Musharax Yaasin Xasan Cabdilahi oo Qoraal Gobanimo Xambaarsan u kala Diray Taageerayaashiisi, CidKastoo La Shaqaysay, Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Qaranka JSL....

0
Sunday June 06, 2021 - 22:17:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Yaasin Xasan Cabdilahi oo Qoraal Gobanimo Xambaarsan u kala Diray Taageerayaashiisi, CidKastoo La Shaqaysay, Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Qaranka JSL....

    Musharax Yaasin Xasan Cabdilahi oo Qoraal Gobanimo Xambaarsan u kala Diray Taageerayaashiisi, CidKastoo La Shaqaysay, Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Qaranka JSL....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Yaasin Xasan Cabdilahi oo Qoraal Gobanimo Xambaarsan u kala Diray Taageerayaashiisi, CidKastoo La Shaqaysay, Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Qaranka JSL....
Hargeysa(Xogreebnews)- "Mahad-celin iyo boggaadin
Waxa aan halkan uga Mahad-celinayaa Bulshadii kala duwanayd ee sida Milgaha iyo sharafta leh ila soo shaqaysay Muddadii ololaha aan ku jirnay, Codkoodana i siiyay Maalintii Cod-bixinta. Ma ilaawi doonno dhibtii iyo safaradii dheera ee aad u soo gasheen in aad codkiina i siisaan. Alle haydin sharfo oo haydin karaameeyo dhammaantiinba. Maynu guulaysan Laakiin Qarrankeenniiba Guulaystay.
Waxaan halkan Boggaadin uga dirayaa Madaxweynaha Qarranka JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi, go'aankii geesinimada lahaa ee ka qaatay in wakhtigeedii lagu qabto Doorashada isku sidkan ee Golaha Wakiilada iyo Goleyaasha Degmooyinka Dalka JSL.
Sidoo kale, Waxaan mahad-celinayaa balaadhan u dirayaa Madaxda heer Qaran ee Xisbiga Horumarka, Nabada iyo Midnimada ee Kulmiye Party oo fursad dahabi ah ii siiyey in aan ka mid noqdo Murrashaxiinta Golaha Wakiilada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodijeex.
Allah Mahad Leh
Yasin Hassan Abdilahi (Dulle).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured