Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Daawo Xogreeb TV: "..Faysal Cali Waraabe iyo Qayrkiiba Waa In Sharciga la Mariyaa, Waayo?. Waa Qaran-dumis, Khaayinul-wadan ah". Xildhibaan Nacnac.

0 Visits: 1128 | Wednesday July 25, 2018 - 23:07:16
Daawo Xogreeb TV: "..Faysal Cali Waraabe iyo Qayrkiiba Waa In Sharciga la Mariyaa, Waayo?. Waa Qaran-dumis, Khaayinul-wadan ah". Xildhibaan Nacnac.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Prof: Samater oo Shuruudo ku Xidhay Xil loo Bandhigay, Siyaasadda Dibedda ee Somaliland-na ku Tilmaamay mid Dhiidhi ku Jirta

0 Visits: 1681 | Wednesday July 25, 2018 - 02:42:10
Hargeysa(Xogreebnews)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater, ayaa waxa uu kulan cilmiyeed la yeeshay qaar ka mid ah dhalinayarada reer Hargeysa. Kulan Cilmiyeedkan uu Prof, Axmed Ismaaciil Samater la yeeshay dhalinyrada Hargeysa

Read More »

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".

0 Visits: 1160 | Tuesday July 24, 2018 - 17:51:39
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".

Read More »

Yaa Qiimayn U Samayn Kara Qaran, Barnaamijka Qaran-kaab Waa Baroortu Orgiga Ka Weyn, Faalo:- Qalinka: C.S.f(Jeesto).

0 Visits: 1288 | Tuesday July 24, 2018 - 02:10:25
Yaa Qiimayn U Samayn Kara Qaran, Barnaamijka Qaran-kaab Waa Baroortu Orgiga Ka Weyn, Faalo:- Qalinka: C.S.f(Jeesto).

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Reer Gabilay oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqday in Xabsiga loo Taxaabo, sheegayna in Caqabada Somaliland hor taagan muddo 20-sanno ah ay tahay Faysal Cali Waraabe....

0 Visits: 1169 | Tuesday July 24, 2018 - 01:25:50
Daawo Xogreeb Tv: Reer Gabilay oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqday in Xabsiga loo Taxaabo, sheegayna in Caqabada Somaliland hor taagan muddo 20-sanno ah ay tahay Faysal Cali Waraabe....

Read More »

Xayiraadi Barnaamijka Qaran-kaab oo Khilaafka dhex Dhalisay Wasiirka Maaliyada iyo ka Warfaafinta+ Xogo laga helay inuu Wasiir Yuusuf Ashkhaasta Wadda ku wargeliyey inaanay u joojin Qiimayntii Wasiirada...!

0 Visits: 1343 | Monday July 23, 2018 - 03:22:17
Xayiraadi Barnaamijka Qaran-kaab oo Khilaafka dhex Dhalisay Wasiirka Maaliyada iyo ka Warfaafinta+ Xogo laga helay inuu Wasiir Yuusuf Ashkhaasta Wadda ku wargeliyey inaanay u joojin Qiimayntii Wasiirada...!

Read More »

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Luuqad Cilniyeysan ku Duray Xukuumada Madaxweyne Muuse Soo Dhisay "..Waxay ahayd In Golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi laga dhex Arko, Siyaasiyiin Garbo Waaweyn, oo Wadanka Qaada. Waayo? Wadanku isma qaadayo..isbedelka Geeska iyo arrimaha dekeda Waxa Madaxweynaha looga baahan yahay qorshe adag". Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

0 Visits: 1212 | Sunday July 22, 2018 - 03:29:33
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Luuqad Cilniyeysan ku Duray Xukuumada Madaxweyne Muuse Soo Dhisay "..Waxay ahayd In Golaha Wasiiradda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi laga dhex Arko, Siyaasiyiin Garbo Waaweyn, oo Wadanka Qaada. Waayo? Wadanku isma qaadayo..isbedelka Geeska iyo arrimaha dekeda Waxa…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo iska leexiyay arintka Foosha xun ee uu Faysal Cali Waraabe Qaranimada Somaliland dhabarka kaaga jebiyey arrimo kaloo uu ka hadlay...

0 Visits: 1070 | Saturday July 21, 2018 - 20:23:01
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo iska leexiyay arintka Foosha xun ee uu Faysal Cali Waraabe Qaranimada Somaliland dhabarka kaaga jebiyey arrimo kaloo uu ka hadlay...

Read More »

"..Xukuumaddeena Immika jirtaa Way Cusub Tahay, Haddii Wax ka Qaldameena, Madaxweynuhu Wuxu ku Xuub Siiban karaa Isagoo Isku-shaandhay fiican Sameeya Oo yidhaa Waanigaa Idinka Beddelay kuwii Luggooyada ahaa". Prof Cabdi Cali.

0 Visits: 1296 | Saturday July 21, 2018 - 02:44:14
"Haddiise uu taas dhaqso u samayn waayo waxay dawladdiisu lumin kartaa kalsoonida dadka, taasina Waa ta Aan uga Digayo Ciddii Dhego u leh. Prof Cabdi Cali.

Read More »

Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay Arrimaha Xajka. Siyaasi Hussein Hassan Badmah

0 Visits: 1100 | Saturday July 21, 2018 - 02:23:33
Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay Arrimaha Xajka. Siyaasi Hussein Hassan Badmah

Read More »

Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?. Haduu Taliyo Nimaan Talin-jirin, Waxa Taga kii Talin-jiray. Qaybtii 2-aad. W/Q Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan (Saki Xuquuq)

0 Visits: 2471 | Friday July 20, 2018 - 05:15:34
Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?. Haduu Taliyo Nimaan Talin-jirin, Waxa Taga kii Talin-jiray. Qaybtii 2-aad. W/Q Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan (Saki Xuquuq)

Read More »

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...

0 Visits: 1143 | Thursday July 19, 2018 - 23:00:00
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...

Read More »

Shacabka Dan uguma jirto in hal shirkad kooto loogu xidho Laydhka ? warbixin:Barkhad-Ladiif M. Cumar

0 Visits: 1014 | Thursday July 19, 2018 - 02:41:37
Shacabka Dan uguma jirto in hal shirkad kooto loogu xidho Laydhka ? warbixin:Barkhad-Ladiif M. Cumar

Read More »

Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.

0 Visits: 1650 | Thursday July 19, 2018 - 01:38:30
Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.

Read More »

Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?...Ma Garxajisbaa Kaan Aqaanay ahayn...Hodaadii Siyaasadeed ee Ciise Muuse iyo Tii Awdal?. Qore, Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

1 Visits: 4048 | Wednesday July 18, 2018 - 05:16:22
Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?...Ma Garxajisbaa Kaan Aqaanay ahayn...Hodaadii Siyaasadeed ee Ciise Muuse iyo Tii Awdal?. Qore, Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

Read More »

Fadeexadii Qarniga: Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Hantidii Qaranka Ku Burburinaya Barnaamijyo Laga Soo Aliffay Marfishkiisa oo Indho Sarcaadka ah (Qaran-kaab maahee Waa Qadhaabasho) xogo xaqiiqo ah iyo Baadhis qoto-dheer, Halkan kaga bogo.

0 Visits: 1455 | Monday July 16, 2018 - 23:27:30
Fadeexadii Qarniga: Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Hantidii Qaranka Ku Burburinaya Barnaamijyo Laga Soo Aliffay Marfishkiisa oo Indho Sarcaadka ah (Qaran-kaab maahee Waa Qadhaabasho) xogo xaqiiqo ah iyo Baadhis qoto-dheer, Halkan kaga bogo.

Read More »

Muuqaalkii ugu Hadal haynta Badnaa ee Dhamaadka Koobka Adduunka, Waa Wadaxwaynaha France Emmanuel Macron oo Markii uu Qaaday Koobka qaab Layaableh Usoo gashaday Shafka Haweenayda Madaxweynaha Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic oo ay ka Qaadeen koobka Iyo Fadeexada ka dhalatay..

0 Visits: 3355 | Monday July 16, 2018 - 02:20:45
Muuqaalkii ugu Hadal haynta Badnaa ee Dhamaadka Koobka Adduunka, Waa Wadaxwaynaha France Emmanuel Macron oo Markii uu Qaaday Koobka qaab Layaableh Usoo gashaday Shafka Haweenayda Madaxweynaha Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic oo ay ka Qaadeen koobka Iyo Fadeexada ka dhalatay..

Read More »

Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban Xasan.

0 Visits: 1493 | Sunday July 15, 2018 - 02:44:12
Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban Xasan.

Read More »

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarasahda Somaliland Oo Wada Jir U Bilaabay Qorshe Looga-Gol Leeyahay Dib-U-Eegista Tiradda Iyo Tayada Macalimiinta Dawladda

0 Visits: 1276 | Sunday July 15, 2018 - 02:41:41
"Kulankan Ayaa Daba Socda Siyaasadda Xukuumadda Ee Tayaynta Waxbarashada Dalka Iyada Oo Shirkii Ugu Dambeeyey Ee Golaha Wasiirrada Jsl Lagaga Hadlay Habka Iyo Hanaanka Loo Marayo Kobcinta Macallimiinta…"Guddoomiye md Sharmarke Geelle.

Read More »

featured