Wararka

Dawladda Ingiriiska Oo Digniin Ah Soo Saartay Ugu Baaqday Dadkeedu Inay Ka Baxaan Soomaaliya Iyo Somaliland

0 Visits: 1289 | Saturday April 06, 2013 - 20:23:04
London (xogreebnews.com- Qoraal kooban oo wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriisku soo saartay shallay gelinkii danbe ayey sida ugu adag ugu baaqeen dadkooda ku sugan

Read More »

Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Way Soo Oodmayaan Ama Inanka Raysal-Wasaaraha Ahi Ha Tago Xabaashii Addeerkii Ama.. Wadaadkan Yare Ee Islaaxiga Ahi Isna Dal Ma Xukumo, Nin Aan Dal Xukuminina Heshiis Inala Geli Maayo“ Muj. Maxamed Kaahin Axmed

0 Visits: 1080 | Saturday April 06, 2013 - 20:17:03
Hargeysa, April 6, 2013 (xogreebnmews.com) — Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dhaqanka Raysal-Wasaaraha Somalia keeni karo inay soo oodmaan wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, maadaama oo uu hadba booqanayo xabaasha Adeerkii…

Read More »

Ururka Somaliland United Forum oo Xukuumadda ugu baaqay in shacbiga Somaliland u soo bandhigto Shurudaha iyo Ajanda shirka Turkiga inta aanay tegin

0 Visits: 1223 | Saturday April 06, 2013 - 20:11:56
London(xogreebnews.com War-saxaafadeed Ururka Somaliland United Forum soo gaadhsiiyay shabakadan ayaa Xukuumadda ugu baaqaya inay soo hordhigto bulshada Ajandaha Shirka Turkiga, isla markaana la tashato Dadweynaha

Read More »

Dhukumenti Garnaqsi Ah Oo Uu Daahir Rayaale U Diray Toddoba Hoggaamiye Oo Afrikaan Ah Iyo Nuxurka Ku Duugan

0 Visits: 1255 | Saturday April 06, 2013 - 20:06:15
Hargeysa(xogreebnews.com ayaa helay Dhukumenti culus oo uu Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin u diray toddoba hoggaamiye oo Afrikaan ah. Qoraalkaas oo ah mid garnaqsi ah, wuxuu Madaxweyne Rayaale diray 23 January, 2008.

Read More »

Waatan Warbixintii Ka Hadlaysay Sida Beelaha Iyo Gobolada Somaliland Loogu Qaybiyay Lacagtii Bank Aduunku Uu Siiyay Ganacsadada

0 Visits: 1368 | Saturday April 06, 2013 - 20:02:59
Maxaad Ka ogtahay fadeexadaha ka dhashay habkii loo qaybiyay deeqdii dhaqaale ee Baanka Adduunka

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Maalinta Isniinta Uu Abbabixi Doona Turkiga

0 Visits: 1324 | Saturday April 06, 2013 - 08:55:18
Doona Turkiga Iyo Dareenada Ku Duugan. Maxa isasoo taraya wararka ku sabsan in wafti uu hoo

Read More »

Daawo Sawirada Sadex Nin Oo Dalka Kuwait Lagu Dal Dalay Iyo Mid Ka Mida Oo Codsaday Midh Sigaara Dal Dalaadiisa Ka Horeysa

0 Visits: 1258 | Saturday April 06, 2013 - 08:34:58
(xogreebnews.com)kuweit-Maxkamad kutaala Dalka Kuwait ayaa xukun dal dalaad ah ku riday saddex Nin oo midkood u dhashay

Read More »

Turkigu Istaraatiijiyad Ka Baxsan Taynu Doonayno Ayuu Somaliya Ka Leeyahay, Heshiisyada Koontarabaanka Ah Hore Ayaa Loogu Jabay Aaden Siiro

0 Visits: 1168 | Saturday April 06, 2013 - 08:23:09
Hargeysa,(xogreebnews.com)—Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud (Aaden Siiro) oo maanta khudbadii Jimcaha ku soo qaatay islaamka iyo Xoriyada, ayaa si adag

Read More »

Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo Nidar Ku Maray Inuu Beegsanayo Danaha Maraykanka Iyo Reer Galbeedka Ee Adduunka

0 Visits: 1316 | Saturday April 06, 2013 - 08:18:42
Muqdisho (xogreebnews.com-Abuu Mansuur Al-Amriiki oo ka mid ah kooxaha xagjirka ah isla-markaana hore Al-shabaab uga mid ahaa ayaa shaaciyay inuu sii wadayo

Read More »

Wasaarad Waxbarashada Somaliland oo Lacagtii Bisha Ee Ay Ka Daysay Ardayda Dugsiyada Hoose/ Dhexe Qaab Kale Oo Cusub Ugu Bilowday ka Ururinta Bilihii Ardayda Faalo: Mubaarik Careef

