Ciidanka Booliska JSL oo Xabsiga u Taxaabay Askari Suuqa ku Dhex garaacay Haweenay Oromo ah..

0
Wednesday April 28, 2021 - 03:12:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska JSL oo Xabsiga u Taxaabay Askari Suuqa ku Dhex garaacay Haweenay Oromo ah..

    Ciidanka Booliska JSL oo Xabsiga u Taxaabay Askari Suuqa ku Dhex garaacay Haweenay Oromo ah..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska JSL oo Xabsiga u Taxaabay Askari Suuqa ku Dhex garaacay Haweenay Oromo ah..
Hargeysa(Xogreebnews)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay xidheen askari maanta haweenay ku garaacay Hargeysa.
Warkan ayaa hadda lagu faafiyay bogga Facebook ee booliska:
***Bismilaahi Raxmaani Raxiim***
Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu Bulshadiisa Xariirta ah Ee wada shaqaynta Fiican ka dhaxayso u bayaaminayaa Arinta ilaa maanta social meida ku jirta ee askariga gabadha gacanta u qaaday in gabadhaasi ahayd gabadh oromo ah.
wakhtigan oramada dalka waa laga mastaafuriyaa askarigaas oo shaqadiisa ku jiraa waxa uu bilaabay in uu nin qaba gabadhan askarigu gacanta u qaaday ay qabtaan, intaa ka dib gabadha iyo koox kale oo wadato ayaa gacan ka hadal bilaabay faro saarayna askarigaasi dhibtuna taas ayaa ka timi.
askarigu hawshiisa siduu u wajahay oo khaldanayd awgeed wuu xidhanyahay Talaabada ku habaana waa laga qaadi.
Ciidanku waxay dadwaynaha ka Codsanayaan in ay gacan ku siyaan qabashada dadka sharci darada ku jooga Dalka.
ALLE MAHAD LEH



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured