 23, 2013 - 21:29:08
FADLAN DAAWO WAAYAHA ABWAANKA WEYN EE BOON XIRSI

Read More »

Solja: Daahfurka Tartanka Saxaafadeedka Sannadka 2013 Waxa taageeraya Hay’adaha Qaramada Midoobay UNDP, UNFPA, OCHA and UNESCO

0 Visits: 978 | Wednesday October 23, 2013 - 21:12:54
Hargeysa(xogreebnews.com- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa soo qaban qaabiyay sanadkan 2013 Tartan ay ugu magac dareen abaalmarinta warbaahinta Somaliland ee sannadka 2013, taasoo ay ku qiimayn doonaan shaqo wanaagga, hirgelinta mabaadii'da saxaafadda wanaagsan iyo sida loogu adeegsado wararka…

Read More »

Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayey Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Barre Oo Saaka Siweyn Loogu Soo Dhaweeyey Gobolada Galbeedka Somaliland+ Sawiro

0 Visits: 1115 | Wednesday October 23, 2013 - 21:10:02
Borame(xogreebnews.com)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bare ayaa saaka siweyn loogu soo dhaweeyey Gobolada Galbeedka Somaliland ee Gabiley iyo Awdal . Waftigan Suldaanka oo saaka arooryadii hore ka jarmaaday Caasimada

Read More »

Dawladnimo Ma Sidan Baa?

0 Visits: 1055 | Wednesday October 23, 2013 - 19:52:57
Dawladnimo Ma Sidan Baa?

Read More »

Muxu U Daran Yahay Kulanka Maalinta Berri U Wasiir Cukuse U Ku Macsuumay Tg-yada Gaar Ka Loo Leeyahay:Shirqooladi Saxaafada Oo So Nooladay:

0 Visits: 942 | Wednesday October 23, 2013 - 18:21:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalinta berri khamiista ah u wasiirka warfaafintu kulaan la qaadan doona qayb ka mid ah warbaahinta madaxa-banaan gaar ahaanna Tv-yada gaar ka lo leeyahay,lama ogaa sabaabta

Read More »

Gudoomiyaha Ucid oo maanta Xil u magacaabay Masuul Cusub

0 Visits: 938 | Wednesday October 23, 2013 - 16:44:43
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha Gobolka M/JEEX ee Xisbiga UCID,

Read More »

Wariyihii gaarka ahaa ee madaxwayne siilaanyo Siciid Axmed Cawaale (Maazim) Ayaa lasheegayaa inuu dalka ka dhoofay kana dagay caasimada wadanka turkiga ee istanbul

0 Visits: 994 | Wednesday October 23, 2013 - 16:36:11
Hargeisa(xogreebnews.com-warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo jirtay ahaa wariyaha

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Muxaaradka Ah Ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Madaxtoyada Looga Hanjabay

0 Visits: 1023 | Wednesday October 23, 2013 - 16:23:12
Hargeysa (xogreebnews.com-— Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay isku ay dil oo lagula kacay xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ugu jira xisbigaasi.

Read More »

Madasha Wadatashiga oo Ku Dhawaaqay in Qabanqabada Shirweynihii Qaran ee Ayo ka tashiga ku wareejiyeen Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.

0 Visits: 975 | Wednesday October 23, 2013 - 16:19:44
Hargeisa(xogreebnews.com-Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa sheegay in Shirweynihii qaran ee ay hore ugu baaqeen ay qabanqabadiisa ku wareejiyeen Labbada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo UCID, waxayna sheegen in shirweynaha wakhtigii hore ay u

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay Magacyada Xubnaha Loo Soo Xulay Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga.

0 Visits: 902 | Wednesday October 23, 2013 - 16:15:28
Hargeysa(xogreebnews.com- — Xisbiga KULMIYE ayaa xalay ku heshiiyay in la kordhiyo Gudida qaban qaabada shirweynaha xisbiga iyo Gudida fulinta ee xisbigaba, waxaanay ka tallaabsadeen oo ku guulaysteen inay ka gudbaan khilaaf maalmihii ugu dambeeyay la soo weriyay inuu ka dhex oognaa.

