Wararka

Prof:Axmed Ismaaciil Samatar Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu U Riyaaqay Sidii Dalka Loogu Soo Dhaweeyey ,Sheegayna In Uu La Shaqayn Doono Somaliland

0 Visits: 976 | Monday July 08, 2013 - 16:27:19
Hargaysa (xogreebnews.com-of . Axmed Ismaaciil Samter, ayaa sheegay inuu garwaaqsaday go'aanka shacbiga Somaliland iyo iraadadooda oo uu wax badan ka fahmay isla markaana

Read More »

Wareegto Uu Soo Saarey Madaxweyne Siilanyo Usbuucii Hore Oo Si Hoose Loogu Dusiyey Wasiiraday Khusayso Oo Keliya Balse Warbaahinta Laga Qariyey!

0 Visits: 1014 | Monday July 08, 2013 - 16:22:44
ka soo xigatey ilo wareedyo rasmiya oo u dhuun daloola Qasriga Madaxtooyada ayaa xaqiijiyey

Read More »

: Diyaaradii Madaxweyne Xasan Sheekh La Socday Oo Dab Qabsaday

0 Visits: 1059 | Monday July 08, 2013 - 16:19:31
muqdisho (xogreebnews.com-arar goor dhaweyd soo dhacay ayaa waxaay tibaxayaan in Diyaaradi u racay Madaxweyne Xasan Sheikh Marki ay 20 daqiiqo hawada ku jirtay ay ku timid cilad.

Read More »

WERIYE LAGU KHAARAJIYEY MAGAALADDA GAALKACYO HABEENKI XALAY,

0 Visits: 1055 | Monday July 08, 2013 - 07:45:22
Gaalkacayo-(xogreebnews.com-Weriye ka tirsan Idaacada ku taala Bosaaso oo la yidhaahdo SBC iyo TV-ga Kalsan ayaa caawa lagu khaarajiyey waqooyiga

Read More »

LABADA WAFTI EE WADAHADALADDA UGA QAYB GALAYA SOMALILAND IYO SOMALIYA OO MIDBA MIDKA KALE EEDEEYAY

0 Visits: 1189 | Monday July 08, 2013 - 07:42:27
Hargeysa (xogreebnews.com-wefuuda ka kala socota labada dal ee somaliya iyo Somaliland ee shirka ka qeyb gelaysa ayaa qolo waliba qolada kale ku

Read More »

Maareeyaha Tv-ga Qaran Oo Qirtay In Musuq-masuq Hadheeyay Isla Markana Waxaa Uu Isku Cadeeyay Ceebta Gon-dihiisa Taala.

0 Visits: 1336 | Sunday July 07, 2013 - 20:57:19
Munasibadi ay dhowaan xilka kula kala wareegen wasiiradda warfaafinta ayaa waxaa hadaal uu ka jeediiyay maareeyaha tv-ga qaranku sheegay in uu masuq-masuqa

Read More »

HALKAN KA DAWO WARKI CAAWA EE BULSHO TV

0 Visits: 1351 | Sunday July 07, 2013 - 20:24:22
SI TOOSA UGA DAWO SHABAKADA WARAR KA EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

Hambalyo Meher Wacan

0 Visits: 1102 | Sunday July 07, 2013 - 19:35:21
Wariye xamse cali bul-bul Axmed Siciid Cige Siciid C/laahi (dodo) Cumar cali xasan S(erbia) Dr maxmaed c/qadir col-haye

Read More »

Xukuumadda Dhaqaale Tiro-badan Ku Bixinaysa Sidi U Burburi Laha Shirka Sacad Muuse,

0 Visits: 1192 | Sunday July 07, 2013 - 17:32:36
Tan iyo inti lagu dhawaqay in beesha sacad muuse ay ka shirayaan danahooda ayaa waxaa soo shac-baxay

Read More »

Wafdiyadii Somaliland iyo Somalia oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga.

