Wararka

Weerar Saaka Waaberigii Lagu Qaaday Magaalada Baraawe Oo Fuliyeen Ciidano Ajaanib Ah

0 Visits: 1019 | Saturday October 05, 2013 - 11:24:07
Baraawe (xogreebnews.com-War goordhow naga soo gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar saaka waaberigii lagu qaaday magaaladaasi ka dib markii ciidamo ajnabi ah oo la socday diyaarad ay ku dul degeen guri ku yaalla magaaladaasi.

Read More »

Somaliland Iyo Somaliya Oo Mar Kale Ku Kulmaya Dalka Turkiga Si Loo Sii Ambaqaado Wada Hadaladii Horay U Furmay

0 Visits: 893 | Saturday October 05, 2013 - 08:06:45
Hargeysa(xogreebnews.com- Bisha November ee soo socota ayaa la filayaa in wafdiyo ka socda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ay kalunkii saddexaad ku yeeshaan dalka Turkiga, kaasoo lagu sii wadayo wadahadalka u socda labada dhinac. Wasiirka ganacsiga

Read More »

MAXAA SABABAY IN AFAR WASIIR AY GURE KU GALAN CEERIGABO?

0 Visits: 1113 | Saturday October 05, 2013 - 07:56:19
Ceergaabo (Xogrebnews.com-Wefti afar Wasiir ka kooban oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Xanaanadda

Read More »

WASIIR MAXAMED YONIS BIIXI WUXUU KA DHAMAAN WAAYAY DIFAACA WASIIRADA UU SIILAANYO ADEERKA U YAHAY EE LACAGAHA LUNSADAY, DARDAR GELINTII WASAARADDIISA EE LAGA FILAYAYNA MA AQAAN MEESHA AY MARTAY?

0 Visits: 866 | Saturday October 05, 2013 - 07:50:26
Waxa aan odhan karaa maamulka Somaliland waa maamulka/dalka keli ah ee aan lahayn qorshe ka dheer bishan lagu jiro. Waxa aynu wada ognahay in hayadda Qaramada Midoobay (UN), dawladaha reer galbeedka iyo dhamaan dunida carabtu isku raacsan yihiin in sanadka 2016ku noqdo

Read More »

Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muwaadin Fikirkiisa Cabiray Oo Ay Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay.

0 Visits: 894 | Friday October 04, 2013 - 19:47:20
Hargeysa(xogreebnews.com-xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Canbaareeyay Xadhiga Muwaadin Ismaaciil Maxamed Ciise oo dhawaan Maqaal uu Fikirkiisa ku Cabiray oo uu kaga hadlayey in anay beesha uu ka soo jeedo wasiirka warfaafintu aanay haysan taageerada xukuumadda ayaa waxa amar uu bixiyey wasiirka warfaafintu…

Read More »

AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO SHEEGAY TALLO AY HORE UU SIIYEEN DAWLADU KU DHAQAAQDAY,

0 Visits: 921 | Friday October 04, 2013 - 19:38:27
Stockholm (xogreebnews.com-Waxa galabta madaarka caalamiga ah ee Arlanda International Airport ee magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo Musharaxa madax weynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen oo ku joogay booqasho rasmi ah oo uu ka heley…

Read More »

Magacyada Tahriibayaal Hargeysa Iyo Laascaanood Ka Tagay Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Saxaraha Liibiya Iyo Suudaan U Dhexeeya

0 Visits: 1000 | Thursday October 03, 2013 - 21:54:37
Tripoli (xogreebnews.com- Khasaare Dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay saxaraha u dhexeeya dalalka Liibiya iyo Suudaan, ka dib markii gaadhi Tahriibinayey Soomaali iyo Ajaanib kale uu qalibmay.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha Turkiga

0 Visits: 921 | Thursday October 03, 2013 - 21:26:57
Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee socdaalka ku jooga dalka Turkiga, ayaa xalay kullamo la yeeshay Gudida horumarinta dhaqaalaha ee Turkiga oo ay ka wada

Read More »

Xukumada ismaaciil Cumar Geelle oo Xabsiga dhigtay Af-hayeenka isbahaysaiga Mucaaradka USN

0 Visits: 953 | Thursday October 03, 2013 - 07:59:21
Djabout(xogreebnews.com-Xukumada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xabsiga dhigtay Af-hayeenka Isbahaysiga mucaaridka Djabuuti Daahir Axmed faarax (DAF).

Read More »

WIIL DHALINYARO AH OO DHAGAX LAGU QAARAJIYAY HARGEISA IYO GACAN KU DHIG-LAHAASHI OO XABSIGA LA DHIGAY.

0 Visits: 1075 | Thursday October 03, 2013 - 07:51:53
Hargeisa-(xogreebnews.com-Wiil dhalinyaro ah oo magaciisa la odhan jiray Mustafe Cabdi Xaaxi ,kana mid ahaa dhalinyarada dhawaan ka qalin jebisay Jaamacadaha Hargeysa ayaa qudha laga jaray caawa agagaarka xaafada Sheedaha ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa isagoo sida la sheegay ay

Read More »

Eng. Maxamed Xaashi Oo Sheegay Inaanay Wax Dan Ahi Somaliland Ugu Jirin Wada Hadalada Somaliya, Kana Hadlay Dhibaatada Ugu Weyn Ee Dalka Haysata

0 Visits: 966 | Wednesday October 02, 2013 - 21:50:14
Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka dayriyay inay wax natiijo ahi ka soo bixi doonaan wada hadalada u soda Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay inaanay wax faa'iido ahi uga jirin Somaliland.

Read More »

Maanso Cusub oo xiiso leh ayaanu Maanta idinsoo Bandhigayna Waxaana qoray Abwaan Maxamed C/qaadir Colhaye Dhageysi wacan

0 Visits: 956 | Wednesday October 02, 2013 - 21:37:02
Maanso Cusub oo xiiso leh ayaanu Maanta idinsoo Bandhigayna Waxaana qoray Abwaan Maxamed C/qaadir Colhaye Dhageysi wacan

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Xabsiga U Taxaabay Wiil Warqad Furan U Qoray Madaxwyne Siilaanyo Maxaase Ku Qor’naa Warqadaasi Halkani Ka Akhriso

0 Visits: 1017 | Wednesday October 02, 2013 - 20:25:18
Hargysa,(xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta mudane Cabdilaahi Maxamed Cukuse, ayaa maanta xabsiga u taxaabay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Ismaciil Ciise Muuse oo deegaan ahaan ay wasiir Cukuse meel ka soo wada jeedaan.

Read More »

Waftigi Uu Hoggaaminayay Madaxweyne Siilaanyo Ayaa kullan la qaatay Raysalwasaaraha wadankan turkiga

0 Visits: 990 | Wednesday October 02, 2013 - 20:02:02
Hargeisa(xogreebnews.com-Sidaa uu ku waramaayo wariyaha gaar ka ah ee madaxweyne siilaanyo ayaa kullano la qaatay madaxda dalka tugriga u sareeya una ka mid yahay raysal wasaraha dalka tugriga,sidaasna waxaa lagu sheegay war lasoo dhigay barta uu ku leeyhay

Read More »

Qarax miino oo aan cidna wax ku noqonin oo ka dhacay xarunta odayaasha dhaqanka Beelaha Absame ee nawaaxiga Madaxtooyada Kismaayo

0 Visits: 912 | Wednesday October 02, 2013 - 19:52:18
Kismaayo(xogreebnews.com-War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa soo sheegaya in qarax miino oo aysan cidna wax ku noqonin uu goordhow ka dhacay xarunta odayaasha Dhaqanka ee beelaha Absame taasoo ku taala xaafada Siinaay ee deeganka Farjano ee magaalada Kismaayo.

Read More »

Maxaa Sababay In Wasiir Cukuse Sirta Madaxtooyada Suuqa Kaga Sheekeeyo?

0 Visits: 924 | Wednesday October 02, 2013 - 19:36:39
Intiini daawatay warkii xallay ee safarka madaxweyne siilaanyo uu ugu kicitimo,dalka Turkiga Waxaad

Read More »

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga

0 Visits: 971 | Wednesday October 02, 2013 - 16:35:18
Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga

Read More »

Itoobiya Oo Soo Xidhay Xafiiskeedii Garowe Iyo Fiisayaashii Basaaboor Somaliga Oo Hargeysa Loo Soo wareejiyay

0 Visits: 1046 | Wednesday October 02, 2013 - 16:32:07
Hargeysa (xogreebnews.com-warar isa soo taraya oo ka soo baxaya qaabkii Qunsuliyadda Itoobiya ku leedahay Hargeysa ayaa sheegaya in ay sadexdii maalmood ee u danbeeyay ay bilowday in ay Fiisayaal ku bixiso baasaaboorka E-passport-ka Somaliya kaasoo aanay hore u bixin jirin.

Read More »

“Haddii Ay Ka Baxaan Heshiiskaas, Soomaaliya Dambe Oo Aanu Shir Isugu Imanaynaa Ma Jirto” Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi

0 Visits: 928 | Wednesday October 02, 2013 - 16:27:22
Hargaysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax shirar iyo kulamo dambe ah la geli doonin dawlada Soomaaliya haddii ay ka baxdo heshiishkii ahaa in xarunta laga maamulayo hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga dhigo magaalada Hargaysa.

Read More »

featured