Wararka

Cali Guray oo shaki ka muujiyay Daacadnimadda Dawladda ee Diiwaangelinta “Haddii aanu aragno Madaxweynaha oo Daacad ka ah Diwaangalinta sankaa Noo daloola in aanu ku dhaqano”Cali Guray

0 Visits: 968 | Thursday October 10, 2013 - 09:42:42
Hargeysa(xogreebnews.com- Gudoomiyaha ku xigeenka Xisbiga UCID Muj. Cali Guray ayaa Xukuumada Madaxweyne Siillayo uga digay in ay ku dhaqaaqdo wax alle iyo wixii khal khal galin kara Diwaan galinta codbixiyaasha ee la filayo in dalka ay ka qabsoonto sanadka soo socda, isaga oo xusay in Xisbiyada Mucaaridka

Read More »

Iska horimaad hubaysan iyo Dirir ka dhex qaraxday laba Ardaa oo Beesha Bariga Burco ka soo wada jeeda+khasaarihii nafeed ee ka dhashay dagaalkaas!.

0 Visits: 930 | Thursday October 10, 2013 - 09:39:06
Qoor-lugud-(xogreebnews.com-Hal ruux oo Rayid ah ayaa ku dhintay, Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Somalilanda wuu ku dhaawacmay iska horimaad iyo dirir ka dhex qaraxday laba Ardaa (Axmed Faarax iyo Suulal-madaw) oo ka soo jeeda Beesha bariga Burco degaanka Qararo oo ka tirsan Qoor-lugud.

Read More »

Xildhibaan Waabeeye Oo Dhaawac Gaadhsiiyay Xildhibaan Rayte, Iyo Xoog Oo Nac Nac Sigay

0 Visits: 1053 | Wednesday October 09, 2013 - 19:24:29
Hargaysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye isla markaana ah Guddoomiye kuixgeenka Xisbiga Kulmiye ayaa manta dhaawac gaadhsiiyay Xildhibaan rayte kadib markii ay ka soo dareereen Dood uu Telefishanka HCTV ugu qabtay Xarunta Golaha Wakiiladda kaasoo la dhex dhigay afar Xildhibaan oo…

Read More »

GUDIDA DHAQAALAHA EE WAKIILADA OO KU TALIYAY IN LA ANSAXIIYO MIISANIYADA 2014

0 Visits: 900 | Monday October 07, 2013 - 18:34:10
Hargaysa(xogreebnews.com-Gudiggu waxay Ku Baaqday In Golaha la Horkeeno Ha'yadaha Miisaaniyada ku jira ee aan sharciyadooda la Ansixin Gudigga dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta warbixin ay horgeeyeen aqalkaasi waxay ku baaqeen in la ansixiyo miisaaniyad sanadkeedka qaranka ee 2014-ka…

Read More »

Boqor Raabi Waa Hormuudka Madax-Dhaqameedka Mana Gayo Af Xummo Iyo In Lagu Tilmaamo Waxaanu Caado Uu Lahayn.

0 Visits: 1081 | Monday October 07, 2013 - 18:21:55
Waxaa ayaan darro ah in la af-lagaadeeyo oday dhaqameed ku Hawlan horumarinta bulshada,dadkaasina waxaay garan la yihiin cida gayda cayda iyo kuwa kale

Read More »

Maraykanka Oo Sheegtay Weerakii Lagu Qaaday Guriga Hogaamiyaha Shabaab Iyo Hogaamiyihii Alqaacida Liibiya Oo La Qabtay

0 Visits: 1216 | Sunday October 06, 2013 - 14:17:14
Baraawe(xogreebnews.com- — Ciidamada gaarka ah ee Marykanka ayaa ka fuliyay qaarada Africa laba weerar oo qorshaysan oo kala duwan, mid ka mid ah labada weerar waxuu kadhacay laguna ugaarsanaayay hogaamiyaha ama amiirka Al-shabaab, kan kalane waxuu ka

Read More »

Daawo Ruwaayad Laga Sameeyey Musuqmaasuqa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 1076 | Sunday October 06, 2013 - 14:10:53
Ruwaayad aad u xiisa badan oo laga sameeyay Musuqmaasuqa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo baryahan dambe shacabku carabka ku hayaan.

Read More »

CEERIGAABO:RABSHADO HADHEEYAY MAGAALADA IYO ODAYAAL XABSIGA LOO TAXAABAY+DHALINYARO GAADOODAY.

0 Visits: 1029 | Saturday October 05, 2013 - 21:48:29
Ceerigaabo(xogreebnews.com--Mudaharaad lagaga soo horjeedo imaantinka Koox wasiiro ah oo maalintii shalay magaalada Ceergaabo soo gaadhay ayaa maanta ka dhacay magaaladaasi,Imaatinka wasiiradan oo salka ku hayey xalinta raadadkii tabnaa ee ay ka tagtay

Read More »

Weftigii Uu Madaxwayne Silanyo Hogaaminayey Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Somalida U Qaabilsan Turkiga Iyo Qaar Ka Mid Ah Maal-galiyeyaasha Dalkaasi.

