Wararka

GARTA EEXO LOO NAQO WAA LAGU GUBTAA

0 Visits: 989 | Wednesday October 16, 2013 - 16:06:20
Xusbiga UCID markii hore ba umuu arkayn in wax dan ihi ugu jirto Somaliland qaran ahaan in laba guddi loo kala sameeyo diiwaangelinta ururada iyo doorashooyinka iyada oo haya'd keliya

Read More »

SHABAKADDA WARARKA EE XOGREEBNEWS.COM- HAL-KAN KA DAAWO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA BERBERA

0 Visits: 838 | Tuesday October 15, 2013 - 18:37:58
SHABAKADDA WARARKA EE XOGREEBNEWS.COM- HAL-KAN KA DAAWO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA BERBERA

Read More »

SHIRKADA SAMAYNTA WEBSIT-YADA EE ILAYS OO HAMBALYO UU DIRTAY BULSHADA

0 Visits: 1671 | Tuesday October 15, 2013 - 18:33:53
Hargeisa(xogreebnews.com-CIID WANAAGSAN Maamulka iyo shaqaalaha Ileys Inc waxa ay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaan dhammaan ummadaha

Read More »

marwada koowad oo maanta la ciiday caruurta agoomaha Hargeisa.

0 Visits: 988 | Tuesday October 15, 2013 - 18:28:29
Hargeisa(xogreebnews.com-Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde ayaa maanta sidii caadada u ahayd waxay la ciiday lana qaybsatay farxada ciidal

Read More »

MADAXWEYNAHA DALKA OO MAANTA SHACABKA KULA TUKADAY SALADI CIIDI

0 Visits: 940 | Tuesday October 15, 2013 - 16:43:39
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa saaka

Read More »

NAGULA CIID HEES MACAN.XUS JACAYL XAMDA QUEEN IYO ADDIS ABABA ETHIOPIA–

0 Visits: 1077 | Tuesday October 15, 2013 - 16:31:59
XUS JACAYL XAMDA QUEEN IYO ADDIS ABABA ETHIOPIA

Read More »

MADAXWEYNAHA OO MAALINTA CIIDA AWGEED HAMBALYO UU DIRAY SHACABKA

0 Visits: 919 | Monday October 14, 2013 - 21:55:11
Bismilaahi Raxmaan Raxiim,Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silanyo) waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO GUDDIDI WAX TIGOODU DHACAY EE DIWAAN-GELINTA URUURADA UU CUSBOONAYSIIYAY-WAR SAXAAFADEED

0 Visits: 1006 | Monday October 14, 2013 - 21:51:04
Hargeisa(xogreebnews.com-wax saxaafadeed soo gaadhay shabakadda wararka ee xogreebnews.com ayaa lagu sheegay in xil lo cusboonaysiiyay gudiida diwaan gelinta waxaanu uu dhigna sidan.

Read More »

Urur Dhalinyaro Reer Boorama Ah Lana Baxay Iftiin Group Oo Soo Bandhigay Barnaamuj Ay Ku Diirsadeen Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Boorama–

0 Visits: 866 | Monday October 14, 2013 - 21:43:14
Ururka dhalinyarada Iftiin Group oo ka mid ah ururada dhalinyarada kuwooga ugu firfircoon ee ka hawlgala Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley gaar ahaan xarunta Boorama ayaa waxa ay maanta shir jaraa'id ku qabteen Hotel Rays Kaas oo ay ku soo bandhigayeen waxqabadkoodii mudada sannadka ahayd ee ay jireen.

Read More »

WASIIRKA CADAALADA OO BEENIYAY .WAR LAGA WADAA DHEEREGSAN YAHAY

0 Visits: 934 | Monday October 14, 2013 - 21:40:15
Hargeysa(Xogreebnews.com- Iyada oo ay jireen warar ka soobaxay warbaahinta noocyadeeda kaladuwan oo tibaaxaaya inay dagaal gacan ka hadal ahi uu dhexmaray Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid iyo agaasimihiisa guud ee wasaaradaasi Abiib Cabdilaahi.

Read More »

WASIIRKA MADAXTOOYADA OO SI ANU FILEYN LOGU SOO DHOWEEYAY Ceerigaabo

0 Visits: 1031 | Monday October 14, 2013 - 21:34:08
Ceerigaabo(xogreebnews.com-— Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

Read More »

"WASIIRKA MADAXTOOYADU WUXU GUULO INOOGA DHIGAA GUUL DAROOYINKA UU INOO SOO HOOYO

0 Visits: 1071 | Monday October 14, 2013 - 21:29:49
Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaafka ka soo cusboonaaday murankii maamulka hawada Somaliland waxan ka hadlay markii wafdigii uu xushay wasiirka madaxtooyadu ee ka qayb galay wadahadaladii ugu dambeeyay ee dalka Turkiga ku dhex maray Somaliland iyo Somalia

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Dalab Qoraal Ah U Dirtay Dawladda Somalia

0 Visits: 920 | Monday October 14, 2013 - 21:25:54
Hargaysa(xogreebnews.com- Xukuumadda Somaliland, ayaa dawladda federaalka Soomaaliya u dirtay Warqad qoraal ah oo ay kaga dalbanayso inay tixgeliso heshiishkii labada dhinac ku dhex-maray waddanka Turkiga wadahadal dalkaasi marti-geliyey ka dib.

Read More »

Qarax ka Dhacay Addis Ababa iyo Al-shabaab oo laala xidhiidhiyay

0 Visits: 803 | Monday October 14, 2013 - 21:23:14
Ethiopia ayaa inta badan ku eedaysay falalka noocan oo kale ah jabhadaha ka jira koonfurta iyo bariga dalakaasi, iyo kooxda al Shabaab ee ka dagaalanta Somalia.

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Shaqaadi Kala Wareegay Maareeyaha Tv-ga Qaranka:Sabaabo Dhaqaale Uruursi Oo Ka Dillacay Wasarada Warfaafinta

0 Visits: 1007 | Sunday October 13, 2013 - 20:22:11
Hargeisa(xogreebnews.com-Khilaaf muddo soo jiitaamaayay oo uu dheexeyay wasiirka warfaafinta iyo maareeyaha Tv-ga qaranka ayaa lagu kala awood roonaaday sida laga heelaayo ilo wareed u dhuun-daloola wasaradda warfaafinta

Read More »

XISBIGA WADDANI OO QAAB CILMI-YAYSAN UU DHALIILAY XUKUUMADDA SHEEGAYNA WADAADA CEERIGAABO IN AY TAHAY OLOOLE AAN LO FASAXIN ASXAABTA KALE

0 Visits: 964 | Sunday October 13, 2013 - 19:11:58
Hargeisa(xogreebnews.com)Xsbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shir jaraa?id oo ay maanta kuqabteen xaruntooda guud ee ay ku leeyihiin magaalada Hargaysa kaga hadlay arimo badan oo ka taagan dalka.

Read More »

Daawo: Barmaamiji Kii Su,Aalaha Som Sat Iyo Burco

0 Visits: 974 | Sunday October 13, 2013 - 18:35:47
Daawo: Barmaamiji Kii Su,Aalaha Som Sat Iyo Burco

Read More »

Daawo wasiirka duulista iyo hawada oo ganafka ku dhuftay wareejinta hawada somaliland ee somaliya

0 Visits: 943 | Sunday October 13, 2013 - 17:53:50
Dawlada Somaliland Hajaabad U Dirtay

Read More »

War deg-deg ah: GAADHI KA MID AH BAABUURTA WEFTIGA WADADA CEERIGAABO OO KU GADOOMAY DULEEDKA GAR\'ADAG

0 Visits: 816 | Sunday October 13, 2013 - 16:26:51
weftigii balaadhnaa ee u sii jeeday Ceerigaabo ee uu hogaaminaayey wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka koobnaa Gudidii Dhawaan madaxweynuhu u magacaabay Hrgelinta

Read More »

Aroos deegaanka Arabsiyo ka dhacay oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay

0 Visits: 948 | Sunday October 13, 2013 - 16:22:57
Arabsiyo(xogreebnews.com-egaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof, halka tiroo illaa Sagaal qof gaadhaysana ay ku dhaawacmeen

Read More »

featured