Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilkii ka qaaday Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Taliyihii Ilaalada Xeebaha... Khilaafkii ka jiray Wasaarada W. faafinta oo dhimacii Wasiir Guri-varwaaqo oo ay isku beel yihiin La saftay, Ninkii reer Sanaag bari xilka qaadis uu ku sameeyey....
Siyaasi Cali Guray oo Qarxiyey Khilaaf Bilo ka dhex Taagnaa Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiir Guri-barwaaqo oo Saxeexi ka Joojiyey Agaasimihiisa Guud, Fal Cunsurinimo Anna kula kacay, "..Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa ee Agaasimihiisii Guud oo reer Sanaag Bari ah sedex…
"..Faysal Hore Ayuu u diiday In UCID Uu Yahay Xisbi Qaran... Markii loo Taag waayay taageerada uu Shacbiga ka helay waxay ku soo Ururtay 4% wax u soo kordhi karaa ma jiro wax ka sii dhaca mooyaane". Siyaasi Cali Guray