Wararka

Cali Xoor Xoor Oo La Ogaaday In Uu Horseed Ka Yahay Deegaamaynta Beesha Madaxweyne Siilaanyo Ee Berbera.

0 Visits: 1117 | Monday June 10, 2013 - 08:32:15
Waxaa uu horseed ka noqday deegamaynta beesha siilaanyo, balse lagama fiilayn in ay beriberi ku dhiimaato

Read More »

Maayir Ku Xigeenkii Hore Ee Magalada Burco Axmed Cabdi Falay Oo Lagu Xidhay Magalada Adisababa.

0 Visits: 1145 | Monday June 10, 2013 - 07:57:02
Adisababa(xogreebnews.com--Warar hoose oo ay helayso shabakada caalamiga ah ee xogreebnews.com-oo ay ka helayso magalada Adis ababa ee xarunta dalka

Read More »

XUKUUMADDA OO JABISAY QUFULO BILAYSKU KU JABIYEEN DUKAAMADII AY GALALAFEEN IYO DADKII LA XIDH-XIDHAY OO 4 KA MID AH FARTA LAGU GODAYO

0 Visits: 1200 | Monday June 10, 2013 - 07:46:55
Burco (xogreebnews.com- -Xubno ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda iyo Xildhibaan Cali Mareexaan

Read More »

Mujaahid Cismaan Awr Liqe “Waxay Kelmado Adag Isweydaarsadeen Xirsi Wasiirka Madaxtooyada, Waxaanan Maqlaayey Isagoo Xirsi Leh Wuu Ii Henjabay”

0 Visits: 1098 | Monday June 10, 2013 - 07:37:26
iidamadda Birmadka ee loo yaqaano RRU-da ayaa habeen hore waxay xoog ku galleen guriga agaasimahii hore ee xidhiidhka dadweynaha

Read More »

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UCID Ay Ka Soo Sareen Ciyaartooygi Burco,

0 Visits: 1114 | Sunday June 09, 2013 - 13:20:06
Ku: Saxaafadda Madaxabanaan ASC Dhamaantiinba: Ujeedo: War-saxaafadeed

Read More »

Xildhibaan Cumar Waaye Oo Wasiirka Ciyaaraha Ku Eedeeyay Khilaafyada Ka Dhex Qarxay Xulka Togdheer, Sheegayna In Ciyaartoygu Iyagoo Qaybsan Caasimada Lagu Soo Dhex Tuuray

0 Visits: 925 | Sunday June 09, 2013 - 13:14:39
xildhibaan waayeHargeysa, (xogreebnews.com- — Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mid ah xildhibanada golaha guurtida Somaliland ka matala

Read More »

Magalada Kismaayo Oo Saaka Ay Ka Cararayaan Dadkii Shacabka Ahaa Iyo Kooxihii Dagaalamay Oo Is Hor Fadhiya.

0 Visits: 1155 | Sunday June 09, 2013 - 12:26:38
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee wadanka dagaaladu

Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Cusub, Abaal Marinana Gudoonsiisay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaheeda

0 Visits: 1300 | Sunday June 09, 2013 - 12:03:51
Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel ayaa maanta soo bandhigtay adeegyo cusub oo ay kamid yihiin

Read More »

Xukuumadda oo balanqaaday berri in ay sii dayn doonto qaar ka mid ah dadkii ay burco ka qab qabatay

0 Visits: 1127 | Sunday June 09, 2013 - 11:52:39
Afar ka mid ah ayay si toos ah ugu eedeeyeen Al-shabaab oo ay Maxakamad geyn doonaan

Read More »

Silatech, ARC, iyo Dahabshiil oo iska kaashanaya fursad ganacsi oo loo abuuro dhallinyarada

0 Visits: 1035 | Sunday June 09, 2013 - 11:37:04
dahabshiilShirkadda Silatech ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatatay shirkadda Dahabshiil oo ah shirkadda ugu weyn Afrika ee xawaaladaha lacagaha

Read More »

WAX-GARADKA GALBEEDKA BURCO OO WASIIR XIRSI HORDHIGAY TABASHOOYIN ISBIIRSADAY IYO TOBANAAN XIL OO AY XUKUUMADDU SAD-BURSI U SIIYAY BARIGA

0 Visits: 1076 | Sunday June 09, 2013 - 10:41:21
Guux iyo Dareen muujinaya Saluug siyaasadeed oo Bulshada Galbeedka Burco ka qabto Xukuumadda Siilaanyo ayaa isa soo taraya, isla markaana

Read More »

Gudoomiya Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo Kulan Xog-waraysi Ah La Yeeshay Garabyada Dhalinyarada Xisbiga WADANI

0 Visits: 1141 | Sunday June 09, 2013 - 10:33:10
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADDANI Md. Maxamed Xasan Dirir ayaa ka warramay hanka sare ee dhalinyarada xisbiga WADDANI ku jirta isaga oo xusay in loo baahanyahay in garabka

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ku Guul Daraystay Inuu Xaliyo Khilaafka Dabada Dheeraaday Ee U Dhexeeya Xulka Gobolka Togdheer

0 Visits: 1018 | Saturday June 08, 2013 - 20:29:26
Wasiirka ciyaaraha somaliland cali siciid raygal ayaa ku guul daraystay inuu xaliyo khilaaf daba dheeraaday oo u dhexeeyay xulka gobolka togdheer

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Ganacsato Yemaniyiin ah oo Socdaal ku yimid Dalka

0 Visits: 1083 | Saturday June 08, 2013 - 20:25:40
Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul waxa uu sheegay in Madaxweynuhu uu weftigan gudoon siiyay hadyado la xidhiidha agabka hidaha iyo dhaqanka Somaliland, halka weftiguna ay madaxw

Read More »

Xukuumadda oo wefti wasiiro ah u dirtay dajinta Hawlgalkii RRU-da ee Burco

0 Visits: 1049 | Saturday June 08, 2013 - 20:21:23
wasiirBurco(xogreebnews.com-) Xukuumadda Somaliland ayaa wefti wasiiro ah u dirtay dajinta xaalad cakiran oo ka dhalatay

Read More »

Xukumada Somaliland oo xabsiga ku gurtay Kooxda kubada cagta Togdheer +Guuldarada ku habsatey ciyaartoyga Togdheer iyo cida reer burco u sibirsaariyeen

0 Visits: 1096 | Saturday June 08, 2013 - 16:39:47
Hargeisa-(xogreebnews.com-Ciyaar kubada cagta ah oo maanta la filaayey inay dhexmarto gobolada Sool iyo Togdheer ayaa

Read More »

Ciidan-Beeleedyo Koonfurta & Bariga Ceerigaabo Lagu Ururiyey Oo Ka dhursugaya In La Qarameeyo

0 Visits: 1131 | Saturday June 08, 2013 - 12:44:26
Ceerigaabo(xogreebnews.com- odayaal ka soo jeeda deegaanada Goof iyo Kulmiye ee barriga Sanaag ayaa Xukuumadda ugu baaqay in ay u qaramayso

Read More »

Xisbiga UCID Oo Qoraal Dacwad Ah Horgeysay Golaha Baarlamaanka Ee Maraykanka

0 Visits: 997 | Saturday June 08, 2013 - 12:39:25
Minneapolis(xogreebnews.com-- Xoghayaha Guud ee Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga UCID, Mudane Yusuf Budle ayaa

Read More »

Cali Xoor Xoor Oo La Ogaaday In Uu Horseed Ka Yahay Deegaamaynta Beesha Madaxweyne Siilaanyo Ee Berbera.

0 Visits: 1156 | Saturday June 08, 2013 - 08:36:44
Waxaa qolocday maamulka siilaanyo oo beryahanba waday deegaamayta an xiishoodka lahayn,

Read More »

featured