Wararka

Bulsho tv sii toosa uga daawo shabakadda warar ka ee xogreebnews.com-

0 Visits: 965 | Tuesday October 01, 2013 - 20:42:44
Warkii Bulsho Tv Ee Caawa 1-Oct-13 Waxaana Idiin Soo Jeedin Doona Weriye Casiisa Cabdillaahi Aadam.

Read More »

Madaxweyne siilaany oo Safar an ujeedadiisu cadayn ugu baxay Dalka Turkiga balse lagu sheegay casuumad.

0 Visits: 974 | Tuesday October 01, 2013 - 20:01:47
Hargeysa(xogreebnews.com-Wafti uu Hoggaaminayo Madxweynaha Somaliland ayaa saaka safar ugu ambabaxay Dalka Turkiga. Waftigan ka Duulay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa ka kooban Xubno Wasiirro ah oo madaxweynaha ku

Read More »

Dahab Shiil Oo Ku Guulaystay Inay Maxkamada UK Hakiso Go’aanka Baanka Barclays

0 Visits: 813 | Tuesday October 01, 2013 - 19:47:46
hargeysa(xogreebnews.com-Shirkadda xawaaladda ee Dahabshiil ayaa ku guuleysatay in dib loo dhigo go'aanka bangi British ah Barclays oo ay isku hayeen xidhitaanka sanduuqa xawaaladaha loo diro Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Qaadhaan Uruurinta Wadada Ceergaabo isaago dalka ka baxay

0 Visits: 784 | Tuesday October 01, 2013 - 19:23:00
WAR-SAXAAFADEED-Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mundane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Guddi qaadhaan Ururin ah u magacaabay dhismaha

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Qaadhaan Uruurinta Wadada Ceergaabo isaago dalka ka baxay

0 Visits: 875 | Tuesday October 01, 2013 - 19:18:46
WAR-SAXAAFADEED-Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mundane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Guddi qaadhaan Ururin ah u magacaabay dhismaha

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO BILLAABAY OLOOLIHI DEGMOOYINKA EE RIYAALE KU HUN-GOOBAY.MAGACABAYNA DEGMO HOR-LEH

0 Visits: 1055 | Tuesday October 01, 2013 - 19:08:18
HARGEYSA (xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto ku magacaabay degmo cusub oo uu ka dhigay degmadda Awr-boogays ee gobolka Sanaag.

Read More »

Safarada Madaxweyne Siilanyo Ku Tegi Doono Turkiga+ UK+France+ Djibouti Iyo Waxay Daaran Yihiin!

0 Visits: 910 | Tuesday October 01, 2013 - 11:46:08
Sida ilo wareedyo u dhuun daloola Qasriga Madaxtooyadu xogreebnews.com- u sheegeen Madaxweyne Siilanyo ayaa la filayaa inuu Safar qaadan doona ilaa dhawr Todobaad ku galabixin doono dhawr Wadan.

Read More »

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Qalinka Ku Duugay Heshiis Ku Kacaya Shan Milyan Oo Lagu Dayac Tirayo Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa

0 Visits: 895 | Tuesday October 01, 2013 - 10:57:34
Hargeisa(xogreebnews.com-Sidoo kale, qayb ka mid ah lacagtaas ayaa lagu balaadhin doonaa Madaarka gaar ahaan parking-ka diyaaraduhu istaagaan iyo meelaha kale ee Muhiimka u ah Madaarka.

Read More »

” Labada Xildhibaan EeTaageerada U Muujiyay Xisbiga Kulmiye Waan Soo Bedelanaynaa Waayo Waxay Ku Fadhiyaan Codkii Ucid” Jamal Cali Xuseen

0 Visits: 918 | Monday September 30, 2013 - 19:14:53
Hargaysa(xogreebnews.com— Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaciyey go'aanka ay ka qaateen munaasibad maayarka degmada Berbera iyo xildhibaan ka tirsan golaha deeganka Berbera ay taageero ugu muujiyeen xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Read More »

Maayarka Hargeysa Oo Wareegto Ku Mamnuucay Qorsheynta Dhulka Buuraleyda Ah

0 Visits: 994 | Monday September 30, 2013 - 19:10:29
Hargaysa(xogreebnews.com--Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku hareeraysan magaalada.

Read More »

Dawladaha Maraykanka, Faransiiska iyo Ingiriiska oo dagaalka u galaya Muwaadiniintoodu lagu laayay Weerarkaasi iyo Madaxweynaha Somaliya oo aqbalay

0 Visits: 968 | Monday September 30, 2013 - 19:05:02
somaKenya(xogreebnews.com-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganeysa Sirdoonka Dalka Kenya ayaa qortay War ku saabsan in uu baxsaday Sarkaalkii u fududeeyay Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee gudaha u galay Xarunta Westgate Mall kana midka ahaa ragii wax ka qaaday weerarkaasi.

Read More »

Wasiirka Duulista oo Kuwait u dhoofay hawlaha laga filaayo in ay ka wada-hadlaan.

0 Visits: 944 | Monday September 30, 2013 - 19:01:24
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa doraad u dhoofay Dalka Kuwait, halkaas oo la m xfilayo in uu ku soo saxeexo Lacag danbe oo Dawladda Dalkaasi ugu talo gashay in lagu kordhiyo Madaarka hargeysa oo ay Hore ugu bixisay lacagtii lagu dhisay.

Read More »

AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO GABAY KOOBAN KAGA HADLAY KU BIRISTI CABDI SHAKUUR CIDIN IYO ABAAL LA"AANTIISA

0 Visits: 998 | Monday September 30, 2013 - 09:07:07
Hargeisa-xogreebnews.com-GABAYGAN KOOBAN OO UU AQOON yahan ku soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook ayaa aad uu kooban balse micne ahaan waa mid weyn waxaanu uu dhigna sidaan.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Boosaha “Madashu Waa Raad Abeeso-Dr. Cabdijibaar oo bare ka ah (Macalin) Jaamacada Burco, waxa uu ku dooday in Siyaasiyiin ka tirsan Madasha Wada-tashiga ay caqabad ....

0 Visits: 894 | Monday September 30, 2013 - 08:58:22
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland [Wakhtigii Madaxweyne Cigaal), Dr. Cabdijibaar Maxamed Cabdi, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mawqifkiisa Siyaasadeed ee ku wajahan marxalada uu dalku marayo, waxana uu si adag u naqdiyey Siyaasiyiinta la magac-baxay…

Read More »

Gudoomiyaha Iyo Musharaxa Madaxweynenimo ee UCID oo ku goodiyey inay Xisbiga ka eryi doonaan,soona Gudbin doonaan xubnahii bedeli lahaa Mayarka Berbera Iyo xubintii wehelinaysay

0 Visits: 779 | Monday September 30, 2013 - 08:46:24
Hargeisa-(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku goodiyey inuu xubinimadii xisbiga Ucid ka eryi doono Maayarka Berbera Cabdishakuur Ciddin iyo Xildhibaan kale oo Munaasibad ilyartu isqabatay kaga dhawaaqey inay ka guureen xisbiga UCID,kuna wareegeen xisbiga Kulmiye oo

Read More »

Shekh Tageeray Hawl-galkii Al-shabaab Ee Westgate Mall Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0 Visits: 923 | Sunday September 29, 2013 - 21:46:48
Xadhiga Sheekha waxaa noo xaqiijiyey afhayeenka Ururka Xisbullah Cali Cumar Maxamuud, isagoo noo sheegay in

Read More »

Waa In Deg Deg Looga Qaadaa Xilka Maayirka Berbera Ee Jabiyey Xeerka Dawladaha Hoose Ee Baarlamaanku Ansaxiyey Haddii Kale Xeerkii Ay Ansaxiyeen Ee Wadooyinka Ee Danyarta Cashuurta Loogu kordhiyey Shaqeyn Maayo.

0 Visits: 962 | Sunday September 29, 2013 - 19:58:59
Hargeisa(xogreebnews.com-somaliland waxay ku kala danbeysaa oo jiritaankeeda sal u ah waa xeerarka sharciga ah ee ka soo baxa golayaasha xeer dejinta, iyadoo golaha wakiilada iyo guurtiduba

Read More »

Sheikh maxamuud oo caan ah ayaa si aan ganbasho laheyn u taageertay weerarkii Al-shabaab ka geesteen Westgate Mall

0 Visits: 911 | Sunday September 29, 2013 - 17:44:07
Hargeisa(Xogreebnews.com-Sheikh Maxamuud C/llahi Gelle, oo ah Guddoomiyaha Ururka Xizbulah ee Somaliland, ayaa sheegay inuu xaq yahay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga ee dhawaan lagu weeraray Magaalladda Nairobi.

Read More »

Dagaal Qadhaadh Oo Ciidamada Puntland Iyo Al-Shabaab Ku Dhex Maray Buuraha Galgala

0 Visits: 1064 | Sunday September 29, 2013 - 16:42:23
Boosaaso(xogreebnews.com-Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada daraawiishta Puntland iyo dagaalyahanada Shabaab ku dhex maray buuraha Galgala, halkaasoo ay saldhigyo ku leeyihiin Shabaab.

Read More »

Marwo Faadumo Siciid Oo Wax Laga Xummaado Ku Tilmaantay Dhaqanada Ay Ku Kacdo Xukuumadda Siilaanyo.

0 Visits: 1069 | Sunday September 29, 2013 - 16:29:09
Hargeisa(xogreebnews.com-xoghayaha maaliyada xisbiga mucaaridka ah ee Ucid marwo Faadumo Siciid ayaa si weyn u dhaliishay go,aanka ay xukuumada kaga hor istaagay masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka ah inay hadalka ka jeediyeen munaasibadii loo qabtay dufcadii 10-aad ee ka qalin jabisa jaamacada Magaalada…

Read More »

featured