Wararka

XUKUUMADDA SIILAANYO OO MARAYSA INAY XIDH XIDHO CIDII KA DHALIISHA FACEBUUGA IYO AQOONYAHAN KA SOO JEEDA BEESHA GABOOYE OO SALDHIGA DHEXE EE HARGEYSA UGU XIDHAN ARAGTI UU KU BAAHIYEY FACEBOOK

0 Visits: 1061 | Thursday June 13, 2013 - 08:03:01
Ciidamada Bilayska ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan ka soo jeeda Beesha Gabooye oo magaciisa la yidhaahdo Cumar Maxamuud Xuseen

Read More »

Haayadda Ugu Saraysa Ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta Caalamiga Ah Ee Fadhigiisu yahay Magaalada Newyork ee CPJ Ayaa Ku Eedeeyey Xukuumadda Siilaanyo Afduub Xorriyatul Qawlka Waxaanay Ugu Baaqeen Inay Si Bilaa Shuruud Ah Xayiraadda Uga Qaado Wergeyska Hubaal Haddii Kale Ay Cawaaqib Xumo Caalami Ah La Soo Darsi Doonto

0 Visits: 910 | Thursday June 13, 2013 - 08:00:18
Haddii xukuumadda Somaliland ay daacad ka tahay madax banaani rasmi ah oo Somaliland hesho waa in nidaam garsoor oo cadaalad ku dhisan la sameeyo, xukuumadduna waa inay

Read More »

WAR DEG DEG AH: MAAREEYAHA TVGA QARANKA OO SHAQADII KA ERYAY WARIYE ABIIB IIMAAN XASAN OO KAMID AH WARIYAYAASHA UGU RUUG CADAASAN SOMALILAND WAKHTI BADAN IYO DURUUFO BADANA LA SOO MARAY IDAACADDA RADIO HARGEYSA IYO TVGA QARANKA

0 Visits: 1059 | Thursday June 13, 2013 - 07:41:23
Maareeyaha Tvga Qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas ayaa Cawda U Jaray wariyihii Ugu rugcadaasanaa somaliland

Read More »

ARDAYDA DHIGATA JAMACADDAHA QAAR AYAA MUDOOYINKII U DANBEEYAY LA DAALA DHACAYAY DHIBAATOOYIN SOO FOOD-SAARAY KUWAA

0 Visits: 918 | Wednesday June 12, 2013 - 19:14:59
Ardayda dhigata jamacaddaha qaar ayaa mudooyinkii u danbeeyay la daala

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha oo maroora-dilaacay ,fadhi iyo sarajoogtoona xamili waayey mar Xildhibaan Ka tirsan Golaha Barlamaanku u soo Jeediyey inuu iscasilo!.

0 Visits: 997 | Wednesday June 12, 2013 - 19:06:02
Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dalxiiska Cali Siciid Raygal, ayaa shalay hortegay Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada,xogwarana ka siiyey halka ay marayaan tartankii ciyaaraha gobolada.

Read More »

Dawladda Ethiopia Oo Si Adag Uga Jawaabtay Henjabaadii Madaxweynaha Masar Mursi “Inaad Afka Ka Tidhaahdo Waxbaan Weeraraya Way Fududahay Ethiopia Weligeedba Waxay Caan Ku Ahayd Inay Jabiso Dandaansi Kasta Oo..” Afhayeenka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Getachew Reda

0 Visits: 801 | Wednesday June 12, 2013 - 19:00:37
Afhayeenka xafiiska ra'isal wasaaraha dalka Ethiopia Getachew Reda oo shallay warbaahinta kula hadlaayey qasriga looga taliyo dalka Ethiopia

Read More »

Madaxda wargeysaka Hubaal oo ka hadley xayiraadii ay Xukuumadu maalintii shaley ku soo rogtey

0 Visits: 1002 | Wednesday June 12, 2013 - 12:41:54
Hargeysa(xogreebnews.com--Maxkamadda gobalka Maroodji-jeex ayaa xayiraad ku soo rogtay Wargeyska Hubaal, oo ka

Read More »

Ficilada RRU-du waa tababar Argagaxiso+Madaxweynaha miyaan xil ka saarayn dhacdooyinkan RRU ee noqday taxanaha?Eng.M.Hashi

0 Visits: 1016 | Wednesday June 12, 2013 - 12:38:15
Maxaa Sababay In Saddexdii Dhadhaar Is Dheeli Tiri Waayaan?

Read More »

MUJ: XASAN CIISE JAAMAC OO XUKUUMADDA KU EEDEEYAY XADHIGA HUBAAL IYO WEEARADAY RRU-DA U ADEEGSATAY

0 Visits: 1013 | Wednesday June 12, 2013 - 12:31:43
Inta Lexejeclo ka qabta Walaalnimada Reer Somaliland iyo Madax banaanideeda waa inay dhakhso uga tashadaan Dulmigan Badheedhka ah

Read More »

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Si Kulul u Cambaareeyey Xayiraada Wargeyska HUBAAL.

0 Visits: 1096 | Wednesday June 12, 2013 - 12:06:08
(Xogreebnews.com)Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Xasan Dirir,

Read More »

Madaxwayne Miiyaad Ilowday Siyaad Barre Halku Maray Mise Dalka Cid Kale Ayaa Ka Taliisa Oo Waxaay Rabaan Cimri Deg-deg aad Qaado+Waxana Idiin Ku Cadaatay Weerarkii Hore Ee Hubaal,

0 Visits: 1002 | Tuesday June 11, 2013 - 20:07:29
Dhawaan wargeyska Hubaal Waxaa weraray askari ka tirsanaa booliska Somaliland

Read More »

XULKA SANAAG OO 3 GOOL KAGA DUL TALAABSADAY XULKA BUUHOODLE,KAADHADHKA CAS OO SI XOOGAN LOO GURTAY IYO SARAAR IYO SALAL OO BARBARO NOQDAY

0 Visits: 977 | Tuesday June 11, 2013 - 19:18:52
Hargaysa (xogreebnews.com-Xulalka Gobolada Saraar,Salal,Sanaag iyo Buuhoodle ayaa Maanta fooda isku daray Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka

Read More »

Wargeyska hubaal oo xayiraad la saarey +Madbacadaha Somaliland oo lagu amray inaanay daabicin Wargeyskaa +daliisha loo cuskadey-Aqoon Daradda Sharci Ee Maamulka Siilaanyo,

0 Visits: 991 | Tuesday June 11, 2013 - 19:11:35
Hargeisa-(xogreebnews.com--Wargeyska Hubaal oo ka mid ah wargeysada ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa maxkamada gobolka Hargeysa xayiraad

Read More »

WAR-MURTIYEED XAMBAARSAN FARIIMO IYO DARDAARAN KU SOCDA XUKUUMADDA, PROF SAMATAR & SHACABKA XARIIRTA AH EE S/LAND:

0 Visits: 1043 | Tuesday June 11, 2013 - 07:59:45
Waxaynu ka warqabnaa in uu dhamaaday usbuucii koowaad ee Booqashadii ay xukuumaddu ku soo casuumtay Prof. Samatar. Waxaan shaki ku jirin quwadda

Read More »

SIILAANYO OO UU HALEELAY GABOW SABABAY IN AWOODDII XUKUUMADDU U GACAN GASHO GACANYARIHIISA IS-BAHAYSIGA LA LEH DHAQ-DHAQAAQA” KHABIIR KA DIGAY QORIGA DABKA LEH EE MASAR LA BEEGSANAYSO MANDAQADA IYO QORSHAHA SOMALILAND UGA MEEL YAALLA

0 Visits: 997 | Tuesday June 11, 2013 - 07:52:16
ku xeel dheer arrimaha maamulka Amniga iyo sirdoonka heer Qaran oo lagu magacaabo Gregory R. Copley oo u dhashay wadanka Maraykanka ayaa warbixin dheer ka

Read More »

Xubno Culus oo ka tirsan Xisbiga Wadani ee Uk oo ku soo biray Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka UCID Halkaana Xilal logu Macagabay Xubnahaas

0 Visits: 1250 | Monday June 10, 2013 - 19:20:19
Xubnaha Xisbiga Ucid ee uk oo xaflad soo dhawayna u qabtay Garab ka tirsan Xisbiga Wadani ee uk lamahiisa kala duwan oo si rasmiya ugu soo biray

Read More »

GOBOLKA DAAD MADHEEDH OO 2 IYO 1 KU CARAABIYAY GOBOLKA BADHAN

0 Visits: 1123 | Monday June 10, 2013 - 19:12:31
Hargeysa (xogreebnews.com-) Xulka gobolka Daadmadheedh ayaa 2 goal iyo hal goal ku caraabiyay xulka gobolka badhan

Read More »

GOBOLKA DAAD MADHEEDH OO 2 IYO 1 KU CARAABIYAY GOBOLKA BADHAN

0 Visits: 985 | Monday June 10, 2013 - 19:12:24
Hargeysa (xogreebnews.com-) Xulka gobolka Daadmadheedh ayaa 2 goal iyo hal goal ku caraabiyay xulka gobolka badhan

Read More »

Cismaan Awr-liqe Oo Dib U Helay Xorriyadiisii Kuna Tilmaamay Falkii Ay Ciidamada RRU-du Gurigiisa Kala Baxeen Mid Qorshaysnaa Oo Dhicisoobay.

0 Visits: 1036 | Monday June 10, 2013 - 19:08:29
Hargeysa( xogreebnews.com-- Mujaahid Cismaan Awr Liqe oo habeen hore saqdii dhexe ciidamada

Read More »

“Xulka Gobolka Tog-dheer Wax Danbi Ah Ma-laha Ee Baroortu Orgiga Ka Weyn Cidii Wax Qabyaalad Ku Maamushay Ha Lala Xisaabtamo ”Xildhibaan Naasir X.Cali Shire

0 Visits: 1001 | Monday June 10, 2013 - 19:06:54
Hargeysa( xogreebnews.com-Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka mid ah xildhibanaada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Togdheer

Read More »

featured