0 Visits: 1262 | Friday April 05, 2013 - 22:04:22
Wasiirkii hore ee maaliyada maxamed xaashi cilmi ayaa ayaa mudo sanad iyo badh ah laga joogo ku

Read More »

Waa Maxay Sirta iyo Xeeladaha ku Jira Hal-ku-dhigyada Xukuumada Siilaanyo

0 Visits: 1644 | Friday April 05, 2013 - 21:51:29
Horaa loo yidhi: "..Seban waliba samihiisa leh.". Sida awgeed xilli ama waqti, qofba waa sida

Read More »

Fadeexad Qabyaaladeed iyo Karti Daro Maamul Oo Ka Soo If baxday Mareeyaha TV-ga Qaranka.

0 Visits: 1219 | Friday April 05, 2013 - 09:04:41
Cusbuucii la soo dhaafay waxaa uu ku kacay maareeyaha tv.ga qaranku waxaa la odhan karaa waxaa soo baxday karti daradii awelba lagu xaban jirey taasi oo kala qaybisay shaqaalihii uu masuulka ka ahaan.

Read More »

Beeshu Waxay Go’aansatay In Aan Shiidaal Laga Qodi Karin Deegaanadaa, Sun La Noogu Aasayo Iyo In Wax La Noo Qabanayo Sidee.. Bqor Buur’madow”

0 Visits: 1317 | Friday April 05, 2013 - 08:53:47
Xukuumad Wax Kala Qarsanaysaa Siday Shacbiga Wax ugu Gudbin Kartaa…" "..Waxaad Moodaa in Xukuumadeenu is Diidsiiso Foosiya Yuusuf X. Aadan.." "..Shirka Turkiga Go'aanka WADDANI ayaan la Qabaa.. Xukuumadu Beeshayda Ma Aaminto.."

Read More »

Maa Dhaba in DOWLADA SWEDEN OO KA DAMBEYSEY SOO DEYNTII XADHIGA NAADIRA

0 Visits: 1427 | Friday April 05, 2013 - 08:53:43
Hargeysa(xogreebnews.com) Dareenka shacbiga somaliland ee ay hore uga qabeen gabadha u xidhnayd wasiirka madaxtooyada oo la yidhaa naadira taasi oo ay dad badani

Read More »

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Maanta La Hor-keenay Mid Ka Mid Ah Dadkii Lagu qabtay Hawlgaladii Lagaga Jawaabay Digniintii Reer Galbeedka

0 Visits: 1172 | Thursday April 04, 2013 - 20:02:46
Hargeysa (xogreebnews- Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex, ayaa maanta la horkeenay Axmed Ibraahim Axmed oo ka mid ahaa shakhsiyaadkii lagu qabtay hawlgaladii ciidamada amaanku ka

Read More »

Jabuuti Oo Hub Iyo 50 Gaadiidka Dagaalka Ah Ugu Deeqday Dawladda Somaliya (Daawo Sawirro)

0 Visits: 1328 | Thursday April 04, 2013 - 20:00:11
Jabuuti (xogreebnews.com- Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta dawladda Fedaraalka Somaliya ugu deeqday gaadiidka dagaalka iyo kuwo lagu daabulo ciidamada, kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 50.

Read More »

Waddani Oo Shuruud Ku Xidhay Inuu Taageero Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya, Faaqidayna Siyaasada Khaarajiga

0 Visits: 1241 | Thursday April 04, 2013 - 19:48:29
War-saxaafadeed ay soo saareen guddida arimaha dibada xisbiga Waddani, ayaa lagu sheegay in aanay ilaa hadda xukuumaddu shacabka u caddaynin arimaha la xidhiidha shirkaasi iyo meeqaamkooda.

Read More »

Xildhibaan Shaadh Oo Sheegay In Uu Aqoonyahan Jiir Uu Xiidhaan Yahay Taaladi Beesha Isla Markana uu Ka Horyiimi Shirkii Gar-aday.

0 Visits: 1421 | Thursday April 04, 2013 - 09:25:01
Waxaa maalinti tobnad xabsiiga ku jiira wiil dhalanyaro ah isla maarkana ahaa qoraa. Caalami ah waxanu marar badan ka faalloda

Read More »

Rag hubeysan oo caawa Magaalada Muqdisho ku toogtay askari ka tirsan Ciidamada Nabad Suggida

0 Visits: 1319 | Thursday April 04, 2013 - 08:56:03
MUQDISHO(xogreebnews.com) Rag hubeysan ayaa waxay caawa Magaalada Muqdisho ku

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre

0 Visits: 1214 | Thursday April 04, 2013 - 08:43:58
Dhamaan Xisbigga UCID oo Tacsi u diraya Gudoomiye Ku xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtidda Somaliland:

Read More »

featured