![]() Faysal Cali Waraabe iyo Xildhibaan Ay Isku Beel-yihiin, kana soo baxay Xisbigiisa oo Khilaaf Xoogani Soo Kala Dhexgalay...
Faysal Cali Waraabe iyo Xildhibaan Ay Isku Beel-yihiin, kana soo baxay Xisbigiisa oo Khilaaf Xoogani Soo Kala Dhexgalay...
Hargeysa(Xogreebnews)- Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhex galey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo C.naasir Yuusuf Cismaan "Qodax".
Khilaafkan ayaa ku aadan cidii noqon lahayd Gudoomiyexigeenka Golaha Baarlamaanka ee Cusub.
Wararka qaar waxay sheegayaan In Gudoomiye Faysal Warqad uu u qorey Maxamed Khadar Daahir Mooge oo ka mida Xildhibaanadii cusbaa ee kasoo baxay Xisbiga Ucid kaasi oo uu ku wado inuu noqdo Gudoomiye Xigeenka Baarlamanka.
Qalinkii
Isse Shiine Kodbuur Leave a comment |
|