Wararka

Maxkamadda Magaalada Gabiley Oo Xukunno Kala Duwan Ku Ridday dad Lagu Eedeeyey Inay Dadka Ka Tahriibiyaan Somaliland

0 Visits: 1243 | Thursday July 11, 2013 - 20:18:02
Gabiley (Xogreebnews.com-Maxkamadda degmada Gabiley, ayaa xukun ku riday 15 qof oo ku eedeysnaa ka ganacsiga Tahriibinta dadka. kiiskan oo muddo laba bilood ah dacwadooddu ka

Read More »

Xukuumada Somaliland oo Sharcidarro ku tilmaamtey Golihii wada tashiga ee shaley lagu dhawaaqey

0 Visits: 1223 | Thursday July 11, 2013 - 20:09:10
Hargeysa(xogreebnews.con-Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade ayaa gaashaanka ku dhuftey Golle madax-banaan oo la yidhaahdo "Golaha Wadatashiga iyo toosinta qaranka" oo ay ku dhawaaqeen Siyaasiyiin miisaan culus leh, isla

Read More »

MADAXWAYNE SIILAANYO OO SIDI CADAADA U AHAYD GOR SAQDHEXE AH ISKU SHAANDHAYN IYO ISKU BEDEL KU SAMEEYAY AGAASIMAYAASHA GUUD EE DAWLADDA

0 Visits: 1206 | Thursday July 11, 2013 - 08:09:55
madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo ayaa saqbadhkii caawa isku shaadhayn iyo isku bedel ku sameeyay agaasimayaasha guud ee xukuumada somaliland WAR-SAXAAFADEED Date: — 11/July/2013

Read More »

120 QOF OO TAHRIIBYAAL REER SOMALILAND AH OO DALKA LIIBIYA LAGAGA DHACAY LACAG GAADHAYSA 120 KUN OO DOOLAR

0 Visits: 1216 | Thursday July 11, 2013 - 08:06:24
Tripoli (xogreebnews.com- magaaladda tripoli ee dalka liibiya ayaa lagaga dhacay muwaadinin reer somaliland ah oo tahriibayaala lacag gaadhaysa 120 kun oo dolar

Read More »

HALKAN KA DAWO WARKI CAAWA EE BULSHO TV

0 Visits: 1228 | Wednesday July 10, 2013 - 22:28:20
SI TOOSA UGA DAWO SHABAKADA WARAR KA EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

Wax-Garad Somaliland Oo ku Dhawaaqay Gole Ay Ku Idil Yihiin Labeentii Siyaasiyiinta Somaliland Iyo Doorka Toosineed Ee Ay Qaadan Doonaan

0 Visits: 1120 | Wednesday July 10, 2013 - 21:29:01
Hargeysa (xogreebnews.com-- Afhayeenka Golaha Madaxa Banaan Wadatashiga iyo toosinta

Read More »

Bangiga Barclays Bank Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Joojiyay Wada Shaqayntii Uu La Lahaa Xawaaladaha Somalida

0 Visits: 1218 | Wednesday July 10, 2013 - 21:10:27
hargeysa (xogreebnews.com- barclays bank oo xidhiidh wada shaqayneed la lahaa xawaaladaha

Read More »

Basaaskii Faysal Cali Waraabe Ka Qayliyay Faarax Giindhe Ee Xirsi Xidhiidhku Ka Dhexeeyo Oo Ka Muuqday Shirkii Stanbul Iyo Faarax Giindho Oo Sheegay Inuu Ka Shaqaynayo Midnimadda Somaliya

0 Visits: 1309 | Wednesday July 10, 2013 - 17:28:50
istanbul (xogreebnews.comp- Ergaygii Madaxtooyadda Somaliya u qaabilsanaa xiriirka iyo basaasida Dowladda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay wuxuu ka qeybgalay wada

Read More »

Wasaaradda Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Joojisay Isticmaalka Baasaaboorka Soomaliya

0 Visits: 1147 | Wednesday July 10, 2013 - 17:24:15
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa soo saartay go'aan lagu joojinayo Isticmaalka Baasaaboorkii hore ee somaliya (Green Pasports), kaasoo ay hore u madnuuc dawlada somaliya.

Read More »

Wasiirki Hore Ee Kaluumaysiga Mr Geel Jiire Ayaa Barta facebook So Dhigay In Ay Soo Gabo-gabeeyen Shirki Istanbul Qodobada Ay Ku Kala Yimadeen,

0 Visits: 1133 | Tuesday July 09, 2013 - 21:15:32
Hageysa(xogreebnews.com- Ramadaan kariim dhamaan asxaab iyo ehelba. Waxaanu mar dhoweyd soo gabagabaynay shirarkii wada hadalada ee Somaliland iyo somalia.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa bogga uu ku leeyahay Facebook-ga soo dhigay Qoraal dheer oo uu ku dhaleecaynayo siyaasadd iyo shakhsiyadda Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 1103 | Tuesday July 09, 2013 - 19:37:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa uu sheegay in guul darooyinkii Xisbigaasi ka soo gaadhay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay uun kaw ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Read More »

Wada Hadaladii U Dhaxeeyaay Somaliland Iyo Somalia Oo Laysu Marin La Yahay Qodob Iyo Wafdigi Labada Dhinac Oo Dibada Uga So Baxay Hoolki Shirka

0 Visits: 1148 | Tuesday July 09, 2013 - 19:11:25
istanbul (xogreebnews.com)-wada hadaladii u dhaxeeyay laba dawladood ee somaliland iyo

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer Kedis ah maanta ku soo maray qaar ka mid ah Hay’adaha Dawlada

0 Visits: 1053 | Tuesday July 09, 2013 - 16:14:21
Hargaysa (xogreebnews.com-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray qaar ka tirsan xarumaha wasaaradaha

Read More »

Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

0 Visits: 1218 | Tuesday July 09, 2013 - 10:57:59
Madaxweyne siilaanyo miyaanu ogaay bayaankii dhalanyarada ciidagale madaxweyne nin an waxba ku tari Karin yaannu ku talin ayaa halku dhig

Read More »

WAR DEG DEGA AH: 80 TAHRIIBAYAAL REER SOMALILAND AH OO KU SII JEEDA QAARADDA YURUB OO LA SHEEGAY INAY GAADHEEN BIYAHA CAALAMIGA AH EE BADA MIDHITIRINIYANKA WALINA AAN LAKALA HUBIN MEESHA AY GAADHEEN

0 Visits: 1171 | Tuesday July 09, 2013 - 08:50:10
Hargeysa (xogreebnews.com- Tahriibayaal reer somaliland ah balse u badan reer hargeysa oo tiradoodu dhantahay 80 tahriibe ayaa wararku sheegayaan inay gaadheen

Read More »

MUSHARAXA MADAXTINIMADA XISBIGA UCID JAMAAL CALI XUSEEN IYO KU XIGEENKIISA CABDIRASHIID XASAN MATAAN OO SI WADA JIR AH WARSAXAFADEED AY USOO SAAREEN KU DAADAFEEYEY QAABKII WADA HADALADDA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA KUNA TILMAAMAY FAASHIL “WADA HADALADU WAA WANAAGSANYAHIIN LAAKIIN CAQLI MAAHA INAY NOQDAAN SII SOCO OO SOO SOCO BILAA NUXUR IYO AJANDE AH”

0 Visits: 1045 | Tuesday July 09, 2013 - 08:46:57
jeediyey inay wada-hadalladu noqdaan kuwo midho dhala oo natiijo dadka iyo dalka waxtar u leh ay ka soo baxaan. Hargeysa (xogreebnews.com- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo dhaweeyey wada-hadallo kasta oo dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya, balse

Read More »

Liiska Kooxaha Ka Qayb Galaya Koobka Bisha Ramadaan Ee Hargeysa Stadium Oo La Soo Saaray

0 Visits: 1210 | Monday July 08, 2013 - 20:44:20
Halkan hoose ka akhriso liiskaas oo dhamaystiran

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Asxaabta Muncaaradka Ka Qayg Galiso Wadahadaladda Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 1548 | Monday July 08, 2013 - 19:31:52
Hargeysa (xogreebnews.com--Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Axmed Muumin Seed, ayaa kalsooni ka muujiyey in asxaabta siyaasaddu ka mid noqon

Read More »

Marwo Faadumo Siciid Oo Xukuumadda Ku Dhaliishay Cabudhinta Saxaafada Iyo Xoriyatul Qawlka,Reebitaankii Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliyana Ku Tilmaantay Afduub Qaran.

0 Visits: 1337 | Monday July 08, 2013 - 19:27:02
Hargeysa(xogree bnews.com--Gudoomiyaha Ururka ODXA Marwo Faadumo Siciid Ibraahim, kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa maanta si kulul u u dhaliishay tacadiyada iyo

Read More »

Maareeyaha tv-ga qaran ka oo ku fashilmay shadiisi,isla markana waxaa si hose ugala wareegay inaamo ay isku hayb yihiin madaxweyne siilaanyo.

0 Visits: 1362 | Monday July 08, 2013 - 16:47:24
Maareeyaha tv-ga dawladda khaddar cali gaas ayaa waxaa si hose

Read More »

featured