Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Musuq-maasuq dul-hoganaya Guddida Qandaraasyadda Somaliland.

1 Visits: 672 | Saturday February 29, 2020 - 17:21:45
Guddida Qandaraasyadda Qaranka ee Somaliland, waxay u muuqdaan inay la mid yihiin, hay'addaha dawladda ee uu ka jiro, musuq-maasuq baahsani. Waxaana taa u daliil ah, indho sarcaadka ay ummadda u dhigayaan, oo la mid ah, indho saarcaadkii uu dhigi jiray Ninkii Hindiga ahaa ee reer Hargeysa, ee la…

Read More »

Fadeexad: Waaxda Warfaafinta Madaxtooyada oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Qaaday Sawiir Bah-dil iyo sumcad xumo ku ah, Kuna Faafiyey Baraha Bulshada...

0 Visits: 1138 | Saturday February 29, 2020 - 12:48:37
Fadeexad: Waaxda Warfaafinta Madaxtooyada oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Qaaday Sawiir Bah-dil iyo sumcad xumo ku ah, Kuna Faafiyey Baraha Bulshada...

Read More »

"furida ururadu waxay noqon kartaa fursad wax lagu saxo".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0 Visits: 709 | Saturday February 22, 2020 - 23:03:01
"furida ururadu waxay noqon kartaa fursad wax lagu saxo".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

Read More »

"Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

0 Visits: 787 | Wednesday February 19, 2020 - 00:53:33
"Dadwaynaha Reer Somaliland Waxaan Leeyahay, Halka La Taagan Yahay Waad Arkaysaane Ka Tashada"Muj Abees.

Read More »

DAAWO: "Farmaajo Cudur Buu Qaaday Lagu Yidhi Hadaad Hargaysa Tagto Waad Ka Bogsanaysaa" Marwo Faadumo Siciid.

0 Visits: 1292 | Monday February 17, 2020 - 16:27:09
DAAWO: "Farmaajo Cudur Buu Qaaday Lagu Yidhi Hadaad Hargaysa Tagto Waad Ka Bogsanaysaa" Marwo Faadumo Siciid.

Read More »

Lamaanihii isku Guursaday Codaynta.... Sheeko Xiiso leh

0 Visits: 825 | Sunday February 16, 2020 - 14:11:31
Bauchi Nigeria(Xogreebnews)- Qiso Jacayl ah oo Xiiso badan, ayaa shalay 14-kii Feb, ka dhacday Gobolka Bauchi ee Nigeria, Kadib markii ay haweenay dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khadiija,

Read More »

"Kumanaanka Qabriyada ku Jiraa Inoogama Baahna in Aynu Cafis iyo Cudurdaarba ka Barino Cadowgii ciidda ku Aasay". Gudoomiyaha Kulmiye ee Canada Shucayb Cabdilahi Xuseen.

0 Visits: 720 | Thursday February 13, 2020 - 20:53:52
"Kumanaanka Qabriyada ku Jiraa Inoogama Baahna in Aynu Cafis iyo Cudurdaarba ka Barino Cadowgii ciidda ku Aasay". Gudoomiyaha Kulmiye ee Canada Shucayb Cabdilahi Xuseen.

Read More »

Somaliland Iyo fursadaha Ugu Jira Safarka Madaxwayne Bixii Ku Tagey Addis-ababa, Oo Uu Ka Socdo Shir Madaxeedkii Midowga Afrika!

0 Visits: 901 | Monday February 10, 2020 - 20:40:14
Somaliland Iyo fursadaha Ugu Jira Safarka Madaxwayne Bixii Ku Tagey Addis-ababa, Oo Uu Ka Socdo Shir Madaxeedkii Midowga Afrika!

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya.

0 Visits: 753 | Sunday February 09, 2020 - 18:46:36
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya.

Read More »

Abaan Duulaha Ciidamada Somaliland Wasirku Xigenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Soo Gaadhay Boorama..

0 Visits: 709 | Tuesday February 04, 2020 - 20:41:27
Abaan Duulaha Ciidamada Somaliland Wasirku Xigenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Soo Gaadhay Boorama..

Read More »

Fadlan Mudane Madaxweyne Wax-ka-qabo Masuuliyiin Xukuumad Ka Tirsan oo Dhistay Laag-biyo Mareen ah, Amarkaagii Kadib?

0 Visits: 715 | Monday February 03, 2020 - 10:53:31
Waxa dhisme shacri darro ah, laga dhisay laagta ugu biyaha badan, Degmadda Axmed Macallin Haaruun. Laagtaasi oo ay soo maraan xilliyadda roobka daadka ka soo rogmadda buuraha waqooyi ee degmadda Macallin Haaruun.

Read More »

"Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

0 Visits: 756 | Sunday February 02, 2020 - 19:10:22
"Xukuumadda Kulmiye Waxaanu Uga Digaynaa In Aan La Siyaasadaynin Arrimaha Ciidamada Qaranka"Xisbiga Wadani.

Read More »

HOGAAN FIICAN DOORO SI AAD HORUMAR U GAADHO. Shucayb Cabdilahi Xuseen

0 Visits: 962 | Tuesday January 28, 2020 - 18:31:56
Marka si dhaba hoos loogu eego sifooyinka iyo astaamaha wanaagsan ee lagu garto Hoggaamiyaha Wanaagsan ma fududa xadidaddoodu iyo in la soo kobo maxaa yeelay waxay badanaa ku xidhan yihiin hadba Mawqifyada soo waajaha hoggaamiyaha, nooca dadka uu rabbo inuu majaraha u qabto yacnii maamul ahaan iyo wadciga…

Read More »

Muuse Moorgan 2, ninkii Siilaanyo Sodogga u ahaa ee Caafimaadkii Gobolka Sanaag Fashiliyey, Sidee loogu Aaminay Hay'adda Dhawrista Tayadda.

1 Visits: 916 | Friday January 24, 2020 - 19:00:33
Inkasta oo ay Soomaalidu hore ugu maahmaahday, " Ninka Maqasha la-gala Quusto ayey Soomaalidu Geella u dirsataa" ninka Guddimaha ka ah, Hay'adda dhawrista tayadda Somaliland oo uu sodog run ah,

Read More »

"Dekeda Berberi way ka Istaraatijisan tahay Dekedaha kalee Mandaqada, Al-baabka horee Dekedayada Waxa Mara, 35000-kun oo Markab Sannadkii, Si aanu Usoo jiidanno oo ula Macaamilo Waa Inaanu Diyaarinaa Makaaniyaadkii Dekeddii u Baahnayd" Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 1010 | Friday January 24, 2020 - 02:59:16
Berbera(Xogreebnews)-Weriyaha Ruug-caadaga Saxaafadeed ah Cabdisalan Hereri, ayaa Barnaamij dheer ka sameeyey Horumarka Ballaadan ee labadii sanadood ee u dambeeyey ay ku talaabsatay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera.

Read More »

"Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0 Visits: 623 | Wednesday January 22, 2020 - 23:08:17
"Gen. Guul-wade Waa Raggii Umada kala Erdheeyey ee aan la kulmin Waajibaadkii Dambiyadii ay geysteen waa laga filaayey inuu farmaajona inoogu soo Daro Guddiga wada Hadalada". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

Read More »

Dowladda Jabuuti Oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda la Mariyo Oo Berbera Ay keenayso Iyo Shirqoolada Dhaqaale Ee Somaliland Ku Jihaysan.

0 Visits: 1074 | Tuesday January 21, 2020 - 02:23:51
Dowladda Jabuuti Oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda la Mariyo Oo Berbera Ay keenayso Iyo Shirqoolada Dhaqaale Ee Somaliland Ku Jihaysan.

Read More »

DAAWO:-Itoobiya Oo Shaacisay In Lixdii Nin Ee Somaliland Ku Fulisay Dilka Ay Ku Jireen Laba Nin Oo Al-shabaab Ah »

0 Visits: 929 | Saturday January 18, 2020 - 07:28:31
DAAWO:-Itoobiya Oo Shaacisay In Lixdii Nin Ee Somaliland Ku Fulisay Dilka Ay Ku Jireen Laba Nin Oo Al-shabaab Ah »

Read More »

Faysal Cali Waraabe oo sannadkan noqonaya hogaamiyahii ugu muddo dheera adduunyada dimuqraadiga ah oo xisbi mucaarid ah muddo 20 sanno ku dhaw guddoomiye u ah.

0 Visits: 735 | Thursday January 16, 2020 - 00:37:50
Faysal Cali Waraabe oo sannadkan noqonaya hogaamiyahii ugu muddo dheera adduunyada dimuqraadiga ah oo xisbi mucaarid ah muddo 20 sanno ku dhaw guddoomiye u ah.

Read More »

Open letter to Somaliland stakeholders

0 Visits: 826 | Wednesday January 15, 2020 - 02:49:28
I have a great pleasure and glad drafting this letter to you to inform you how Somaliland people feel and judge with regard the countries and the international organization you represent in Somaliland as feeling of the people is much deeper than truth. As general rule, o

Read More »

featured