Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Qaybaha Bulshada Gobolka Togdheer oo Ka fal-celiyey Weedhihii Xanafta lahaa ee Wasiirka Maaliyadu ugu Duur-xulay, Kuna Tilmaamay Aflagaadadii labaad ee u Fagaare ula Soo Istaago W. Maaliyada Gobolada Bariga Somaliland....

0 Visits: 1275 | Sunday July 15, 2018 - 02:25:59
Qaybaha Bulshada Gobolka Togdheer oo Ka fal-celiyey Weedhihii Xanafta lahaa ee Wasiirka Maaliyadu ugu Duur-xulay, Kuna Tilmaamay Aflagaadadii labaad ee u Fagaare ula Soo Istaago W. Maaliyada Gobolada Bariga Somaliland....

Read More »

Wasiir Sacad Cali Shiroow Ilko Dhiigle Maxaa Lagu Aaminayaa.?. W/Q Farxaan Cali Guuled...

0 Visits: 1286 | Friday July 13, 2018 - 17:40:31
Wasiir Sacad Cali Shiroow Ilko Dhiigle Maxaa Lagu Aaminayaa.?. W/Q Farxaan Cali Guuled

Read More »

Hiigsiga Horumarinta Dekeda Berbera iyo Himilada Maareeye Eng. Siciid Xasan Cabdilahi !!! W/Q Farxan Cali Warsame

0 Visits: 3883 | Friday July 13, 2018 - 02:55:19
Hiigsiga Horumarinta Dekeda Berbera iyo Himilada Maareeye Eng. Siciid Xasan Cabdilahi !!! W/Q Farxan Cali Warsame

Read More »

Safarada Tamashlaynta ah ee Wasiirka Maaliyada oo Kharashka ku baxa xadigiisu Badan yahay+ Wasaarada Maaliyada oo ku Fashilantay Koboc dhaqaale Inay samayso, Xilli Ay kordhisay Cashuuraha Badeecadaha iyo Qaadka

0 Visits: 1644 | Thursday July 12, 2018 - 04:02:13
Safarada Tamashlaynta ah ee Wasiirka Maaliyada oo Kharashka ku baxa xadigiisu Badan yahay+ Wasaarada Maaliyada oo ku Fashilantay Koboc dhaqaale Inay samayso, Xilli Ay kordhisay Cashuuraha Badeecadaha iyo Qaadka

Read More »

Shirqol turkiga iyo Qadar wadato oo meesha ka saraysa somaliland kasoo u fulinayo farmajo. W/Q Siyasi axmed maxed Axmed gobonimo

0 Visits: 1119 | Wednesday July 11, 2018 - 21:59:39
Shirqol turkiga iyo Qadar wadato oo meesha ka saraysa somaliland kasoo u fulinayo farmajo. W/Q Siyasi axmed maxed Axmed gobonimo

Read More »

Talooyin iyo Tusaalooyinka wax ka tari kara aafada sicir barar iyo dollar bararka. Qore   Ahmed Mohamed Arr (Khadar) .Banker

0 Visits: 1210 | Wednesday July 11, 2018 - 19:17:49
Talooyin iyo Tusaalooyinka wax ka tari kara aafada sicir barar iyo dollar bararka. Qore   Ahmed Mohamed Arr (Khadar) .Banker

Read More »

Ilaalinta Sirta Q2aad Farhan Mohamed Sultan (Rakad)

0 Visits: 962 | Wednesday July 11, 2018 - 03:19:14
Hadafkii aan ka lahaa ilaalinta sirtu wuxuu ku soo koobmayaa inaad ilaalisaan sirta naftiinna , dalkiinna, diintiinna, dhulkiinna, shaqaddiinna iyo sirkasta oo muhiim intaa aan kor ku soo sheegayba si aad u noqotaan kuwo ilaaliyay sirkasta oo soo gasha.

Read More »

Baayactanka Xadhiga Xaqdara Axmed Sheekh Nuur Ducaale ( Axmed Biito ) Beeshiisu kula Baayactantay Xukuumada Madaxweyne Biixi, W/Q. Oday Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1230 | Wednesday July 11, 2018 - 02:31:30
Baayactanka Xadhiga Xaqdara Axmed Sheekh Nuur Ducaale ( Axmed Biito ) Beeshiisu kula Baayactantay Xukuumada Madaxweyne Biixi, W/Q. Oday Abbas Ahmed Abbas

Read More »

"Qaybtii Libaaxa Weeye: Huuno Calaacalka Naga Daaya" Muniir Axmed Cigaal

0 Visits: 1238 | Tuesday July 10, 2018 - 03:45:53
"Qaybtii Libaaxa Weeye: Huuno Calaacalka Naga Daaya" Muniir Axmed Cigaal

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ergo u Dirtay Mujaahid Axned Mire Nuux iyo Cidda Iskaga Dab-qaadaysa.....

0 Visits: 2227 | Monday July 09, 2018 - 19:56:38
Madaxweyne Muuse Biixi oo Ergo u Dirtay Mujaahid Axned Mire Nuux iyo Cidda Iskaga Dab-qaadaysa.....

Read More »

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Kharash Badani ku baxaay Tamashlayn iyo asxaab Booqoasho Dhawr Caano-maal u Jooga Dalka Itoobiya, Xilli Dalku ku Jiro Duruufo Dhaqaale iyo Mid Colaadeed....

0 Visits: 1921 | Monday July 09, 2018 - 02:39:37
Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Safar Kharash Badani ku baxaay Tamashlayn iyo asxaab Booqoasho Dhawr Caano-maal u Jooga Dalka Itoobiya, Xilli Dalku ku Jiro Duruufo Dhaqaale iyo Mid Colaadeed....

Read More »

Falsafada መደመር iyo Hogaaminta Dr Abiy Ahmed. W/Q: Cabdirashiid Axmed Guuleed

0 Visits: 1293 | Monday July 09, 2018 - 01:37:48
Falsafada መደመር iyo Hogaaminta Dr Abiy Ahmed. W/Q: Cabdirashiid Axmed Guuleed

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Salaadiinta Dhaqanka Beelaha Makaahiil Oo Tageero Muq Leh Uu Muujiyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis+Fariin Culus Oo ay Ka Direen Dirirta Ceel-afweyn..

0 Visits: 1096 | Monday July 09, 2018 - 01:28:41
Daawo Xogreeb Tv: Salaadiinta Dhaqanka Beelaha Makaahiil Oo Tageero Muq Leh Uu Muujiyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis+Fariin Culus Oo ay Ka Direen Dirirta Ceel-afweyn..

Read More »

Dhaqankii Watay Asluubta ee Soomaali. W/Q cabdixakiin samokaab

0 Visits: 1192 | Monday July 09, 2018 - 01:16:48
Waa Maxay Asluub? Eray ahaan ma hubo in ay ku jirto tusmo-qorka afsoomaaliga, balse waxaa la mico ah anshax, halka afka carbeedna ay ka noqonayso 'akhlaaqad', sidaa daraadeed waxaan ku soo koobayaa

Read More »

Khilaaf Ba'an ka Dhex-qarxay Wasiirka Maaliyada iyo Ku-xigeenkisa, Agaasimaha guud iyo Khubuurada Maaliyada oo Isku Dhinac ah + Maamulaha Kastamka Wajaale oo Dagaal Kala Hor-tagay Saraakiil Kormeer ugu Tagay + shaxda Qabyaaladaysan ee Wasiir Yuusuf M. Raage....

0 Visits: 2309 | Sunday July 08, 2018 - 02:21:32
Khilaaf Ba'an ka Dhex-qarxay Wasiirka Maaliyada iyo Ku-xigeenkisa, Agaasimaha guud iyo Khubuurada Maaliyada oo Isku Dhinac ah + Maamulaha Kastamka Wajaale oo Dagaal Kala Hor-tagay Saraakiil Kormeer ugu Tagay + shaxda Qabyaaladaysan ee Wasiir Yuusuf M. Raage....

Read More »

"Maanta waxa lagu dagaalamayaa Waa horumar, geeska Africa-na goob muhiim ah-baynu kaga naala, horumarka Madaxweynaheenu Muuse Biixi inaggu horkacaayo, sidaa aynu u bilownay, waa inaynu la garab galno". Maareeyaha Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 1202 | Friday July 06, 2018 - 22:10:06
"Maanta waxa lagu dagaalamayaa Waa horumar, geeska Africa-na goob muhiim ah-baynu kaga naala, horumarka Madaxweynaheenu Muuse Biixi inaggu horkacaayo, sidaa aynu u bilownay, waa inaynu la garab galno". Maareeyaha Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay Shirkii Caalamiga ahaa ee Jabuuti, Sheegayna Hir-galinayaan Aagga Canshuuraha Ka Caagan ee Biyaha Badda dalka....

0 Visits: 1169 | Friday July 06, 2018 - 20:32:41
Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay Shirkii Caalamiga ahaa ee Jabuuti, Sheegayna Hir-galinayaan Aagga Canshuuraha Ka Caagan ee Biyaha Badda dalka....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cismaan Awr Liqe oo Ciidamada RRu-du Xabsiga u Taxaabeen iyo Qoyskiisa oo Taliye Fadal ku Eedeeyey Shirqoolo ka dhan ah Mujaahid Awr Liqe....

0 Visits: 1782 | Friday July 06, 2018 - 20:00:44
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cismaan Awr Liqe oo Ciidamada RRu-du Xabsiga u Taxaabeen iyo Qoyskiisa oo Taliye Fadal ku Eedeeyey Shirqoolo ka dhan ah Mujaahid Awr Liqe....

Read More »

Shirkii Gacan-libaax Qodobdii laga soo saaray qofba si u aragaye aniga qodob baa su"aal igu ridey. W/Q W/Q: Jaamac Shube (Facebook Post

0 Visits: 1768 | Wednesday July 04, 2018 - 01:53:34
Shirkii Gacan-libaax Qodobdii laga soo saaray qofba si u aragaye aniga qodob baa su"aal igu ridey. W/Q W/Q: Jaamac Shube (Facebook Post

Read More »

Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama oo aanay geeska Africa ka jirin meel lagaga shaqeeyo Maraakibta, oo ay ugu dhow dahay Cumaan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 1392 | Tuesday July 03, 2018 - 23:59:47
Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama…

Read More »

featured