Wararka

War-Saxafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay iyo dareenka dadwaynaha

0 Visits: 1338 | Thursday March 28, 2013 - 19:05:02
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe

Read More »

War-Saxafadeed:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay iyo dareenka dadwaynaha

0 Visits: 1252 | Thursday March 28, 2013 - 19:05:01
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe

Read More »

Howlihii Garoonka Diyaaraha Ee Muqdisho Oo Hakaday Ku Yimi!

0 Visits: 1355 | Thursday March 28, 2013 - 18:59:18
Muqdisho(xoreebnews.com)_Waxaa hakad uu ku jira howlihii garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan dad haatan ku sugan garoonka diyaaraha ee Adan cade.

Read More »

(SIR)CEEBTII, CADAALAD XUMADII XUKUUMADA SIILAANYO OO SOO IFBAXDEY IYO SIR AAN KA HELEY KII SAMEEYEY

0 Visits: 1639 | Thursday March 28, 2013 - 18:54:04
xogreebnews.com Shaqadii Qaranka soomaliland waxa ay hada noqotey LAJIIFIYAANA BANAAN LATOOSIYAANA BANAAN Akhriste maqaaladeydu waa tusmayn, idiin noqoneysa talaal waa toobiye ufuran muwaadinkasta oo reer soomaliland ahi inuu soo bandhigo dhitooyinka iyo aafa

Read More »

Waraysi Shabakada Xogreebnews Kula Yeelatay Sheekh Maxamuud Cali Raage Ayuu Ku Xaqiijiyay in Kis kisii Lagu Dhameeyey Xabsiga Dhexdiisa Waxaanu Sheegay In Sadex Sanno Lagu Xukumay Oo Loo Sheegay.

0 Visits: 1281 | Thursday March 28, 2013 - 12:48:58
Hargeysa(Xogreebnews)-sheekh maxamuud raage oo ka mid ah culimada reer somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey xabsiga ku xidhnaa ayaa saaka wariyayaal ka tirsan shabakada wararka ee xogreebnews ku booqdeen xabsiag dhexe ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Gaadiid Dawladdu soo iibsatay oo shirkaddo gaar loo leeyahay Qandaraas Naas-nuujin ah lagu siiyay iyo dhaqaalaha sanadkan ku baxaya ee saamaha loo toshay

0 Visits: 1345 | Thursday March 28, 2013 - 07:53:46
Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Somaliland oo lagu Arad tiray gaadiid cusub Hargeysa(xogreebnews.com)Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda oo ah

Read More »

Maslax Siyaad Barre Oo La Sheegay Inuu Yahay Sarkaalkii Amarka Ku Bixiyey Xasuuqii Jaziira

0 Visits: 3953 | Thursday March 28, 2013 - 07:49:15
Maslax Siyaad Barre oo ah wiil uu dhalay Digtatarkii Somalia ee Xijaabtay Maxamed Siyaad Barre ayaa la sheegay inuu yahay Sarkaalkii bixiyey amarkii 17/7/1989-kii lagu xasuuqay dad tiradoodu gaadhaysay 47 oo dhamaantood ka soo wada jeeday Qabiilka Isaaqa, kaas oo ka dhacay xeebta la yidhaa Jaziira oo…

Read More »

Nin Dhalinyar Qoraa Ah Oo Warbaahinta Maalmahii Ugu Danbeeyey Ku Soo Bandhigaayey Qoraalo Uu Ku Dhaliilayo Xukuumadda Oo La Yidhaahdo Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Caawa Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay

0 Visits: 1145 | Thursday March 28, 2013 - 07:46:04
Hargeysa (xogreebews.com)—27/03/2013— Nin dhalinyar ah isla markaana ahaa aqoonyahanadda da'da yar ee Somaliland oo maalmahii ugu danbeeyey qoraalo is daba joog ah oo uu warbaahinta ku qoraayey ku dhaliilaayey xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ayaa caawa ciidamadda booliisku xabsiga dhigeen.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Sheegay inay Dawlada Imaraadka Carabta Kala Hadleen Sidii Somaliland Looga Taageeri lahaa dhinaca Horumarka

0 Visits: 1273 | Wednesday March 27, 2013 - 20:39:59
siilaanyoBerbera(xogreebnews) Weftigii Somaliland eek u sugnaa dalka Imaaraadka ayaa goor dhaweyd ku soo laabtay Dalka, waxaanay caawa ku sugnaan doonaan magaaladda Berbera oo ay ka soo degeen. Xubnaha weftiga ayaa dhamaantood soo loaabtay waxaanay caawa ilaa beri Berbera kula kulmi doonaan qayabaha…

Read More »

Masaajid Fooqa oo loogu magac daray M.Siilanyo oo aan lahayn Qeyb gaar u ah haweenka oo laga hirgeliyey Badhtamaha Dekeda Berbera

0 Visits: 1426 | Wednesday March 27, 2013 - 17:04:18
Berbera-(xogreebews.com)-Masuuliyiinta Maamulka Berbera ee Heer Gobol iyo Heer Degmo ayaa maanta ka qeyb galay xaflad xadhiga lagaga jaray Masaajid Cusub oo Fooqa oo soo biiray, oo laga hirgeliyey

Read More »

Wariyihii ugu Ruug-cadaa sanaa Telefishanka Qaranka oo xilkii laga qaaday

0 Visits: 1510 | Wednesday March 27, 2013 - 16:58:37
Waxa lagu eedeeyay inuu ka gaabiyay tabinta wararka safarka weftiga Madaxweynaha

Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay shirka Jaamacadda Carabta ee Qadar ka socda

0 Visits: 1276 | Wednesday March 27, 2013 - 16:50:51
Qadar(xogreebnews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb

Read More »

Xisbiga Kulmiye oo shir aan caadi ahayn ku baaqay 31 M

0 Visits: 1323 | Wednesday March 27, 2013 - 16:40:16
Hargeysa(xogreebnews.com) Xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa shaaca ka

Read More »

Siilaanyo Oo Dadkii Uu Dilka Ku Xukumay Marlabaad Xukun Malatari Saaraaya

0 Visits: 1410 | Tuesday March 26, 2013 - 19:18:30
Hargeysa,(xogreebnews.com)-Maxkamada Darajada Labaad ee Ciidamada Siilaanyo oo Maanta xukun kama damaybays ah ka soo saari doonta, Kiiska Raggii sanadkii hore weeraray dhul ku dhow

Read More »

Wasiirka Caddaalada Iyo Guddoomiyaha Guddida Shuruucda Golaha Wakiilada Oo Isku Seegay Kalmada “Garsoor

0 Visits: 1378 | Tuesday March 26, 2013 - 19:12:12
Hargeysa (xogreebnews.com ) Mar 26,2013 — Wasiirka Wasaarada Caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid iyo Guddoomiyaha guddida shuruucda ee golaha Wakiilada xildhibaan

Read More »

Bandaw Adag oo lagu soo rogay saaka Magaalada Kismayo

0 Visits: 1369 | Tuesday March 26, 2013 - 19:07:40
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa lagu soo rogay Bandow si dhaq dhaqaaqa magaalada loo hakiyo inta uu magaalada ka gaarayo Wasiirka koowaad ee dalka, Cabdi Farax Sheyrdoon (Saacid) oo halkaasi ku wajahan.

Read More »

Xukuumada Oo Wadda Diyaarinta Xeerkii Lagu Soo Dooran Lahaa Golaha Cusub Ee Guurtida Iyo Kii Wakiilada Oo Cirka Ku Laalan

0 Visits: 1254 | Tuesday March 26, 2013 - 18:58:38
Hargeysa,(xogreebnews.com)—Xeerkii lagu soo dooran lahaa golaha guurtida Somaliland ayaa

Read More »

Warka Mooshin Ka Dhan Ah Maayarka Hargeysa Oo Suuqyada Soo Galay Iyo Xildhibaan Caga-yare Oo Ramaas Ka Wareysatay

0 Visits: 1312 | Tuesday March 26, 2013 - 18:51:38
Hargeysa (xogreebnews.com) Mar 26,2013 — Warar isa soo taraya ayaa sheegaya

Read More »

Wafti ka Kooban Wasiirro Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Boorama U Tagay Hawllo Amgiga Lagu Xoojinayo.

0 Visits: 1300 | Tuesday March 26, 2013 - 18:48:55
boorama(xogreebnews.com) Wefti Wasiirro ah oo uu hogaaminayo

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Al Shabaab oo dagaalo kula wareegtay Degmada Afmadow, dibna looga qabsaday

0 Visits: 1359 | Tuesday March 26, 2013 - 18:46:13
((xogreebnews.com) Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa waxay xalay dagaalo ku qaadeen Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, xilli inta badan Ciidamada Huwanta ay kala daadsanaayeen.

Read More »

featured