0 Visits: 909 | Saturday October 05, 2013 - 21:43:44
Istanbul(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaamiyay ee socdaalka shaqo ku joogay maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga, ayaa maanta magaaladda Istanbuul kula kulmay safiirka dalkaasi u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga UCID- Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Sababta Uu Siilaanyo Salaanta Uga Qaadi Waayay.

0 Visits: 965 | Saturday October 05, 2013 - 21:36:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababta uu uga qaadi waayay madaxweyne Axmed Siilaanyo, Salaantii uu la tiigsaday toddobaadkii hore.

Read More »

Sheeko Xiiso Badan:Kulan Dheex Maray Wasiir Cukuse Iyo Oday Aqoon Uu Leh.

0 Visits: 1014 | Saturday October 05, 2013 - 13:03:33
Hargeisa(xogreebnews.com-Taarikhddu ma guurto mana dhammaato ayaanti alle keenaba- waxba ku soo kordha maantana bal aynu eegno kulaan-kan oo ah sheeko qayilaad odaygan oo lagu magacaabo aw farax iyo cukuse .

Read More »

Weerar Saaka Waaberigii Lagu Qaaday Magaalada Baraawe Oo Fuliyeen Ciidano Ajaanib Ah

0 Visits: 1015 | Saturday October 05, 2013 - 11:24:07
Baraawe (xogreebnews.com-War goordhow naga soo gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar saaka waaberigii lagu qaaday magaaladaasi ka dib markii ciidamo ajnabi ah oo la socday diyaarad ay ku dul degeen guri ku yaalla magaaladaasi.

Read More »

Somaliland Iyo Somaliya Oo Mar Kale Ku Kulmaya Dalka Turkiga Si Loo Sii Ambaqaado Wada Hadaladii Horay U Furmay

0 Visits: 886 | Saturday October 05, 2013 - 08:06:45
Hargeysa(xogreebnews.com- Bisha November ee soo socota ayaa la filayaa in wafdiyo ka socda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ay kalunkii saddexaad ku yeeshaan dalka Turkiga, kaasoo lagu sii wadayo wadahadalka u socda labada dhinac. Wasiirka ganacsiga

Read More »

MAXAA SABABAY IN AFAR WASIIR AY GURE KU GALAN CEERIGABO?

0 Visits: 1111 | Saturday October 05, 2013 - 07:56:19
Ceergaabo (Xogrebnews.com-Wefti afar Wasiir ka kooban oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda

Read More »

WASIIR MAXAMED YONIS BIIXI WUXUU KA DHAMAAN WAAYAY DIFAACA WASIIRADA UU SIILAANYO ADEERKA U YAHAY EE LACAGAHA LUNSADAY, DARDAR GELINTII WASAARADDIISA EE LAGA FILAYAYNA MA AQAAN MEESHA AY MARTAY?

0 Visits: 865 | Saturday October 05, 2013 - 07:50:26
Waxa aan odhan karaa maamulka Somaliland waa maamulka/dalka keli ah ee aan lahayn qorshe ka dheer bishan lagu jiro. Waxa aynu wada ognahay in hayadda Qaramada Midoobay (UN), dawladaha reer galbeedka iyo dhamaan dunida carabtu isku raacsan yihiin in sanadka 2016ku noqdo

Read More »

Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muwaadin Fikirkiisa Cabiray Oo Ay Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay.

0 Visits: 892 | Friday October 04, 2013 - 19:47:20
Hargeysa(xogreebnews.com-xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Canbaareeyay Xadhiga Muwaadin Ismaaciil Maxamed Ciise oo dhawaan Maqaal uu Fikirkiisa ku Cabiray oo uu kaga hadlayey in anay beesha uu ka soo jeedo wasiirka warfaafintu aanay haysan taageerada xukuumadda ayaa waxa amar uu bixiyey wasiirka warfaafintu…

Read More »

AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO SHEEGAY TALLO AY HORE UU SIIYEEN DAWLADU KU DHAQAAQDAY,

0 Visits: 919 | Friday October 04, 2013 - 19:38:27
Stockholm (xogreebnews.com-Waxa galabta madaarka caalamiga ah ee Arlanda International Airport ee magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo Musharaxa madax weynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen oo ku joogay booqasho rasmi ah oo uu ka heley…

Read More »

Magacyada Tahriibayaal Hargeysa Iyo Laascaanood Ka Tagay Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Saxaraha Liibiya Iyo Suudaan U Dhexeeya

0 Visits: 993 | Thursday October 03, 2013 - 21:54:37
Tripoli (xogreebnews.com- Khasaare Dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay saxaraha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Suudaan, ka dib markii gaadhi Tahriibinayey Soomaali iyo Ajaanib kale uu qalibmay.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha Turkiga

0 Visits: 919 | Thursday October 03, 2013 - 21:26:57
Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee socdaalka ku jooga dalka Turkiga, ayaa xalay kullamo la yeeshay Gudida horumarinta dhaqaalaha ee Turkiga oo ay ka wada

Read More »

featured