Wararka

Ururka hope faundation oo soo gaadhsiiyaya deeq wax barasho in ka badan sadex boqol iyo konton agoon ah oo wax ku barta magaalada burco

0 Visits: 1419 | Saturday March 09, 2013 - 18:07:16
Ururka HOPE FAUNDATIAN oo ka Jira dalka Denmark ayaa saaka deeq waxbarasho oo ka kooban qalimo soo gaadhsiiyay in ka badan Sadex Boqol iyo Konton arday oo Agoon aha Kuwaasoo wax ku dhigata Sadex Iskuul oo ku yaala Magaalada Burco.

Read More »

UHURU Kenyatta oo Ku Guulaystay Madaxtinimada Kenya

0 Visits: 1700 | Saturday March 09, 2013 - 18:01:59
Musharaxa Isbahaysiga Jublee Uhuru Kenyatta ayaa ku guulaystay Doorashada Madaxtinimo ee Kenya. . Waxa uu helay 50.7 Boqolkiiba codadka la dhiibtay.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo hadda dalka uga ambabaxaya wadanka turkiga iyo qadar

0 Visits: 1429 | Saturday March 09, 2013 - 18:00:28
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyoayaa hadda ka dhoofaya dalka, waxaanu ku sii jeedaa wadamada Turkiga iyo Qadar.

Read More »

Gudomiyaha gobolka maroodijeex iyo maayarku xigeenka caasimada oo deeq raashin ah u qaybiyey qoysaskii guryahooda waayey

0 Visits: 1502 | Saturday March 09, 2013 - 17:58:00
Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa iyo gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ayaa maanta deeq raashin ah gaadhsiiyey dadkii dhamaadkii todbaadkii hore guryahoodu ay gubteen.

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin

0 Visits: 1600 | Saturday March 09, 2013 - 17:53:53
Maalintaa waa la joogay, haddeerna waa la jooga, hadhowna waa la nool yahay oo cimriga ummaduhu sida cimriga qofka uma koobna.

Read More »

Maalinta haweenka aduunka iyo wadamadii ilbaxda sheeganjirey oo kusoo hambaberey sharaf ridka haweenka filimada qaawanaanta ah ee la daawado.

0 Visits: 1496 | Saturday March 09, 2013 - 17:31:57
Mudo dheer ayay Wadamada Reer Galbeedku iska indho tirayeen dembiyada laga galo Haweenka oo ay ka mid tahay inay Lacag u isticmaalaan qof maskaxdiisa yari waxkale oo uu ku noolaado u goynweydey iyadoo qofkaa Marta laga dhigo meel cidwaliba markaa daawanayso ama Warbaahinta laga daawandoono,waxay qofkaa…

Read More »

Bahda warbaahinta gobolka sanaag oo si kulul u cambaareeyay xadhiga weriye maxamed aadan dirir

0 Visits: 1444 | Saturday March 09, 2013 - 17:29:59
Bahda Warbaahinta Gobolka Sanaag Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Weriye Maxamed Aadan Dirir Xukumada Kulmiye Iyo Maamulka Gobolka Saraarna Ugu Baaqay In Si Bilaa Shuruud Ah Xuriyadiisa Loo Siiyo

Read More »

Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka

0 Visits: 1524 | Saturday March 09, 2013 - 17:28:30
Marwada Ra'iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala.

Read More »

Badhasaabka awdal oo si taxadir leh uga hadlay dhacdadii xariirad

0 Visits: 1483 | Saturday March 09, 2013 - 17:23:51
G/Awdal Mud. Cabdoo Aayar ayaa maanta ka hadlay dhacdadii Xariirad, waxna uu u uuqday mid ereyada kala xulanaya si taxadir mudana uga hadlaya arintan,isaga oo si guud u dul maray ahmiyadana siiyay ilaalinta nabadgalyada.

Read More »

featured