"Waxaan Si weyn ugu Hambalyeynayaa Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid" Siyaasi Axmed Cali Faarax

0
Sunday June 06, 2021 - 22:50:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan Si weyn ugu Hambalyeynayaa Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid" Siyaasi Axmed Cali Faarax

    "Waxaan Si weyn ugu Hambalyeynayaa Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid" Siyaasi Axmed Cali Faarax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan Si weyn ugu Hambalyeynayaa Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid" Siyaasi Axmed Cali Faarax
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 
Halkan waxaan HAMBALYO IYO BOGAADIN
uga dirayaa SAXAABTA MUCAARADAKA Guusha ay ka soo hooyeen NATIIJADA DOORASHOOYINKII ISKU SIDKANAA EE GOLAYAASHA WAKIILADA IYO DEGAANKA 31/05/2021 ,inooguna dhacday sida Nabad gelyada ah quruxda badan ILLAAHAY BAA MAHAD OO DHAN ISKA LEH,
[  ] Waxaan kale oo  aan idiinku HAMBALYAYNAYAA TALO SOO JEEDIN TAYDII AHAYAD ,RAJADA DABARKA AMA XAKAMAYANTA  IYO LA XISAABTANKA XADHKA GOOSIGA XUKUUMADA EE BULSHADA SOOMAALILAND, OO Adaa iga qabasheen,isla markaana aad ku dhaqaaqdeen talaabadii u horaysay  ee samayanta Gudiyada Farsamo Isku Dhafka ah Labada Dhinac,ka soo talo bixsa sidii loo hantiyi lahaa SHIR GUDOONKA GOLAHA WAKIILADA IYO GUDOOMIYE YAASHA GOLAHA DEGAANKA IYO KU XIGEENADOODA.
[  ] 
[  ] SOO JEEDIN 
[  ] Waxaan halkan ugu soo jeedinayaa Gudiyada Farsamo Ee Labada Dhinac
[  ] inay dhamayastirka Guusha la gaadhay ku jirto Gacantiina,kana fogaadaan wax alaale iyo waxii xagal daacinaya sida:-
[  ] 1-DANO GAARA IYO
[  ] 2-IN JECLAYSI
[  ] Waxaa laydiinka baahanyahay inaad soo Xushaan Xubnihii hanan lahaa Xilalka 
[  ] A-SHIR GUDOONKA GOLAHA WAKIILADA 
[  ] B-GUDOOMIYAYAASHA GOLAHA DEGAANKA IYO KU XIGEENADOODA 
[  ] Idinkoo u raacayaa Habka ugu Habopn Xulashada sida:-
[  ] 1-AKHLAAQDA IYO ASLUUBA
[  ] 2-DHAWAR-SOONAANTA
[  ] 3-KHIBRADA SHAQO
[  ] 4-KARTIDIISA IYO
[  ] 5-DHAMAAN WAXII KALE AASAAS U XULASHADA MASUULIYADA.
[  ] DIGNIIN
[  ] Waxaan ugu DIGAYAAN Guud ahaan Labada Xisbi Mucaarada Masuuliyiin Iyo Xildhibaanoba DAN GAAR (DAN SHAKHSIYADEED),gaar ahaana GUDIYADA FARSAMO LABADA XISBI MUCAARAD,iyo Dhamaanba wax alaale iyo waxii Fashilin kara Dhamayastirka Rajada Guusha oo hadii ay dhacdo aan ka soo kabasho lahayan Masuuliyadeedana ,ay yeelan doonaan Masuuliyiinta Labada Xisbi Mucaarad iyo Dhamaanba Xildhibaanada Labadooda Gole WAKIILO IYO DAGAANBA,isla markaan RAJADII XAKAMAYANTA IYO LA XISAABTANKA DABAR GOOSIGA XUKUUMADA, Ku ridaysa Ceel aan dib looga soo saari karin, indinkana idin ku noqonaysaya BAR MADAW IYO NAANAYAS AAN WALIGIIN IDINKA HADHIN.
[  ] Hadaba is jira waa laydin ku maqan tahay oo Soomaalidu Waxay TIDHAAHDAA (TAB HAYOOW LAGAA TAB HAYEE)
[  ] ILLAAHAY DARIIQA XAQA AH HA IDIN WAAFAJIYO  
ILLAAHOW SOOMAALILAAND BADBAADI OO BARAKEE 


AHMED ALI FARAH 
SIYAASI MADAX BANAAN.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured