Wararka

Anaga Waxba Dhulka Nagama Yaalaan, Ciidamada Qarankuna Waa U Diyaar In Cid Kasta Oo Ku Soo Xad-Gudubta Somaliland Ay Cashar U Dhigaan”Wasiir Caddami

0 Visits: 1184 | Sunday July 14, 2013 - 17:49:02
Hargaysa (xogreebnews.com) Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami

Read More »

Wasiir Ku Xigeen Ku Cusub Saaxada Siyaasada Oo Dhawaan Aflagaado Kula Dulkufay Faysal Cali Waraabe Oo Mar kale Isku Qaaday Siyaasiga Maxamed Xaashi Kana Hadli Waayay Hanjabaada Ciidamada Somalia

0 Visits: 1073 | Sunday July 14, 2013 - 17:38:01
Hargaysa (xogreebnews.com-Wasiir Ku xigeenka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Cabdi Daahir Camuud, ayaa jawaab ka bixiyay wax uu ku tilmaamay Gole isku sheeg sharci darro ah oo lagaga

Read More »

Musharaxa Jagada madaxtinimada utaagan xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadley Warar Been Abuur Ahaa Oo Warbaahinta Qaar Baahiyeen

0 Visits: 1218 | Sunday July 14, 2013 - 17:20:12
Hargeysa(xogreebnews.com-Musharaxa jagada madaxtinimada Somaliland ee xisbiga UCID Jamal cali Xuseen ayaa ka hadley warar ay warbaahinta qaar qoreen taasi oo ay ku sheegeen in

Read More »

Xukuumada Oo Sheegtay Inay Waynayso Ku Eegayso Xili Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhaceen Qaabka Loo Wajahayo Tafaasiisha Ka Maqan Qodobkii Maamulka Hawada

0 Visits: 1191 | Sunday July 14, 2013 - 17:12:37
Hargeysa(xogreebnews.com--wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay inay xukuumad ahaan diirad waynayso ah ku eegayaan

Read More »

Doorashadii Golaha Deegaanka Puntland Oo Fashilantay Iyo Faroole Oo Hakiyay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka Oo Berri Dhici Lahaa iyo sansan colaadeed oo muqata

0 Visits: 1048 | Sunday July 14, 2013 - 17:00:30
Garoowe (xogreebnews.com) Madaxweynaha Puntland, C/rxmaan Maxamed Faroole ayaa ku

Read More »

Muuse Biixi Oo Sida Finta uga Qayliyay Mudaharaadyo Ay Abaabulaan Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranku Miiska Wadahadalkana Ugu Baaqay Golahaas

0 Visits: 1072 | Saturday July 13, 2013 - 23:22:48
Hargeysa(xogreebnews.com--Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi mar uu maanta la hadlay Telefishanka Dawlada waxa uu ka digay maxsuulka ka dhalan doona waxa uu

Read More »

Xisbiga UCID laantiisa Uk oo soo dhaweeyey golaha wada tashiga ee dhawaan laga dhawaaqay Somaliland daawo

0 Visits: 943 | Saturday July 13, 2013 - 20:15:57
XISBIGA UCID UK OO SHIR JARAA'ID QABTAY KANA HADLAY

Read More »

Madaxtooyadda Somaliland Oo La Sheegay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Cirro U Magacaabaysa Taliyaha Sirdoonka Somaliland

0 Visits: 1183 | Saturday July 13, 2013 - 20:03:38
Hargeysa (xogreebnews.com- madaxtooyadda somaliland ayaa la filayaa inay u magacwdo taliyaha sirdoonka qaranka somaliland wasiirkii hore ee arrimaha gudaha somaliland

Read More »

“Haddii Aan Soomaliya Madaxweyne Ka Noqon Lahaa,Waan Aqoon San Lahaa Somaliland.” Prof. Axmed Ismaciil Samatar

0 Visits: 1164 | Saturday July 13, 2013 - 19:58:40
Hargaysa (xog Peebnews.com-rof. Axmed Ismaciil Samatar, ayaa sheegay inuu aqoonsan lahaa Somaliland haddii uu Madaxweyne ka noqon lahaa Soomaaliya, isla markaana uu u arki lahaa dal deris ah.