0 Visits: 1155 | Sunday July 07, 2013 - 17:27:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Waftiyadii ka kala socday Soomaaliya iyo Somaliland oo ka qaybgalaya shirka labaad ee labadan dhinac ku dhexmaraya Istabnuul ayaa maanta la kulmay

Read More »

Beesha Toljecle Oo Sheegtay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Xukuumadda Siilaanyo

0 Visits: 1245 | Sunday July 07, 2013 - 17:23:03
Hargeysa (xogreebnews.com-Aqoonyahanda , waxgaradka iyo ganacsatada beesha toljecle oo shir iskugu yimi magaalada hargeisa ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin saamiga beel

Read More »

HALKAN KA DAWO WARKI CAAWA EE BULSHO TV

0 Visits: 1316 | Saturday July 06, 2013 - 21:44:49
SI TOOSA UGA DAWO SHABAKADA WARAR KA EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

HALKAN KA DAWO WARKI CAAWA EE BULSHO TV

0 Visits: 1035 | Saturday July 06, 2013 - 21:21:56
SI TOOSA UGA DAWO SHABAKADA WARAR KA EE XOGREEBNEWS.COM

Read More »

Xoghayaha Dawladda Hose Ee Berbera Oo Sheegay In Labatankii Sanno Ee Hore Ay Berberi Ahaayd Magaalo Reer Markay Timi Xukuumadda Siilanyo Ay Noqotay mid Qaran

0 Visits: 1345 | Saturday July 06, 2013 - 20:31:11
Xoghayaha dawladda hose ee berbera suhayb maxamed cali ayaa ahaa mid lagu keenay xilka is-xambaar isla markaana

Read More »

Olalihii Muuse Iyo Samaale Oo Dib U Curtay Iyo Wasiir Samaale Oo Casuumad U Sameeyay Wasiiradda Xukuumadda

0 Visits: 1167 | Saturday July 06, 2013 - 19:32:45
Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed

Read More »

Gudomiyaha Somaliland Today oo si qawan uu cayaay beesha habar awal

0 Visits: 1655 | Saturday July 06, 2013 - 11:02:22
Gudoomiyaha somaliland today's Miniir Axmed Cigaal oo siqaan u caayey beesha habar awal bal ila akhriso

Read More »

Gudoomiyaha garabka haweenka london ee ururka Xaqsoor ayaa sicad utaageertey shirkii jaraa’id ee ay xaley qabteen madaxda Xaqsoor

0 Visits: 1153 | Saturday July 06, 2013 - 10:54:08
London ( xogreebnews.com- Waxaa habeenkii xaley shir jaraa'id qabtey xubnaha ugu sareeya ee ururka xaqsoor kuwaasi oo ku cadeeyey inay xukuumadu

Read More »

XIRSI IYO FEYSAL CALI WARAABE OO HADALO KULUL ISWEYDAARSADAY

0 Visits: 1066 | Saturday July 06, 2013 - 10:50:46
Hargeysa (xogreebnews.com- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan oo ka mid ah weftiga xukuumadda eek a qayb galaya wadahadalada

Read More »

XUKUUMADDA SOMALILAND IYO AXSAABTA MUCAARADKA AH OO KHILAAF HOR LIHI U BILAABMAY

0 Visits: 1154 | Saturday July 06, 2013 - 10:45:54
Hargeysa (xogreebnews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka reebtay Axsaabta Mucaaradka ah ee Wadani iyo UCID

Read More »

XIRSI OO SI BA’AN UGA GUBTAY SIRTII FAYSAL CALI WARAABE KASHIFAY MAALINTII SHALAY IYO WASIIRKA OO DHANKIISA ISNA EEDAYN UGA JEEDIYAY”“FAYSAL WAA LA YAQAANAA TAARIIKH-DIISA HADDII UU NA RAACI JIRAYNA WUXUU NALA RAACI JIRAY LUGOOYO”

0 Visits: 1100 | Friday July 05, 2013 - 19:02:56
Hargaysa (xogreebnews.com- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha UCID inuu dalka khiyaameeyay maalintii uu London kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

featured