Wararka

Xisbiga Ucid oo shaaca ka qaadey in mudo-xileedkii Guddiga Diiwangelinta Ururadu dhamaadey, dacwadoodiina ula guureen Komishinka Doorashooyinka S/land sida Qaanuunku u jideeyay!

0 Visits: 1010 | Sunday October 13, 2013 - 16:20:36
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Xisbiga Ucid ayaa shaaca ka qaadey in mudo-xileedkii Guddiga Diiwangelinta Ururada oo ku ekaa 4 bisha Oktoobar dhamaadey,taas darteedna ay dacwadii ay ku soo oogeen Maayarka berbara iyo xildhibaan kale ula guureen Komishinka

Read More »

WAR DEG DE AH:Golaha wakiilada Somaliland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Miisaniyada 2014.

0 Visits: 964 | Sunday October 13, 2013 - 16:15:24
wakiiladdaHargeysa (xog Xogreebnews.com-laha Wakiilada ee Somaliland ayaa Cod Aqlabiyad

Read More »

SHIRKADDA ILEYS INC. WAXAA FARXAD WEYN U AH IN AY SOO BANDHIGTO ADEEG MUDDO LAGA DHURSUGAYAY OO AY MACAAMIIL BADAN HADAL HAYEEN, ADEEGAN WAXAA LA YIRAAHDAA LIVE STREAM (TABIN TOOS AH).

0 Visits: 1035 | Saturday October 12, 2013 - 22:33:07
Hargeysa(Xogreebnews.com--Shirkadda Ileys Inc. waxaa farxad weyn u ah in ay soo bandhigto adeeg muddo laga dhursugayay oo ay macaamiil badan hadal hayeen, adeegan waxaa la yiraahdaa Live Stream (Tabin toos ah).

Read More »

Shirkii Madaxda Midowga Afrika Oo La Soo Gaba Gabeeyey Leyskuna Raacay In Aan Maxkamad La Soo Taagi Karin Madaxweyne Afrikaan Ah Oo Xil Haya(Daawo Sawiro)

0 Visits: 944 | Saturday October 12, 2013 - 21:26:13
Addis Ababa(xogreebnews.com- Shirkii Madaxweynayaasha Midowga Afrika ayaa la soo gabogabeeyey iyadoo go'aanadii ka soo baxey ay ka mid ahaayeen in Madaxda Midowga Afrika

Read More »

Mujaahidka Weyn Ee Ibraahim Dhagaweyne Oo Sheegay In Aysan Berberi Noqon Meel Dadka Laga Caayo Si Diiranna U Soo Dhaweeyey Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1129 | Saturday October 12, 2013 - 21:17:56
Berbera(xogreebnews.com-Mujaahid Ibrahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa sheegay inaanay magaalada Berbera noqon doonin meel dadka laga caayo, waxaanu intaas raaciyay in mar labaad la xorayn doono.

Read More »

WASIIRU-DAWLE CADAYSTAY AF-LAGAADADA ASXAABTA MUCAARIDKA AH OO EEDEYMO BIILA AQOON AH UU JEEDIYAY XISBIGA WADANI

0 Visits: 1018 | Saturday October 12, 2013 - 20:52:47
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiiru dawlaha wasaarada Maliyada mudane Cimaan Cabdilaahi Saxardiid (cadaani), Oo maanta Shir Jara'iid Ku qabtay Xafiiskiisa Ayaa ka Hadlay, Eedaymihi Ay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani u So Jeediyeen Misaniyada Iyo Wasaarada Maaliyada, Iyada

Read More »

MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.

0 Visits: 877 | Saturday October 12, 2013 - 20:45:07
MADAXWEYNE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TACSI TIIRAANYO LEH UU DIRAY MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.

Read More »

Ma dhabaa Qoyska Reer Siilaanyo inay Turkiga kaga tashadeen Doorashada soo socota?

