Terminal Lacag ayaa inagaga qasaartay ee waa in lagula xisaabtaa ciddii hantida ku khasaarisay. Qalinkii Jimcaale Rooble Maxamed.

0
Thursday April 29, 2021 - 02:55:48 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Terminal Lacag ayaa inagaga qasaartay ee waa in lagula xisaabtaa ciddii hantida ku khasaarisay. Qalinkii Jimcaale Rooble Maxamed.

    Terminal Lacag ayaa inagaga qasaartay ee waa in lagula xisaabtaa ciddii hantida ku khasaarisay. Qalinkii Jimcaale Rooble Maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Terminal Lacag ayaa inagaga qasaartay ee waa in lagula xisaabtaa ciddii hantida ku khasaarisay. Qalinkii Jimcaale Rooble Maxamed.
Sababtu waxa weeye 
1.Rakaabka berbera ka baxa maalinti kama badna haddii la buunbuniyo 100 qof
2. Ma jiro shirkad basaska ah oo dawladu leedahay oo la rabo inay la tartanto kuwa gaarka loo leeyahay 
3.Daryeelka macmiilku waa waajibadka shirkada macmiilka u baahan .
4.Haddii afarti shirkadood ee guryaha kiraystay la geeyo goob dawladu dakhli ka hesho waxay dhaawac ku tahay noloshi bulshada berbera ee hore banaanka loogu soo saaray 
5.Ma jiraan saxmad iyo cidhiidhi ay la kulmaan gaadidka iyo dadweynaha berbera
6.Goobta laga dhisay terminalku maaha halki ku haboonayd ee waa meel la rabo in lagu magaaleyo dhul iyo guryo dad gaari leeyihiin .
7.Berberi waxay maraysa  in masuuliyinta dawldu intay guri ka dhistaan meel banaan oo bilo wado ah inay gurigooda wado laami ah keenan oo ay ka maalgaliyaan hantida iyo cashuurta dadwaynaha. 


8.istaanka haddii daacad laga yahay waxa laga dhisi lahaa labada wado ee taga hargeisa ama burco.
9.ugu danbayn waxaa uga baahi badan gaadidka wawayn ee is hordhoobay faras magaalahi magaalaada in loo sameeyo meelmku haboon.
10. Anigu waxan soo arkay meesha maanta xadhiga laga jaray iyadoo aan wali galin ayay daxalaysatay oo wada dalooshantay. 
Mashruuc kasta oo la rabo in berbera laga hirgaliya wuxu u badanyahay laab lakac iyo xiiso maalmo ah lkn maaha mid ku yimaada qorshe dawladeed dajisan oo la iska dhaxli karo. 
Mayorkasta iyo masuulkasta marka uu xilka la wareego ayuu jacayladiisa inoo soo bandhigaa.
Qalinkii 
Jimcaale Rooble Maxamed. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured