Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Daawo Xogreeb Tv: ".. Waa nasiib Darro in Madaxwaynaha shaki galiyo kursigiisa Sanad Kadib". Marwo Faadumo Siciid

0 Visits: 1155 | Tuesday October 23, 2018 - 02:34:53
Daawo Xogreeb Tv: ".. Waa nasiib Darro in Madaxwaynaha shaki galiyo kursigiisa Sanad Kadib". Marwo Faadumo Siciid

Read More »

"SIDII AAN U FAHMAY KHUDBADDII M. BIIXI." Cabdinaasir Axmed Abraham

0 Visits: 1106 | Tuesday October 23, 2018 - 02:29:36
"SIDII AAN U FAHMAY KHUDBADDII M. BIIXI." Cabdinaasir Axmed Abraham

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Mushkiladihii uu Ka Dhaxlay Saaxiibkii Iyo Kuwa Uu Is-dhaxalsiiyey Dalka Siduu Uga Saari-karaa?. Faallo Cabdicasiis Bashiir Nuur

0 Visits: 2338 | Monday October 22, 2018 - 03:33:49
Madaxweyne Muuse Biixi Mushkiladihii uu Ka Dhaxlay Saaxiibkii Iyo Kuwa Uu Is-dhaxalsiiyey Dalka Siduu Uga Saari-karaa?. Faallo Cabdicasiis Bashiir Nuur

Read More »

Mucaaridada Dhadhamo-doonka ah ee Faysal Cali Waraabe Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Eryanaayo Iyo Kumanaan Dolar ah oo u Qoray Ex Wasiir Maxamuud Xaashi oo Bank Dhexe ka Joojiyey

0 Visits: 2344 | Monday October 22, 2018 - 03:32:09
Mucaaridada Dhadhamo-doonka ah ee Faysal Cali Waraabe Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Eryanaayo Iyo Kumanaan Dolar ah oo u Qoray Ex Wasiir Maxamuud Xaashi oo Bank Dhexe ka Joojiyey

Read More »

"..Beryahan ba degmada aan deganahay waxa iiga imanayay arrimo aan liqi waayay oo ay dabada ka riixayeen ragg ka tirsan xisbiga Waddani". Siyaasi Xuseen Badmaax

0 Visits: 1222 | Sunday October 21, 2018 - 02:21:21
"..Beryahan ba degmada aan deganahay waxa iiga imanayay arrimo aan liqi waayay oo ay dabada ka riixayeen ragg ka tirsan xisbiga Waddani". Siyaasi Xuseen Badmaax

Read More »

Maxaa Ku Dhacay Hormoodkeenii Hibada Lahaan Jiray ? Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye

0 Visits: 851 | Sunday October 21, 2018 - 02:19:26
Maxaa Ku Dhacay Hormoodkeenii Hibada Lahaan Jiray ? Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka ku Eedeeyey Carqaladaynta Doorashada, Ugana Digay Durbaannada Shirar-beeleeddada Sharci-darrada ah ee ay Garaacayaan

0 Visits: 1080 | Saturday October 20, 2018 - 18:02:28
Madaxweyne Muuse Biixi oo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka ku Eedeeyey Carqaladaynta Doorashada, Ugana Digay Durbaannada Shirar-beeleeddada Sharci-darrada ah ee ay Garaacayaan

Read More »

Godkuu Daggay Cabdi, Garanwaa Coomay. W/Q Hassan Garnayl

0 Visits: 1419 | Saturday October 20, 2018 - 03:46:39
Godkuu Daggay Cabdi, Garanwaa Coomay. W/Q Hassan Garnayl

Read More »

Maareeyaha wadooyinka iyo Mukulaasha madow ee Madaxtooyada Joogta! Madaxweyne waxaanu kusoo jeedinaynaa inaad wax ka qabato Dulinkan Hoostaada ka Dilaacay...?. W/Q Faysal Cali Kayse.

0 Visits: 1345 | Friday October 19, 2018 - 18:21:47
Maareeyaha wadooyinka iyo Mukulaasha madow ee Madaxtooyada Joogta! Madaxweyne waxaanu kusoo jeedinaynaa inaad wax ka qabato Dulinkan Hoostaada ka Dilaacay...?. W/Q Faysal Cali Kayse.

Read More »

Somaliland Dal Maqluubka loo Roggay: Xeerkii Kufsiga Iyo Xaakin Aakhir-sabaan. Faaqidaad: Shabakadda Xogreebnews

0 Visits: 1187 | Thursday October 18, 2018 - 03:08:44
Somaliland Dal Maqluubka loo Roggay: Xeerkii Kufsiga Iyo Xaakin Aakhir-sabaan. Faaqidaad: Shabakadda Xogreebnews

Read More »

Abiy Axmed: hogaamiye dhisaya mustaqbalkii siyaasadeed ee uu xilkan ku sii haysan lahaaa. Faallo:Barkhad-ladiif Mohamed Omar

0 Visits: 1127 | Thursday October 18, 2018 - 01:41:15
Abiy Axmed: hogaamiye dhisaya mustaqbalkii siyaasadeed ee uu xilkan ku sii haysan lahaaa. Faallo:Barkhad-ladiif Mohamed Omar

Read More »

Shan Kun oo Muwaadin, ayaa Kala Diri-kara Maayirka Caasimada iyo golihiisa deegaanka, Waa Qodob Sharci.. Awooda Muwaadiniintu xaqa u leeyihiin iyo mooganaantooda...?.

0 Visits: 2104 | Tuesday October 16, 2018 - 01:35:25
Shan Kun oo Muwaadin, ayaa Kala Diri-kara Maayirka Caasimada iyo golihiisa deegaanka, Waa Qodob Sharci.. Awooda Muwaadiniintu xaqa u leeyihiin iyo mooganaantooda...?.

Read More »

Khilaafka Ragaadiyey Hay'adihii Dawlada iyo Dhabar taabashooyinka Qarsoon. W/Q Farxan Cali Ismacil.

0 Visits: 1253 | Monday October 15, 2018 - 17:12:58
Khilaafka Ragaadiyey Hay'adihii Dawlada iyo Dhabar taabashooyinka Qarsoon. W/Q Farxan Cali Ismacil.

Read More »

Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo ka Warbixiyey Xilliguu Imanayo Qalabka lagu Dhismayo Dekedda Berbera. "...Dadkuu in badanbay iswaydiinayaan goormaa la bilaabayaa Dekedda?. Maalintii heshiisku dhacay ayey bilaabantay". Maareeyaha Dekedaha Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

0 Visits: 1061 | Sunday October 14, 2018 - 18:23:30
Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo ka Warbixiyey Xilliguu Imanayo Qalabka lagu Dhismayo Dekedda Berbera. "...Dadkuu in badanbay iswaydiinayaan goormaa la bilaabayaa Dekedda?. Maalintii heshiisku dhacay ayey bilaabantay". Maareeyaha Dekedaha Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

Read More »

WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO: SIYASI/AQONYAHAN/DHAL MUJAHID: JAMAAL CALI XUSEEN. Qore Muhamed Dhimbiil

0 Visits: 2554 | Sunday October 14, 2018 - 02:29:06
Jamal Cali Xuseen taageradii iyo cududii uu siiyey Muuse Biixi iyo xisbigiisa Kulmiye wuu ku guuleystay Muuse Biixina waxa uu noqday madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Ja7mal Cali Xuseen waa siyaasiyiinta mustaqbalka wanaagsan leh, isaga iyo Alle ha u naxariisto e Aabihiiba dalka tacab galiyeen,…

Read More »

Xukuumada Itoobiya oo Caddaysay Mawqifkeeda Dhismaha Dekedda Cusub ee Berbera, kana Jawaabay Warar laga Been Abuurtay...

0 Visits: 1584 | Friday October 12, 2018 - 22:02:37
Xukuumada Itoobiya oo Caddaysay Mawqifkeeda Dhismaha Dekedda Cusub ee Berbera, kana Jawaabay Warar laga Been Abuurtay...

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 1075 | Thursday October 11, 2018 - 15:52:02
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

Read More »

Faladaganka Siyaasada Somaliland Waa Faysal Cali waraabe oo Sadexda Jeer Uf iyo Akh la yidhi!!!. Qore Faysal Cali Kayse

0 Visits: 1377 | Thursday October 11, 2018 - 03:52:25
Faladaganka Siyaasada Somaliland Waa Faysal Cali waraabe oo Sadexda Jeer Uf iyo Akh la yidhi!!!. Qore Faysal Cali Kayse

Read More »

Madashii Dhagax Dhiga Dekeda Berbera: Wufuudii Caalamka Ka Socotay Iyo Weedhihii Wan-qasha Dekedda Cusub

0 Visits: 1276 | Wednesday October 10, 2018 - 19:09:30
"Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Saaxil Waa Inay Soo Dhaweeyaan Cid Kasta Oo Maalgashanaysa Iyadoo Ah Xuduntii Dhaqaalaha Qaranka Somaliland" Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici. "Maanta Waa Maalin Farxadeed, Waxanan Idinka Codsanaya Inaad Ku Ducaysan Dhismaha Dekedda Cusub,…

Read More »

Dugsiga European Collage oo Munaasibad Ku Sabootiyey 21 Arday oo Ka Qalin-jebiyey Cilmiga Madaarada iyo Dekedaha, Dhowaana Shaqooyin ka Bilaabaya Dekedda iyo Madaarada dalka, Maamule Cumar Muuse Kaahin oo noqday Aqoonyahankii ugu horeeyey ee dalkiisa keena dugsi aqoontu dadka baray deg-deg loogu shaqo tago...

0 Visits: 1107 | Monday October 08, 2018 - 19:02:18
Dugsiga European Collage oo Munaasibad Ku Sabootiyey 21 Arday oo Ka Qalin-jebiyey Cilmiga Madaarada iyo Dekedaha, Dhowaana Shaqooyin ka Bilaabaya Dekedda iyo Madaarada dalka, Maamule Cumar Muuse Kaahin oo noqday Aqoonyahankii ugu horeeyey ee dalkiisa keena dugsi aqoontu dadka baray deg-deg loogu shaqo…

Read More »

featured