Read More »

AQOON YAHAN JAAMAC JIIR OO LA SHEEGAY IN AY XUKUUMADDU XABSIGA U TAXAABTAY

0 Visits: 1252 | Friday July 12, 2013 - 09:01:10
Aqoon yahanka da""ada yar ee jaamac jiir ayaa la sheegay in xabsiga lo taxabay sidaa ay il wareedyo lagu kalsoon yahay ay u sheegaan shabakadda wararka

Read More »

halkan ka baro casharka tafsiirka quraanka kariimka sheekh maxamed cumar dirir

0 Visits: 1783 | Friday July 12, 2013 - 08:46:42
TAFSIIRKA QURAANKA CASHIRKA 1AAD HORDHACA & SUURATU FATIXA

Read More »

BAAQYADDA TEEGEERADA AH EE LAGU TAAGEERAYO GOLAHA TOOSINTA IYO WADATASHIGA SOMALILAND OO SI AAD U SOO QULQULAYA IYO XISBIGA UCID IYO TAAGEERAYAASHIISA BRISTOL OO HAMBALYO U DIRAY GOLAHA TOOSINTA IYO WADATASHIGA QARANKA SOMALILAND

0 Visits: 1087 | Friday July 12, 2013 - 08:39:30
Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan, waxaa kale oo aan salaamayaa shacbiweynaha reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan.

Read More »

BEESHA SACAD YOONIS OO XUKUMADA SIILANYO IYO SHIRKADAHA SHIDAALKA BAADHAYA UGA DIGTAY INAANEY MASUUL KA NOQON DOONIN WIXII DHIBAATO AH EE KU YIMAADA

0 Visits: 1148 | Friday July 12, 2013 - 08:36:30
War- saxaafadeed kooban oo ay ku saxeexan yihiin kudlad ka mida odayaasha,Aqoonyahanka ,siyaasiyiinta iyo waxgaradka

Read More »

MUSHARAXA GARAADKA BEESHA SACAD MUUSE OO TAAGEERAY GOLAHA TOOSINTA IYO WADATASHIGA QARANKA SOMALILAND

0 Visits: 1122 | Friday July 12, 2013 - 08:33:32
ANIGOO AH MUSHARAXA GARAADKA BEELAHA SACAD MUUSE DR Mustafe Sheekh Abiibakar Xuseen EE DHAWAAN CALEEMO SAARKIISU KA DHACAYO DEGMADA TOGWAJAALEE WAXAN SI BUUXDA U TAAGEERAYAA GOLAHA MADAXA BANAAN EE WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA. HADABA

Read More »

Wasiir Xirsi Oo Ka Waramay Socdaal Koodi Akhri Qoral U Bogga Soo Dhigay Facebook-

0 Visits: 1284 | Thursday July 11, 2013 - 20:57:29
Safar 7 Cisho qaatay kadib, Waa Alle Mahadii mar hadii aan maanta dalkayagii dib ugu soo noqonay. "Hada waa Bilow in aan Hawadeenii Maalmaha dhawayd muranka la gashay soo

Read More »

Madaxwayne Silanyo. Xagiisa Xasan Ciise, Ibrahim Dhegawayne, C/raxman Aw Cali, Maxamed Xaashi, Oo Dhamaantood Ay SNM Wada Ahaayeen Waxa Kala Mudan Inanka Yar Ee Adeerka Uu u Yahay.

0 Visits: 1275 | Thursday July 11, 2013 - 20:46:38
Hargeysa (xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in qodobadda lagu heshiiyay ay u dan yihiin keliya Wasiirka Madaxtooyadda

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Saas Ka Qaaday Golle Cusub Hanjabadna U diray

0 Visits: 1226 | Thursday July 11, 2013 - 20:23:16
Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku hanjabay inaanay cidna ka aqbali doonin in sharciga dalka lagu tunto, isla markaana waxa uu ku dooday inay u

Read More »

featured