Featured

Featured
Recently added under this category

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi siduu ula dhaqmaya Saxaafada Madaxa-banaan, miyuu la qaba cabudhinta wasiirkiisa Warfaafinta, ma ogol yahay in la dhaliilo Xukuumadiisa?. Fadlan halkan kaga bogo muuqaalkan goonida äh...

0 Visits: 2135 | Sunday January 21, 2018 - 02:46:32
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi siduu ula dhaqmaya Saxaafada Madaxa-banaan, miyuu la qaba cabudhinta wasiirkiisa Warfaafinta, ma ogol yahay in la dhaliilo Xukuumadiisa?. Fadlan halkan kaga bogo muuqaalkan goonida äh...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wariyaal Tiro badan oo Su'aalo ku weeraray+ qaabkii uu uga jawaabay....Cajiib

0 Visits: 1973 | Sunday January 21, 2018 - 02:25:29
Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wariyaal Tiro badan oo Su'aalo ku weeraray+ qaabkii uu uga jawaabay....Cajiib

Read More »

Madaxweyne Maxaanu Kugu Aamina Inaad Waxka Qabanaysid Musuq-maasuqa?. Siduu Tuugu U fekeraa? (Cilmi-Nafsiga Musuq-Maasuqayaasha. Faallo Cabdicasiis Bashiir Nuur

0 Visits: 2135 | Thursday January 11, 2018 - 05:20:32
Madaxweyne Maxaanu Kugu Aamina Inaad Waxka Qabanaysid Musuq-maasuqa?. Siduu Tuugu U fekeraa? (Cilmi-Nafsiga Musuq-Maasuqayaasha. Faallo Cabdicasiis Bashiir Nuur

Read More »

5-ta dal ee ugu xooga weyn dunida Islaamka iyo Awoodaha Ciidan ay haystan+ Hirdanka Siyaasadeed ee ka Dhexeeya...

0 Visits: 3737 | Thursday January 11, 2018 - 04:32:51
5-ta dal ee ugu xooga weyn dunida Islaamka iyo Awoodaha Ciidan ay haystan+ Hirdanka Siyaasadeed ee ka Dhexeeya...

Read More »

Adeega Saad Sabab Uma ahaa Sixir-bararka, ee Waa Daryeelaha Dan-yarta Iyo Hawl-fududeeye Lagu Nastay!!!.

1 Visits: 2986 | Sunday January 07, 2018 - 05:07:52
Adeega Saad Sabab Uma ahaa Sixir-bararka, ee Waa Daryeelaha Dan-yarta Iyo Hawl-fududeeye Lagu Nastay!!!.

Read More »

Shacab-weynaha Somaliland oo Ku Hambalyeey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, Wasiirka Dhulka iyo Maareeyaha Dekedda Tallaabadii Ay Gacanta Dawladda ugu Soo Celiyeen Dhulkii Raasiga Berbera Iyo Go'aankii Saldhiga Mileteri lagu Joojiyey....

0 Visits: 1931 | Friday January 05, 2018 - 02:17:22
Shacab-weynaha Somaliland oo Ku Hambalyeey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, Wasiirka Dhulka iyo Maareeyaha Dekedda Tallaabadii Ay Gacanta Dawladda ugu Soo Celiyeen Dhulkii Raasiga Berbera Iyo Go'aankii Saldhiga Mileteri lagu Joojiyey....

Read More »

Sixir-bararka Dalka Aafeeyey Horta Yaa ka Masuul ah, Ma Dawlad, Ganacsato Mise Shicib?. Sideeba looga Bixi Karaa?. Warbixin Cabdicasiis Bashiir Nuur Xogreebnews Staff

0 Visits: 2147 | Monday January 01, 2018 - 05:16:38
Sixir-bararka Dalka Aafeeyey Horta Yaa ka Masuul ah, Ma Dawlad, Ganacsato Mise Shicib?. Sideeba looga Bixi Karaa?. Warbixin Cabdicasiis Bashiir Nuur Xogreebnews Staff

Read More »

Maareeyaha Dekedda oo Ku Guuleystay inuu Dalka Keeno Qalabyo Casri ah oo wax-weyn ka Taraya Baahidii Dekedda Berbera Iyo Noocyada uu ka Kooban yahay…

0 Visits: 3226 | Thursday December 28, 2017 - 04:21:27
Maareeyaha Dekedda oo Ku Guuleystay inuu Dalka Keeno Qalabyo Casri ah oo wax-weyn ka Taraya Baahidii Dekedda Berbera Iyo Noocyada uu ka Kooban yahay…

Read More »

Fadeexada Xil-gudasho La'aaneed ee Maamulka Wajaale oo Sababtay Inuu Dabku ku Fiddo Suuq-ganacsiyeedka Hantida Umaddu Taalay+ Qaylo-dhaantii Maamulka dhinaca Itoobiya + Gurnadkii Ex. Gudoomiye Aadan Shiine ee Boorama iyo Hargeysa+ Shacabka oo ku Wareeray Garaacista Maamulka Degmada oo Mobeladda Wada Xidhay

0 Visits: 1821 | Thursday December 28, 2017 - 03:50:05
Fadeexada Xil-gudasho La'aaneed ee Maamulka Wajaale oo Sababtay Inuu Dabku ku Fiddo Suuq-ganacsiyeedka Hantida Umaddu Taalay+ Qaylo-dhaantii Maamulka dhinaca Itoobiya + Gurnadkii Ex. Gudoomiye Aadan Shiine ee Boorama iyo Hargeysa+ Shacabka oo ku Wareeray Garaacista Maamulka Degmada oo Mobeladda…

Read More »

Magaalada Berbera oo Nasiib u Heshay Xoghayihii Ugu Waxqabadka Badnaa Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Dayax Soo Baxay, Mugdigii Meesha ka Saar!.Qore Farxan Guuled Warsame

0 Visits: 2023 | Tuesday December 26, 2017 - 04:04:43
Magaalada Berbera oo Nasiib u Heshay Xoghayihii Ugu Waxqabadka Badnaa Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Dayax Soo Baxay, Mugdigii Meesha ka Saar!.Qore Farxan Guuled Warsame.

Read More »

"Quruumahakan Wada Giigsan Baa Baalka Kaa Guri,Adigaaba Lagu Gaadayaa Waadan Garanayne Gaagaabso Oo Aamus Yaan Gaadh Lagaa Qabane"…W/Q liban Mawel Shire

0 Visits: 3484 | Monday December 25, 2017 - 01:22:55
Baashe Cawil inaadeer waa laguu khaldamay oo Ambasator lagaa dhigay, waa lagaa xishooday oo weliba waxa si weyn kaaga xishooday seediyadaa kulmiye Axmed Siilaanyo, calinasir Axmed Siilaanyo iyo baashir Axmed Siilaanyo, kuwaasoo aminta intaa le'eg ee aabahood m/weynaha dalkan ka ahaa aan saaxada…

Read More »

Taarikh Madow Iyo Fadeexado Musuq-maasuq oo Kusoo Ifbaxay Wasiirka Cusub ee Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi + Magacaabistiisa Iyo Doorkii Faysal Cali Waraabe ku Lahaa..

0 Visits: 3373 | Monday December 18, 2017 - 03:14:13
Taarikh Madow Iyo Fadeexado Musuq-maasuq oo Kusoo Ifbaxay Wasiirka Cusub ee Maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi + Magacaabistiisa Iyo Doorkii Faysal Cali Waraabe ku Lahaa..

Read More »

War Deg-deg ah: Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka Hadley Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi "..Anigu Dalka umaan iman inaan Wasiir ka noqdo.. Siyaasadda waan u da' yarahay Mustaqbalka insha Allah....Waxaan Hanbalyeeynayaa Golaha Wasiiradda Cusub, Ilaahayna Hawsha haw fududeeyo, Madaxweynaha cusub aynu taageerno". Siyaasi Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 3596 | Saturday December 16, 2017 - 00:00:18
War Deg-deg ah: Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka Hadley Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi "..Anigu Dalka umaan iman inaan Wasiir ka noqdo.. Siyaasadda waan u da' yarahay Mustaqbalka insha Allah....Waxaan Hanbalyeeynayaa Golaha Wasiiradda Cusub, Ilaahayna Hawsha haw fududeeyo, Madaxweynaha…

Read More »

Daawo: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo Sharaxaad Cilmiyeysan ka Bixiyey Mushkiladaha Dhaqaale Xumada Dalka ee u Dhaxlaayo Madaxweynaha Cusub, Shaqo La'aanta, Diiradana Saaray Qodobo lagula Dagaalami karo Qiimo beelka Shilinka, Kor-u-kaca Maceeshada, La Dagaalanka Musuq-maasuqa Iyo Sida S/land looga dhigi Karo Wadan Qaniya...

0 Visits: 2231 | Thursday December 14, 2017 - 03:01:43
Daawo: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo Sharaxaad Cilmiyeysan ka Bixiyey Mushkiladaha Dhaqaale Xumada Dalka ee u Dhaxlaayo Madaxweynaha Cusub, Shaqo La'aanta, Diiradana Saaray Qodobo lagula Dagaalami karo Qiimo beelka Shilinka, Kor-u-kaca Maceeshada, La Dagaalanka Musuq-maasuqa Iyo Sida S/land…

Read More »

Degdeg Daawo Hees Cusub oo Hadda Daawaha Laga Soo Qaaday oo u ku Luuqeynaayo Fanaanka Weyn ee Cabdikariin Raas iyo Caleemo Saarka Madaxweynaha. "..Somaliland Sacab Laguma Qarin Karo".

0 Visits: 2858 | Wednesday December 13, 2017 - 04:40:53
Degdeg Daawo Hees Cusub oo Hadda Daawaha Laga Soo Qaaday oo u ku Luuqeynaayo Fanaanka Weyn ee Cabdikariin Raas iyo Caleemo Saarka Madaxweynaha. "..Somaliland Sacab Laguma Qarin Karo".

Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Muddo Saddex Bilood ka yar ku Guuleystay inuu Soo Af-jaro Khilaafyo kala Duwan oo u Dhexeeyey Dp World, Ganacsato Iyo Deegaanka+ Qorshaha Isla Jaan-qaadka labada Maamul ee Dekedda.

0 Visits: 2129 | Tuesday November 28, 2017 - 03:33:35
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Muddo Saddex Bilood ka yar ku Guuleystay inuu Soo Af-jaro Khilaafyo kala Duwan oo u Dhexeeyey Dp World, Ganacsato Iyo Deegaanka+ Qorshaha Isla Jaan-qaadka labada Maamul ee Dekedda.

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: FANAANADDA LEYLA LEYMUUNA BEST VIDEO CLIP 2018 - HEESTII ISKA ILAALI BAJAAJYADA

0 Visits: 2423 | Monday November 27, 2017 - 05:33:44
DAAWO XOGREEB TV: FANAANADDA LEYLA LEYMUUNA BEST VIDEO CLIP 2018 - HEESTII ISKA ILAALI BAJAAJYADA

Read More »

Guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Madaxweyaha la Doortay Muuse Biixi ku Tilmaamay Shaqsigii ugu Mudnaa ee la doortay, Una soo Diray Hambalyadii Qarniga + Codsiyo ay u kala direen Shacabka iyo Xisbiyada kale...Guddida Toronto oo Farta ku Fiiqday Dariiqa aqoonsiga S/land.

0 Visits: 2401 | Monday November 27, 2017 - 05:17:27
Guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Madaxweyaha la Doortay Muuse Biixi ku Tilmaamay Shaqsigii ugu Mudnaa ee la doortay, Una soo Diray Hambalyadii Qarniga + Codsiyo ay u kala direen Shacabka iyo Xisbiyada kale...Guddida Toronto oo Farta ku Fiiqday Dariiqa aqoonsiga S/land.

Read More »

Hal Sano ka hor: Gawracii UCID + Garnaqsiga Jamal Cali Xuseen ee Maanta

0 Visits: 3032 | Wednesday November 08, 2017 - 20:21:19
Hal Sano ka hor: Gawracii UCID + Garnaqsiga Jamal Cali Xuseen ee Maanta

Read More »

"Cukusow Adigoo Madaxweyne Cigaal Ku Sheegay Daaquud Miyaad Weli Doobyaysaa?" Siciid Maxamuud Gahayr.

0 Visits: 2563 | Monday October 30, 2017 - 23:23:08
"Cukusow Adigoo Madaxweyne Cigaal Ku Sheegay Daaquud Miyaad Weli Doobyaysaa?" Siciid Maxamuud Gahayr.

Read More »

featured