Wararka

Ma dhabaa in wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Hargeysa ku Ciiday

0 Visits: 1064 | Friday October 18, 2013 - 18:54:56
Warar hoose ayaa sheegaya in C/kariim Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha gudaha Dawladda Federalka Somaliya ku ciiday magaaladda hargeysa, isla markaana aan la hubin in uu ka dhoofay iyo in uu wali ku sugan yahay.

Read More »

Ololaha Madaxweyne Siilanyo+Mooganaanta Cabdiraxmaan Cirro+Feejignaanta Faysal Cali Waraabe!

0 Visits: 1174 | Friday October 18, 2013 - 10:02:26
Ololaha Madaxweyne Siilanyo! aynu ka bilowno ololaha siyaasadeed ee siilanyo ku doonayo inuu marlabaad ku ceshado kursiga uu haatan ku fadhiyo waqtiga uu soo bilaabmay, sida aynu la wada socono markii uu kuriga dalka uu ku guulaystay waxa uu si dadban oo aan toos ahayn uu maamulkii xisbiga kulmiye ugu…

Read More »

"Ismaaciil Axmed Jambiir Kaahin waxa uu ahaa halyey naga baxay oo aanu wada aheyn Ciyaartooy kuwada jirey kooxdii Waqooyi Galbeed ee Hargeysa....."Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 1133 | Friday October 18, 2013 - 09:52:00
Hargeysa(xogreebnews.com-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Ismaaciil Axmed

Read More »

XUSKA SHUHAADADA SNM OO MAANTA ISU BEDDELAY MEEL LAGA TAKOORAY KOOXDA MADASHA

0 Visits: 998 | Thursday October 17, 2013 - 21:12:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Xuska Maalinta Shuhadada SNM ee 17-kii october 1984-kii ayaa munaasibad Wayn Oo lagu Maamuusayay Mujaahidiintii Ku Naf wayday Halgankii Qadhaadhaa Ee ururka Xaqu dirirka SNM Loogu Qabtay Magaalooyinka wawayn ee Hargeysa.

Read More »

“Maxamed Xaashi, Xasan Ciise, Cabdisalaan Yaasiin, Karaamo Iyo sharaf Ayey Mudan Yihiin Cidna Kama Qaadi Karto Oo Annaga Ayaa Ku Garab Taagan” Muuse Biixi Cabdi.

0 Visits: 920 | Thursday October 17, 2013 - 21:07:55
Hargeysa(xogreebnews.com-Mujaahid Muuse Biixi, waxa kale oo uu sheegay "Waxaanu leenahay sidii aynu ku soo caano maalay ee ahayd isku dulqaadasho, is wadasho iyo wadajir ayaynu wixii aynu tabanayno iyo guusha ku gaadhi karnaa" ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray

Read More »

Dowladda Kenya oo dadaallo xooggan ugu jirta baajinta Maxkadeynta labada Hoggaamiye ee ugu sarreysa dalka Kenya

0 Visits: 916 | Thursday October 17, 2013 - 20:58:26
kenya(xogreebnews.com- Toddobaad kaddib markii ay ku guulaysatay inay taageero buuxda ka hesho wadamada xubnaha ka ah midowga Afrika oo meel mariyay qaraar diidaya in maxkamad la geeyo madaxweyne Afrikaan ah inta uu xilka hayo ayaa dawlada Kenya ay

Read More »

“Waxaan leeyahay sheekhnimadu sidaas maha,diinta islaamkana sidaas dhaqankeedu maha,culimadii iyadu dhawrsanaan lahayd inay wax aan jirin oo beena dadka kula kacdo maha”"Wasiirka cadalada xusen axmed caydiid

0 Visits: 812 | Thursday October 17, 2013 - 19:30:18
Hargeisa-(xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa si weyn uga gubtay kelmedo ka soo yeedhay Sheikh Aadan X.Maxamuud Xiiray (Sh.Adan Sirro) oo si weyn xukumada Siilanyo ugu dhaliilay inay ka baaqsatay kaalintay kaga beegnayd

Read More »

Suldaan Maxamed Cabdu Qaadir Oo Ugu Baaqay Xukuumada Iyo Golaha Wakiilada Inay Duuduub Ku Ansixiyaan Xeerka Kootada Haweenka Ee Xukuumadu Ku Baaqday.

0 Visits: 804 | Thursday October 17, 2013 - 19:10:39
Hargaysa(xogreebnews.com-— Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir suldaan C/laahi oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay golaha wakiiladda inay duuduub ku ansixiyaan xeerka la hor keenay ee kootadda u siinaya haweenka kuraasta ay ku yeelanayaan baarlamaanka.

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Hoggaanka Dalka Ugu Baaqay Inuu Meesha Ka Saaro Awoodaha Aan

0 Visits: 833 | Thursday October 17, 2013 - 18:58:20
Hargeysa(xogreebnews.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Xiiray (Aadan Siiro),ayaa xukuumada u soo jeediyay inay meesha ka saaraan awoodaha aan dastuuriga ahayn ee ay

Read More »

Odey 63 Jir Somaali Ah Oo Minnesota Ku Dilay Odey Kale Oo 86 Jir Ah Somali Ah

0 Visits: 948 | Thursday October 17, 2013 - 08:35:18
Minneapolis(xogreebnews.com Ciidamada Booliska Minneapolis ayaa gacanta ku dhigay Bashir Yusuf Jama oo 63 sano jir ah, kadib markii uu dilay Oday 86 sano jir ah oo isku dhismo ay ka deganaayeen wadada Street South.

Read More »

HAMBALYO MADAXWEYNE U DIRAY XUSKA SHUHADADA SNM

0 Visits: 887 | Thursday October 17, 2013 - 08:22:12
Hargeisa*xogreebnews.com)war saxafadeed xalay goor danbe la soo saray oo la sheegay in madaxweynuhu ku tagaeerayo agoomaha ,snm waxakle oo xalay u hambalyo u diray sanad

Read More »

SHEEKO XIISO LEH" Ina C/qaadir Oo Markale U Soo Waraysi Tagey Cadaani Saxardiid!

0 Visits: 1040 | Thursday October 17, 2013 - 08:14:18
Ina c/qaadir; Ciid mubaarig cadaani bal ka waran xaalka dalku marayo maxaa ugu danbeeyay? Cadaani; Macal ciidayn beryahaas telfoon kaaga ayaa igu batee ma hunguri siyaasadeed ayaa ku haya? dh

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Oo Sheegay Inay Diyaariyeen Kharashka 100 KM Oo Ka Mid Ah Jidka Ceerigaabo

0 Visits: 916 | Wednesday October 16, 2013 - 22:09:05
ceerigaabo(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa shalay salaadii ciidul Adxa kula tukaday fagaaraha

Read More »

Warkii Bulsho Tv Ee Caawa Sii Toosa Uga Daawo Shabakadda Warar Ka Ee Xogreebnews.com

0 Visits: 929 | Wednesday October 16, 2013 - 20:09:25
Warkii Caawa ee Bulsho Tv 16 10 2013 Arbaca iyo Wariye Cali Mahdi

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Oo Billaabay Qorshe Dhaqaale Urursi :Shaqaadina Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga +Gacan Ka Hadal Uu Ku Hayo Shaqaalaha

0 Visits: 929 | Wednesday October 16, 2013 - 19:00:04
Dhaqaammada wasiir cukuse ayaa ah kuwo aan hore,ay- yar tahay in lagu arko masuuliyin la mid ahdalka .wasiirkan ayaa ilaayo inti la magacaabay waxaa isaaso

Read More »

XUKUUMADA OO SOO SARAYSA XEER LAGAGA DOODAYO ARGAAGIXISADA

0 Visits: 910 | Wednesday October 16, 2013 - 18:33:04
Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarisay Xeerka La-dagaalanka Argagixisada kaasoo ku soo kordhin doona Maxkamadaha ka Gar-naqista Arrimaha Argagixisada

Read More »

Wasiirka Warfaafinat oo Markii uu Ku Fashilmay Hogaaminta Wasaarada, Dagaal Gacan Ka Hadal ah Ku Bilaabay Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta.

0 Visits: 919 | Wednesday October 16, 2013 - 17:02:48
Maalintii oo ay taarikhdu tahay 14/10/2013-ka waxaa xarunta wasaarada warfaafinta ka dhacay dhacdo layaab leh oo fool xun ,iyadoo wasiirkii dhanaa ee wasaarada warfaafintu dagaal gacan ka hadal ah ku qaaday qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada warfaafinta somaliland sida ay

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Hanjabaadaha Al-shabaab Ee Ku Wajahan Dalka Jabuuti

0 Visits: 935 | Wednesday October 16, 2013 - 16:22:00
Jabuuti(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa wuxuu ka hadlay hanjabaadaha joogtada ah ee kaga imaneysa Ururka Al Shabaab.

Read More »

GARTA EEXO LOO NAQO WAA LAGU GUBTAA

0 Visits: 983 | Wednesday October 16, 2013 - 16:06:20
Xusbiga UCID markii hore ba umuu arkayn in wax dan ihi ugu jirto Somaliland qaran ahaan in laba guddi loo kala sameeyo diiwaangelinta ururada iyo doorashooyinka iyada oo haya'd keliya

Read More »

SHABAKADDA WARARKA EE XOGREEBNEWS.COM- HAL-KAN KA DAAWO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA BERBERA

0 Visits: 836 | Tuesday October 15, 2013 - 18:37:58
SHABAKADDA WARARKA EE XOGREEBNEWS.COM- HAL-KAN KA DAAWO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA BERBERA

Read More »

featured