Read More »

Xildhibaan Qabile Oo Ka Waramay Qaabka Uu U Dhacay Weerarkii Lagu Qaaday Iyo Hadalada Ay Isdhaafsadeen Dableyda Soo Hujuuntay

0 Visits: 934 | Wednesday October 23, 2013 - 16:07:49
Hargeysa(xogreebnews.com--Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay rasaas lagu riday habeen hore,isaga oo maraayay duleedka hotelMaansoor magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxweynaha Uganda oo ku baraarugay musuq-maasuqa iyo Hagardaamada Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM (Warbixin)

0 Visits: 1038 | Tuesday October 22, 2013 - 21:12:23
uganda(xogreebnews.com- Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa niyad jab iyo anfariir ka qaaday warbixin ay u soo gudbiyeen ciidamada Uganda ee UPDF oo ka tirsan howlgalka AMISOM kuwaas oo bedel ahaan ugu soo laabta dalkooda.

Read More »

WASIIRKA UGU AWOODA BADAN XUKUUMADDA SIILAANYO OO U KUCITAY DALKA UK

0 Visits: 1088 | Tuesday October 22, 2013 - 20:37:11
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland ayaa safar u ku sheegay in in ugu baxay aqoon radin ayaa qoraal soo dhiigay facebooke waxuna u dhigna sidaan. Waxaan maanta kasoo kicitimay Dalkaygii Somaliland anoo u soo jeeda Qaarada yurub "Safarkayga Maantu Wuxuu Daarran Yahay Labo Arrimood.."

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAY BAHDA SUUGAANTA

0 Visits: 949 | Tuesday October 22, 2013 - 20:21:50
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo wuxuu tacsi u dirayaa Bah-Weynta Suugaanta ee ku hadasha Afka Somaliga meel ay joogaanba, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Abwaan Cali Xasan Aadan (Cali Banfas) oo ku geeriyooday Magaalada

Read More »

Gudoomiyaha Ucid oo daaha ka feyday in loo hanjabay iyo cidii u hanjabtayba, si mug weyn u canbaareeyay Shirqoolkii lala beegsadey xidlhibaan Qabiile

0 Visits: 969 | Tuesday October 22, 2013 - 19:36:38
Hargeysa-(xGudogreebnews.com-omiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa si mug weyn u canbaareeyay weerarki iyo shirqoolkii is-huwanaa ee lala beegsaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ,kana mid ah

Read More »

WAR-SAXAFADEED KASOO BAXAY XISBIGA UCID :ISKU DAYGI DILKA XILDHIBAAN Maxamed Farax Qabile)

0 Visits: 890 | Tuesday October 22, 2013 - 19:11:50
Waxaanu aad iyo aad U Canbaareynaynaa Falkii Foosha Xumaa Ee Xaley Lagula Kacay Xidhiban Maxamed Farax Qabile

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa magacaabay Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 1511 | Tuesday October 22, 2013 - 19:04:29
Waxa sidaa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI, kaasoo lagu magacaabay Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Waxaanu qoraalka warkaasi u dhignaa sidan:-

Read More »

Wariye ka tirsan Telefishanka Unversal oo Muqdishop lagu toogtay

0 Visits: 992 | Tuesday October 22, 2013 - 18:54:56
Muqdisho(xogreebnews.com-Wariye ka tirsan Telefishanka Universal oo la yidhaahdo Timacade ayaa manta lagu dhaawacay rasaas lala beegsaday waxaana dhaawiciisa oo halis ah lagu daweynayaa Cisbitaal ku yaal magaaladda Muqdisho

Read More »

War Deg Dega: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Goor dhawayd lagu rasaaseeyay magaalada Hargeysa

0 Visits: 1527 | Monday October 21, 2013 - 22:05:29
hargeisa(xogreebnews.com-ma jiro war rasmiya oo aanu ka helay Xildhibaan Qabile oo telefoonkiisa gacanu xidhanyahay, haseyeeshee xubno ka mid ah ehlada Xildhibaanka, ayaa shebekadda Berberanews u sheegay in nin bastoolad ku hubaysani xildhibaanka ku rasaaseeyay Xaafadad Jigjiga yare e caasimadda Hargeysa,…

Read More »

WARAR ISKA SOO HORJEEDA OO KASO BAXAYA MAAMULKA JUBBOYINKA IYO DAWLADA SOMALIYA,OO MURAN XOOGAN UU DHEEXEYAY

0 Visits: 893 | Monday October 21, 2013 - 20:18:38
Kismaayo(xogreebnews.com-Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gabagabeeyay wadahadallo qaatay mudo laba maalmood ah oo u dhexeeyay masuuliyiinta maamulka KMG ee Jubba iyo dowladda Soomaaliya, iyadoona sidoo kale ay wadahadalladani goobjoog ka ahaa xubno ka socday ururka…

Read More »

featured