Wararka

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen: waa siyaasi haysta taageero buuxda waxbana u noqon-maayo ka bixitaanka Maayarka Berbera iyo saaxiibkii.

0 Visits: 1014 | Sunday September 29, 2013 - 14:42:54
Maayarka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidi) iyo xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka

Read More »

Baadhitaan Lagu Sameenayo Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Ingiriiska(Warbixin)

0 Visits: 944 | Sunday September 29, 2013 - 14:30:05
London(xogreebnews.com-Ninka sugaya dhaxalka Boqortooyada Ingiriiska Charles ayaa waxaa lagu sameenayaa baaritaan awoodiisa, kadib markii ay soo baxeen dhaliilo lagu sheegayo in uu adeegsaday awood ka baxsan xilkiisa. Prince Charles ayaa kamid ah dadka ugu dhaqaalaha badan dalka Ingiriiska, waxaana…

Read More »

Xildhibaanada Nacnac Iyo Tukaale Oo Ka Jawaabay Eedaha Loo Jeedinayo Mudanayaasha Ansixiyay Xeerka Wadooyinka Ee Ah Inay Lacag Ku Codeeyeen

0 Visits: 956 | Sunday September 29, 2013 - 14:26:21
Hargeysa (xogreebnews.com— Xildhibaan Bashiir Tukaale, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee u coddeeyay xeerkii Takaaliifta horumarinta wadooyinka oo uu hore uga soo horjeeday, ayaa ka dareen celiyey aragtida shacabka qaar qabaan ee ah in isaga iyo Mudanayaashii xeerkii meel mariyeyba…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Amar ku bixiyay in Garoomo cusub laga dhiso Goboladda oo dhan

0 Visits: 924 | Sunday September 29, 2013 - 14:22:03
Hargeysa(xogreebnews.com)Xukuumadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay sanadkan in Garoomo lagu ciyaaro kubadda laga dhiso dhamaan goboladda Dalka si looga baxo Garoomo la'aanta ka jirta, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo sidaas faray Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa.

Read More »

CABDISHAKUUR CIDIN WUXUU NOQDAY NIN TIGIDH U GOOSTAY RIWAAYAD SII DHAMAANAYSA.

0 Visits: 898 | Saturday September 28, 2013 - 21:10:07
Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa la yaab iyo amakaag ku noqotay dadweynihii faraha badnaa ee bacadka iyo gaajo oo weliba rasaasi u dheertahay ugu codeeyay Cabdishakuur Cidin markii ay maqleen inuu ku biiray Kulmiye.

Read More »

Maayar Ka Berbera Oo Bulshadi Dooratay Cod-koodi Meel Anay Rali Ka Ahaayn Kula Gal-baday

0 Visits: 1027 | Saturday September 28, 2013 - 20:42:33
Berbera(xogreebnews.com-Marka ay Xaaladu mareyso laba daran mid dooro, waa wajiyo badan oo isabad-badelka Waayaha iyo duruufaha Seymaha Siyaasada iyo noloshu kalifaan, taas oo xiliga xun iyo xidiga taagani marka uu soo waajaho bani-aadamka qofba si ugu taxaluqo Waayahaasi iyo sabanka jooga iyadoo, haladeyga…

Read More »

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa Ka Hadlay Kulan ay Xarunta Wasaarada Cadaalada iskugu yimaadeen Hayadaha adeega kaalmada sharciga.

0 Visits: 1024 | Saturday September 28, 2013 - 19:46:14
Hargeysa(Xogreebnews)- wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta ka hadlay kulan ay hayadaha kaalmada cadaaladu ku yeedeen xarunta wasaarada cadaalada ee magaalada haregysa.

Read More »

Prof. Axmed Ismaciil Samatar Oo Farta Ku Fiiqay Galdaloolooyinka Dawladda Somaliya, Somaliland-na Si Adag U Difaacay

0 Visits: 900 | Saturday September 28, 2013 - 18:58:13
Hargaysa(xogreebnews.com-"Dadka Somaliland Waxay Samaysteen Dawlad Iyo Nidaam ay isku Bad-baadiyeen" Prof. Axmed Ismaaciil Samater, ayaa si adag u difaacay qadiyadda Somaliland, isla markaana dhaliilay dawladda Muqdisho ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh oo

Read More »

Maayarka Berbera oo u Guuray Xisbiga Kulmiye +Qasriga Madaxtooyada oo xaflad soo dhaweyna u Agaasimey

0 Visits: 1032 | Saturday September 28, 2013 - 13:16:41
Berbera-(xogreebnews.com--Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin iyo xildhibaan kale oo ka tirsan golaha degaanka Berbera ,oo labadooduba ka soo baxay xisbiga Ucid ayaa la filayaa in maanta xaflad fooladeyna Qasriga Madaxtooyadu ugu qabto Hotel Maansoor Berbera.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo safar dheer ugu baxayay dalal Dibeda ah

