Wararka
Jabuuti (xogreebnews.com) Mar 31,2013 — Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta Magacaabay Raysal-wasaare cusub oo dalkaasi yeelan doono.
Read More »
(xogreebnews.com)Xaflada aad u balaadhan oo lagu soo dhawayay xoghayaha maaliyada ee xisbiga ucid marwo Faadumo Siciid Ismaciil, isla markaana lagu magacaabay
Read More »
Ceegaag (xogreebnews.com) Mar 31,2013 — Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha deegaanka Ceegaag oo Buuhoodle ka xigta dhanka Waqooyi ayaa xalay weerar ku qaaday laba nin oo ka soo jeeda beesha bariga Burco, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Habari-heshay.
Read More »
Hargeysa, March 31, 2013 (xogreebnews.com
Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaaladda
Read More »
Hargeisa-(xogreeb-news)-Shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo maanta ka furmay Hotel Maansoor ayaa durbaba soo gebageboobay.
Read More »
Hargeysa, March 31, 2013 (xogreebnews) — Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qayb-galay aaska Qaran oo Magaalada Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xildhibaan Aaden Shirre Faarax (San-weyne) oo xalay u geeriyooday dooxa lafa-ruug oo qaaday.
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay.
Read More »
Hargeisa-xogreebnews.com)-magacyadooda warbaahinta la gelin ayaa xaqiijinayaa in Toban Baabuur oo cusub oo dhawaan Qasriga Madaxtooyada loo keenay soo iibintooda iyo keenidoodaba Qandaraas Naas-nuujina lagu siiyey Wiil ka tirsan Qoyska Madaxtooyada.
Read More »
Hargeysa(xogreebenws) warar isa soo taraya oo Suuqa si weyn ugu jira ayaa sheegaya in Wasiiru dawlaha Arrimaha Nabadaynta Goboladda bari Keyse Cabdi Yuusuf warkiisa la la'yahay maalmihii ugu danbeeyay isla markaana xogo laga helayo beesha uu ka soo jeedaa iftiiminayaan in uu cadho kaga tagay Xukuumadda…
Read More »
weetHargeysa (xogreebenws.com) — Dooxa Magaaladda Aw-barkhadle ee degmadda Laas-geel ee gobolka Maroodi Jeex ayaa shalay qaaday baabuur noociisu yahay SURF, halka dhawr baabuur oo nooca yaryar ah oo iyagu markii uu daadkii marayey dooxaasi yaraaday damcay inay maraan jidkaasna la sheegay inay galeen…
Read More »
siilaanyoHargeysa(xogreebenws.com) Xukuumadda Somaliland ayaa xalay baabi'isay Shirkii Tallo Qaran ee ay ku baaqday xili ay dalka ku soo dhamaadeen Ergooyinkii Qurba-joogta ahayd ee ay Martiqaadka u fidisay.
Read More »
Muqdisho(xogreebnews.com) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Imaaraadka Carabta oo ka mid ah dalalka ku yaalla Khaliijka Carabta, isagoo caawa wadahadallo la yeeshay dhaxal-sugaha dalkaas, Maxamed Bin Zayed Al-Nahyan, iyagoo uga hadlay kulankooda arrimo…
Read More »
Norway(xogreebnews) Suldaan Madar Maxamed Ducaale (dayax barri) oo ah Madax dhaqameedka beesha Muuse Abokor ee barriga Burco ayaa Xukuumadda Somaliland uga digay inay beesha uu ka soo jeedo oo degta degaanada laga baadhayo shiidaalka ka hor istaagto Heshiiskii ay hore ugula gashay ee ahaa inay fursadaha…
Read More »
Qoraga caanka ah ee jiir oo manta mar anuu kula kulanay saldhiga hargeysa waxa uu no sheegay in uu ammarki lagu xiidhay uu biixiyay wasiir xirsi qoragan
Read More »
Hargaysa(xogreebnews.com)-Tartanka Koobka Kooxaha Heerka Koowad Ayaa Maanta soo Geba-geboobmay,Koobkaasi oo Ay Ku Kulmeen kooxaha Nuuradiin School Iyo Kooxda
Read More »
Kismaayo(xogreebnews.com) Wadahadalladii u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa guul-darro ku dhammaaday kaddib markii la isku fahmi waayay wadahadallo socday shantii maalmood ee lasoo dhaafay
Read More »
Hargeysa(xogreebnews)-Kontameeyo dhalinyaro ah oo ka Tahriibay dhawaan dalka Somaliland ayaa Qeylo dhaan culus saqbadhkii Xaley Soo gaadhsiiyay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews iyagoo ku sugan Badhtamaha badda Meternian Sea (Bada Dhimatey), iyagoo ka shakiyay in ay doonto la qaraqanto kadib markii ay…
Read More »
London (xogreebnews)-29/03/2013— Shariikadda caalamiga ah ee DAHABSHIIL Bank iyo Dahabshiil Money Transfer ayaa markii ugu horaysay taariikhda Geeska afrika waxay ku guulaysatay abaal marinta caalamiga ah ee The Muslim News Awards For Excellence 2013 oo sannadkiiba mar la siiyo tujaarta iyo ganacsatada…
Read More »
Xogreebnews.com): Thursday, March 28-2013
Hargaysa(xogreebnews.com)Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeeyay
Read More »
(xogreebnews.com) Laamaha ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa shaaciyey magacyada 3 nin oo la rumeysan yahay in
Read More »
|
|