Musharax Xildhibaan Baarlamaan Aqoonyahan Maxamed Cali Caabi Muwaadin Codkaaga sii...

0
Sunday May 09, 2021 - 23:44:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Xildhibaan Baarlamaan Aqoonyahan Maxamed Cali Caabi Muwaadin Codkaaga sii...

    Musharax Xildhibaan Baarlamaan Aqoonyahan Maxamed Cali Caabi Muwaadin Codkaaga sii...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Xildhibaan Baarlamaan Aqoonyahan Maxamed Cali Caabi Muwaadin Codkaaga sii...
Berbera(Xogreebnews)- Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamed Cali Caabi, oo kamid ah mudanayaasha loogu saadaalinta badan yahay inuu kamid noqon doono Xildhibaanada kasoo baxaya Baarlamaanka Gobolka Saaxil, ayaa noqday Musharaxa ugu taageerada badan guud ahaan Xildhibaan Baarlamaanka u sharaxan Gobolka Saaxil.
Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamed Cali Caabi waxa uu kamid yahay hawladeenada ugu waxqabadka badnaa ee dawlada hoose Berbera oo muddo dheer ka soo shaqaynaayey ahaana Agaasimaha maaliyada, isla markaana dejin jiray qorshayaasha waxqabadka iyo fulinta iyo weliba jaan-goynta dakhliyeed ee lagu fulinaya Mashaaricahaas.
Sidoo kale, musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamed Caabi waa haldoor qiimo badan, isla markaana u naxariis badan Bulshada u Musharaxa u yahay.
Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamed Cali Caabi waa si weyn u taageersan dhalinyarada Aqoonyahanka ah iyo qaybaha Bulshada kala duwan, waxana si weyn oloolihiisa looga dareemaya inuu noqon doono Musharaxa ugu codka badan Xisbiga Ucid oo uga sharaxan yahay Gobolka Saaxil Baarlamaanka.
Muwaadin kaaga si Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamed Cali Caabi, oo Astaantiisu tahay Kursi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured