Wararka

Golaha Wasiirada iyo Hogaanka Kulmiye oo saaka isku cadaystay dagaal siyaasadeed

0 Visits: 936 | Monday October 21, 2013 - 19:11:28
Hargeysa(xogreebnews.com- Wasiiradda Xukuumadda talada haysa ee Somaliland oo dhamaantood ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye iyo Hogaanka Kulmiye kulayaa manta yeeshay laba kulan oo laba goobood ka kala dhacay kuwaas oo ku dhamaaday Golaaftan iyo Hanjabaad

Read More »

Warqad Furan;Madaxweyne Siilaanyo Masuuliyinta Ka Soo Kaysa Wax-Qabadka Waxay Ku Darsadan Xadhiga Aqoon Yahan Jiir,Guulna Maha Ee Waa Guldaro+Baaq Uruurada Xaquuqal Insaanka

0 Visits: 927 | Monday October 21, 2013 - 12:03:15
Waxaa si arxan daro july 11/2013 xabsi lo taxaabay aqoon yahan jamaac cilmi (jaamac jiir) oo ahaa wiil dhalinyaro ah isla markana xir-fadiisa aqoooned ee wax qooristiisu

Read More »

Hogaamiyaasha Ururadii ku biiray Kulmiye oo sheegay in kulmiye ka baxay heshiiyadii uu la galay,kana biyo diiday hanaanka Hogaanka kulmiye u xulay gudiga qabanqaabada shirweynaha iyo Golaha fulintaba.

0 Visits: 834 | Monday October 21, 2013 - 10:51:16
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xoggo hoose oo isa soo taraaya oo ka soo kordhaaya murano iyo khilaafyo hor leh oo ka dhex oogmay kooxo ka tirsan xisbiga Kulmiye iyo Hogaanka xisbiga ayaa tibaaxaaya inuu jiro guux demi la'oo ka soo baxaaya Hogaamiyayaasha ururadii ku

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo si dadban u kala diray Guddidii Sanduuqa Hawl-gabka shaqaalaha iyo Ciidamadda Waa markii u horaysay ee uu Madaxweyne Axmed ka leexdo jihadiii magacaabista Guddiyada

0 Visits: 865 | Monday October 21, 2013 - 10:35:06
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa guddidii Sanduuqa Xaq-siinta shaqaalaha Dawladda iyo Ciidamadda si dadban u kala diray kadib markii guddidaas samayn kari weyday Xeerkii lagu maamuli lahaa Sanduuqaas.

Read More »

Mujaahid Yuusuf Maydal oo xaal siiyay Xasan Guure

0 Visits: 958 | Monday October 21, 2013 - 10:31:26
Hargeysa(xogreebnews.com- Mujaahid Yuusuf Maydal oo xuskii 17-kii Oktoobar qaybinayay Cod-baahiyihii lagaga qudbadaynayay munaasibadaasi ayaa Raali-gelin iyo Xaal ka bixiyay fal uu kaga hor istaagay Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga in uu ka hadlo xuskaasi.

Read More »

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Md. Axmed Muunin Seed, ayaa siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka raaligelin ka siiyey hadal ka soo yeedhay maayirka Boorama

0 Visits: 931 | Sunday October 20, 2013 - 21:48:29
Boramo(xogreebnews.com-a(Md. Axmed Muuin Seed oo Jamhuuriya khadka telefoonka ugu waramay shalay isagoo jooga magaalada Boorama,

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Somaliya Oo Kismaayo U Tagay Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulka Jubbaland Iyo Somaliya

0 Visits: 938 | Sunday October 20, 2013 - 20:19:28
Kismaayo(xogreebnews.com- Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose wafdi ballaaran oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed.

Read More »

HEES CUSUB OO LO QAADAY WAX-QABADKA MADAARKA HARGEISA,

0 Visits: 1192 | Sunday October 20, 2013 - 19:01:00
HEESTAN CUSUBI WAXAA KU JIRAA ABWAANKA WAYN EE CABDI FALAASH DAAWAASHO WACAN

Read More »

Tayo Darada Dab-deemiska Oo Sabaabtay In U Guri Ku Bas-beelo Xafada Sheikh Nuur+Khatarta Xadh-kaha laydhKa E Shirkaadaha privateka Ay Ku Hayan Bulshada

0 Visits: 959 | Sunday October 20, 2013 - 17:48:40
Hargeisa(xogreebnews.com)Ber yahan waxaa casiimada kusoo kor dhaaya shilalka ka dhasha xadhkaha laydhka oo sababa gubaasho hantida ma guurtada ah mararka qaarkoodna sababa khasare naffeed taaso aan laga hadal.

Read More »

“Haddii Beenayaal La Urursaday Ay Kursiga Ku Hayn Karayaan Maxamed Siyaad Barre Ayaa Haysan Lahaa” Xasan Guure

0 Visits: 916 | Sunday October 20, 2013 - 17:16:17
Hargeysa (xogreebnews.com-Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa ka hadlay shir ay hore ugu baaqeen halkay u marayso qabanqaabadiisu iyo talooyinkii ay Xukuumada u jeediyeen.

Read More »

Liiska Xubnaha Guddiga qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye

0 Visits: 1070 | Sunday October 20, 2013 - 11:36:15
Hargeisa-(Xogreebnews.com-Hogaanka xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Siilanyo ayaa la sheegay inay isku waafaqeen liiska xubnaha gudiga qabanqaabada shirweynaha Kulmiye inkastoo dhawr xubnood laysla qaatey in la bedelana bedelkoodii laysku waafaqay.

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO LA TAGAAYA CEERIGAABO MUSHARAXNIMADA KULMIYE WAA MAXAY SABAABTU?

0 Visits: 988 | Sunday October 20, 2013 - 11:31:36
Hargeisa-(xogreebnews.com-Sida warar Qarannews ka heshay Qasriga Madaxtooyada Somaliland tibaxayaan Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi cabdi oo ay wehelinayeen Hogaanka xisbiga ayaa xalay madaxweyne Siilanyo hordhigay Liiska kama danbaynta ah ee

Read More »

Shirkad wiilka Madaxweyne Siilanyo soddoga u yahay ka dhex muuqdo oo la filaayo in lagu wareejiyo Maamulka iyo Adeegyada dekeda Berbera

0 Visits: 841 | Sunday October 20, 2013 - 11:25:34
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xoggo maalmahanba ka soo burqanaaya Qasriga Madaxtooyada ayaa tibaaxaaya in shirkad la yidhaahdo magaceeda Bollore oo xilligii Daahir Rayaale Kaahin talada dalka hayey ku guuldaraysatey inay maalgeliso, ku darsoo la wareegto maamulka yo

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Laga Talaalay Cudurka Dabaysha

0 Visits: 932 | Saturday October 19, 2013 - 20:45:47
Hargeysa(xogreebnews.com — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo Marwadiisa ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaatay dhibcihii u horreeyay ee Tallaalka dabaysha oo doorkan la siinayo dadka

Read More »

War degdeg ah (Assassination qorshaysan) oo loogu talo galey in lagu khaarajiyo Mujaahid Ibraahim Abdillahi Xuseen -Dhegaweyne oo fashilmey

0 Visits: 1032 | Saturday October 19, 2013 - 19:37:52
London(xogreebnews.com- Waxaa Shaley gelinkii danbe Ibrahim Abdillahi Xuseen Dhegaweyne uu ka bad-baadey Assassination qorsheysan oo laga soo Maleegay madaxtooyada xukuumada Siilaanyo. Waxaa na soo gaadhey warar lagu

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAY MARXUUM Chief Caaqil Cabdi Ciidle

0 Visits: 868 | Saturday October 19, 2013 - 19:05:12
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Read More »

Wiil Turki Ah Iyo Gabadh Soomaali Ah Oo Maanta Muqdisho Isku Guursaday(Cajiib)

0 Visits: 961 | Saturday October 19, 2013 - 18:42:38
Muqdisho (xogreebnews.com- — Wiil Turki ah iyo Gabar Soomaali ah ayaa maanta isku guursaday magaalada Muqdisho, iyadoo iminka Xafladooda Arooska ay ka socoto Hotelka City

Read More »

Xarakada Al-shabaab oo kordhisay Hanjabaadaha ay u Jeedinayso Dalalka ku yaalla Bariga Afrika kaddib Weerarkii Westgate Mall

0 Visits: 868 | Friday October 18, 2013 - 21:30:37
kenya(xogreebnews.com- Bil kaddib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen dhimasha ganacsi ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi ayaa waxaa kordhaya hanjabaadaha ay Al-shabaab u jeedinayso dalalka Bariga Afrika iyo kuwa ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Liyuu Boliska Kililka Shanaad Ee Itoobiya Oo Magalada Bali Cabane Ku Dilay Nin Xoolo Dhaqato Ah Xalli Magalada Hargeysa Wasiiro Ka Socda Kililka Shanad Macsuumado Uga Socdaan.

0 Visits: 991 | Friday October 18, 2013 - 20:06:31
Bali-cabane(xogreebnews.com--Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa magaaladda Bali Cabane ee xuduudka Koonfureed ee Gobolka Maroodi-jeex ku Dillay nin Xoolo dhaqato ah oo Reer Somaliland ah kaasoo la odhan jiray Alle ha u naxariistee Aadan Yuusuf "Qodhob"

Read More »

Ma Dhaba In Dahir Riyale Ku Birayo Madasha Wadatashiga Qaranka

0 Visits: 943 | Friday October 18, 2013 - 19:33:56
Hargeisa(xogreebnews.com-waxa dhawan dalka ku soo labtay madaxweynahii hore somaliland mudane dahira rayale kaahin iyo marwadiisa huda barkhad aadan taas oo anu ka

Read More »

featured