Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Daawo Xogreeb Tv: "Waxay Maanta Mareysaa In Somaliland Cid Gaar Ahi Sheegato.." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Suldaanka Habaryoonis

0 Visits: 1841 | Saturday May 19, 2018 - 02:09:18
Daawo Xogreeb Tv: "Waxay Maanta Mareysaa In Somaliland Cid Gaar Ahi Sheegato.." Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Suldaanka Habaryoonis

Read More »

Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....

0 Visits: 1516 | Wednesday May 16, 2018 - 22:57:23
Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Taliyaha Ciidamada Qaranka oo ka Warbixiyey Dhirbaaxo Kulul ay ku dhufteen Maleeshiyaadka Majeerteeniya

0 Visits: 1034 | Tuesday May 15, 2018 - 16:45:31
Daawo Xogreeb Tv: Taliyaha Ciidamada Qaranka oo ka Warbixiyey Dhirbaaxo Kulul ay ku dhufteen Maleeshiyaadka Majeerteeniya

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

0 Visits: 1147 | Tuesday May 15, 2018 - 16:31:40
Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

Read More »

Ajanabigii ka mudnaaday muwaadinka. WQ:Barkhad-Ladiif M.Cumar,

0 Visits: 1172 | Monday May 14, 2018 - 03:13:16
"hooyo lacag ma haysto, ilmahana aad buu u xanuunsanayaa, aabaheedna waa askari jooga jiida hore."

Read More »

Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May! Bye Cabdirasaaq Askar

0 Visits: 986 | Monday May 14, 2018 - 03:06:43
Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May! Bye Cabdirasaaq Askar

Read More »

Fashilka Ku Yimid Qalab Xukuumadu Ku Bixisay Malaayiin Doolar oo Loogu Talo Galay In Lagu Hubiyo Tayada Shidaal Dalka Soo Gala+ Go'aamo Ku Dhisan Isdifaac iyo Degdeg Oo Kasoo Baxay Haayadihii Ku Shaqada Lahaa.

0 Visits: 1091 | Sunday May 13, 2018 - 19:00:03
Fashilka Ku Yimid Qalab Xukuumadu Ku Bixisay Malaayiin Doolar oo Loogu Talo Galay In Lagu Hubiyo Tayada Shidaal Dalka Soo Gala+ Go'aamo Ku Dhisan Isdifaac iyo Degdeg Oo Kasoo Baxay Haayadihii Ku Shaqada Lahaa.

Read More »

Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..

0 Visits: 1277 | Sunday May 13, 2018 - 04:24:00
Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ku Eedeeyey Inuu laban-laabay Qiimaha Biyihii yaraa ee ay Waraabin-jireen Xaafado Faro-ku Tiriska ah Iyo Madaxweyne M. Biixi oo u Xasuusiyey Go'aan Hoggaamineed oo Madaxweyne Cigaal qaatay Xilligiisi..

Read More »

Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....

0 Visits: 2860 | Saturday May 12, 2018 - 19:02:44
Khilaaf Culus oo ka Dhex Qarxay Laba Masuul oo kala Riixanaaya ku shaqaysiga Shaadhka Madaxweynaha Muuse Biixi iyo Dhaqankii laga Dhaxlay Siilaanyo oo midka darani ay Ku Talaabsadeen Gacanyarayaasha Muuse....

Read More »

Gudoomiyaha Dhawrista Tayada Oo Maroorsaday Masuuliyadii Wasaarada Ganacsiga Iyo Xogo Fashiliyay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Cida Leh Laabka Baadhista Shidaalka....

0 Visits: 1592 | Saturday May 12, 2018 - 09:56:59
Xogo fashiliyay Sabobta Uu Gudomiyaha Dhawrista Tayadu Umarin Habaabiyay Cidda lahayd Eada Dayaca Haamaha shidaal Iyo Xidhiidhka Qoyska Eeay leeyihiin Shakhsiyaadka Gacanta ku Haya Mishiinka Laabka Shidaalka!!

Read More »

Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.

0 Visits: 1261 | Friday May 11, 2018 - 05:14:30
Kaalmaha Hargeysa oo Iibinaya Shidaal Xun oo Xabag Leh, Gaadiidlaydana ugu Sheegaya inuu yahay Kii Jabuuti, Qiimaha oo lagu Kordhiyey Dadweynaha Iyo Boqolaal Gaadiid ah oo Durba u Fadhiistay Shidaal Xabag leh.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay Dhalin Kari-waayine Way Hagranaysaa". Siyaasi Aadan Suldan

0 Visits: 1525 | Friday May 11, 2018 - 04:29:51
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo Daaha ka Fayday Fadeexadaha Xil-gudasho La'aneed ee dul-hoganaaya Golaha Guurtida, Saaleeban Gaal na ku Tilmaamay Shaqsi la Ambaday Xilka saaran, Iyo Salaadiinta Dhaqanka ee Maanta oo u Kabaha la Dulmaray. "Ceel-afweyn Xukuumadu Nabad Kamay…

Read More »

Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....

0 Visits: 1335 | Tuesday May 08, 2018 - 06:47:55
Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hoganaaya Masuuliyiinta Dawlada hoose ee Berbera Iyo Hanti dhowrka guud oo Baadhis Ka Bilaabaya...Muuqaalka Gur Dabaqyo ah oo Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde ka kala Dhistay Hargeysa....

Read More »

MAALINBA TII HILIB LEH.......!Siyaasi Maxamed Gacayte ------------------------------------------------

0 Visits: 1038 | Tuesday May 08, 2018 - 03:56:00
Imika Golahii shacabka wakiilka u ahaa ee ka badbaadin lahaa wax kasta oo hagaardaamo iyo dhibaato ku ah nolosha bulshadii soo dooratay ayaa sidii Qawrax kaga dhigay, Maalinba Mooshinkii Kaash Leh

Read More »

Dekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....

0 Visits: 1963 | Tuesday May 08, 2018 - 03:39:19
Dekedda Berbera oo Taarikhda Markii u horaysay Sumcadeedj Kor u kacday...Maamulka Dekedda oo ku Guuleystay Inuu soo Jiito Suuqyada Mandaqada iyo Filashada Barwaaqo Suuranka Mashaaricda Cusub.....

Read More »

Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....

0 Visits: 1225 | Tuesday May 08, 2018 - 03:37:02
Gudoomiye Sharmarke Geelle Masuul Udub-dhexaad u ah Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse ee Maalmihii Tagay....

Read More »

Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Xoghayaha dawladda hoose ee Berbera oo ku hawlan Shirqoolo Beeleysan oo ka dhan ah Madaxweyne Muuse Biixi & Wasiir Maxamed Kaahin, Mudaharaadyo lagu dalbanaayo Sii Daynta Boqor Buurmadow iyo dalabka wareejinta Gudoomiyaha Kulmiye…

0 Visits: 3032 | Sunday May 06, 2018 - 02:27:33
Berbera(Xogreebnews)-Xoghayaha fulinta dawladda hoose ee degmada Berbera Cabdikariin Aadan Cadde, ayaa muddooyinkii u dambeeyey kaga mashquulay shaqadii loo diray ee fulinta dawladda hoose ee Berbera, kacdoono Beeleysan oo u ku abaabulaayo Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi.

Read More »

Maxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi Aadan

0 Visits: 1688 | Saturday May 05, 2018 - 19:05:34
Maxaa ugu Wacan Dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Mashaaricda dhinaca ka raaran ee u Qoyskiisa Ku Taxay?.W/ Q Cali Cilmi Aadan

Read More »

3 May,2018,waa sannad guuradii 16-aad ee ka soo wareegtay geerida Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland,Halyeygii,marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waa in loo aqoonsado maalin Qaran, Library & Museum na loo dhiso

0 Visits: 1161 | Saturday May 05, 2018 - 03:51:42
1993 kii ,ayaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal , mar labaad Madaxweyne ka noqday Soma liland ,waqtigaas oo Dalka iyo dadkuba ay ku sugnaayeen xaalad aad u adag,jihadaad u jeedsatan a ay ka soo yeedhayso dhiillo colaadeed , amnni darro , kala danbayn la'aan ,geyigana dhammantii ay ka muuqato…

Read More »

INTERVIEW WITH LATE PRESIDENT OF SOMALILAND PRESIDETN EGAL OCTOBER 1999.

0 Visits: 2110 | Saturday May 05, 2018 - 03:44:17
INTERVIEW WITH LATE PRESIDENT OF SOMALILAND PRESIDETN EGAL OCTOBER 1999.

Read More »

featured