0 Visits: 945 | Saturday September 28, 2013 - 13:12:01
Hargeysa(xogreebnews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Safar dheer oo uu ku marayo Dhawr Dal u bixi doona maalinta Berri

Read More »

Kenya oo shaacisay in Ciidamadeedu ay sii joogi doonaan Soomaaliya ayna xoojin doonto dagaalka ay kula jirto Al-shabaab

0 Visits: 960 | Friday September 27, 2013 - 20:29:12
niarobi(xogreebnews.com-Kenya ayaa sheegtay jimcaha maanta ah inaysan ciidamadeeda kala baxayn Soomaaliya, iyadoo hadalka kasoo yeeray Al-sabaab ee ah inay weerarro kale ka geysanaayaan Kenya haddii ay ciidamadeeda kala bixi wayaan Soomaaliya ku tilmaamay mid v

Read More »

gadiidka dadweynaha oo shaqo joojin uu ballaamay maalinta berri ah samaynta ay ku yeelanayso bulshada

0 Visits: 1116 | Friday September 27, 2013 - 19:45:07
Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maalinta berri ah ay uu ballaameen baabuurta basaska ee qaada rakaab ka

Read More »

Daawo:Wasiir cukuse Shalay iyo maanta Sir culus oon ka helnay Wasiir cukuse shalay markuu wariyaha ahaa Sidee uu ahaa ?

0 Visits: 972 | Friday September 27, 2013 - 18:41:59
Wasiirkani waa wasiir faanbadan , lakin maanta waxaan macaamiishayada usoo bandhigaynaa cukuse shalay muxuu ahaa bal daawo clipkan , wariyaha barnaamijkan daadihinayaa waa wasiiir (wariye ) C/laahi Cukuse . Cukuse ismuu lahayn , maalinbaad somaliland wasiir ka noqon .

Read More »

Dawlada Kenya Oo Soo Bandhigay Mid Ka Mida Raggii Weerarka Ku Qaaday Xarunta Ganacsiga Ee Westgate. Daawo -Video

0 Visits: 820 | Friday September 27, 2013 - 18:38:30
Kenya (xogreebnews.com-Ninkaa Loo haysto weerarkaa argagixisada ayaa waxaa lagu magacaabaa cabdirisaaq sheekh ax,ed waxaa la aamin san yahay in uu ka baxay saacadihii ugu

Read More »

MAXAA SABABAY IN MUUSE BIIXI UU KA XADIRI WAAYO GUNAANADKA SHIRKA HOODAALE

0 Visits: 956 | Friday September 27, 2013 - 18:31:56
Hargaysa(SLN) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa ka muquurtay ka qaybgalka gunaanadka Shirka Hoodaale ee Beesha Galbeedka, Waqooyiga iyo Ogooda Hargeysa degta oo shalay lagu soo xidhay Deegaanka Agabar oo ka tirsan ee gobolka Gabiley.

Read More »

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Westgate oo la filayo inay sii kororto iyo baroordiiq maalinkii labaad soconaysa

0 Visits: 1088 | Friday September 27, 2013 - 08:56:05
Xog-hayaha golaha sare ee Muslimiinta Kenya Aadan Wachu ayaa shaaciyay in muslimiintu ay ka qayb qaadan doonaan

Read More »

Kuwa Iyaguna waxa mamnuuca ah cabba, ee khamriga cabba ee Mas?uuliyiinta ahna hala soo qabto,

0 Visits: 922 | Friday September 27, 2013 - 08:52:41
Hargeysa (xogreebnews.com-— Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay xildhibaannada Golaha Wakiilladu ku sii daayeen maalintii Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo

Read More »

Shirkii Beesha Sacad Muuse oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo mihiim ah o laga soosaray.

0 Visits: 974 | Thursday September 26, 2013 - 22:08:23
Agabar(xogreebnews.com- Shirkii Beel waynta Sacad Muuse uga socday Degmadda Agabar ee Gobolka Gabilay ayaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay waxaana laga soo saaray qoddobadan

Read More »

Cali Xoor Xoor Wuxuu Guulwadayntii Ku Darsaday Inu Noqdo Laaluushka Loo Mariyah Gollaha Wakiiladda +Dhaqanadi Hore Loga Bartay:

0 Visits: 1012 | Thursday September 26, 2013 - 21:54:12
Cali Xoor Xoor Wuxuu Guulwadayntii Ku Darsaday Inu Noqdo Laaluushka Loo Mariyah Gollaha Wakiiladda +Dhaqanadi Hore Loga Bartay:

Read More »

Qormadii 32-aad Shacabka Somaliland Dastuurka ayaa u-damaanad qaadey ee tumaatida ku maqan ha ka taabusheystaan.–

0 Visits: 1013 | Thursday September 26, 2013 - 20:36:08
London(Xogreebnews)-Bilow-geenu waa Bisinka-iyo-Saliga iyo Tabaariga-iyo Tiirarka adag ee Eebe! Waa Qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee turxaan-bixinta ahaa ee dul-marka,iyo duur-xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka

Read More »

featured