0 Visits: 942 | Saturday October 12, 2013 - 20:35:54
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti ka kooban Sadex wasiir oo kala ah Arrimaha Dibeda, Ganacsiga iyo Macdanta ayaa muddo toddobaad ka badan Dalka Turkiga u safray iyagoo mudadii ay joogeen kulamo la yeeshay Raysal wasaaraha Dalkaasi iyo madax kale

Read More »

Warbaahinta Madaxa banaan oo saartay Guddi la saxda lana socota Wararka

0 Visits: 943 | Friday October 11, 2013 - 22:03:49
Hargeysa(xogreebnews.com-Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ayaa soo saaray laba qoddob oo ka soo baxay kulamo iyo Doodo ay ka yeesheen Mihnada saxaafadeed ee ay gacanta ku hayaan, taasoo ay u arkaan Iagaga bixi karo caqabadaha jira.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Dhulka Ku Jiiday Madaxweyne Xassan Sheikh Iyo Axmed Siilaanyo

0 Visits: 922 | Friday October 11, 2013 - 21:37:18
Muqdisho(xogreebnews.com-- Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo wareysi uu siiyay mid kamid ah Idaacadaha Magaalladda Muqdisho waxa uuna ku sheegay in uu Xassan Sheekh Maxamuud,

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Iyo Marwadiisa Huda Barkhad Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

0 Visits: 1114 | Friday October 11, 2013 - 21:21:27
Hargaysa(Xogreebnews.com- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha

Read More »

Maamulka Dekadda Iyo Kastamka Berbera Oo Beeniyay In Shirkada Genel Ay Macdan Ka Dhoofinayso Marsadda

0 Visits: 912 | Friday October 11, 2013 - 20:03:29
Hargaysa(xogreebnews.com) Maamulka Dekadda Berbera iyo maamulka kastamka Berbera, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen ay ku beeniyeen inaanay jirin warar sheegayay in shirkadda shiidaalka ka qodaysa ee Genel Energy ay Kontiinaro ay macdan ku

Read More »

Shirkada aljaabiri o Todabadii casho e u danbeeyay gacmaha ka laabatay Iibsigii xoolaha e saylada burco maxaa sababay–

0 Visits: 1043 | Friday October 11, 2013 - 19:06:42
Saylada Xoolaha Nool lagu kala iibsado e Magaalada Burco 0o todobadii casho e u danbeeyay o aan dilaaliinta shirkada aljaabiri waxba ka iibsan,maxaa sababay, waxanu waraysi khaasa ka

Read More »

DAAWO :WARKII U DANEBEYEY SHAQAAQADI KA DHACADAY DEGAAN KA QARARO

0 Visits: 883 | Thursday October 10, 2013 - 19:19:33
DAAWO :WARKII U DANEBEYEY SHAQAAQADI KA DHACADAY DEGAAN KA QARARO

Read More »

SIILAANYO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY IYAADO AAN LA GARAN KARIN WAXAA SOO GAABIYAY SAFARKIISI U KU GAALA BIXIN LAHAA DALAL BADAN:

0 Visits: 1131 | Thursday October 10, 2013 - 19:15:27
Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maanta galin kii danbe kuso guryo noqday dalka madaxweyne siilaanyo oo safar kooban kusoo qaatay dalka tugriga.madaxweynaha ayaa

Read More »

Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

0 Visits: 1197 | Thursday October 10, 2013 - 14:13:38
Intiini la so-cootay sheekeeddi xiisaha lahaayd ee dheex martay wasiir cukuse iyo oday kasoo baqoolay koon-furta soomaliiya gaar ahaanna magaalada Muqdisho,taaso ku dhex martay mar-fish lagu qayilo oo ku yaalla magaalada Hargeisa.

Read More »

Xisbiga UCID Oo Jawaab Deg Deg Ah Ka Bixiyay Jawaab Ay Gudida Diiwaangelintu Ka Soo Celiyeen Dawcad UCID U Gudbisay

0 Visits: 956 | Thursday October 10, 2013 - 10:04:35
JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

Read More »

Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo

0 Visits: 926 | Thursday October 10, 2013 - 10:01:40
Maayarka magaalada Berbera oo sheegay in uu la dhacsanyahay siyaasada Siilaanyo, Dibna ugu adkaystay in uu UCID-yahay, Daawo

Read More »

Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

0 Visits: 1010 | Thursday October 10, 2013 - 09:49:58
Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Oo Ka Soo Jawaabay Dacwad Uu Xisbiga UCID U Soo Gudbiyay

Read More »

Gudoomiyaha Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Baashe Moorgan oo Telefoon ku wadahadlay iyo sheekadii dhexmartay!.

0 Visits: 1064 | Thursday October 10, 2013 - 09:46:00
Hargeisa-(xogreebnews.com-Masuul mudakara oo aad ugu dhawdhaw Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo ka cudur daartay inaan magaciisa warbaahinta la gelin

Read More »

featured