Wararka
Waxaan arkaayey rag badan oo Beesha Subeer Awal ah oo iyagu u hanqal taagaya inay hogaanka sare ka qabtaan Xisbiga Kulmiye laakiin marka aad qudbadahooda dhagaysato waxaad ka dareemaysa inay siyaasadaba Concept ka haysan waa siyaasada Soomaliland ee, waxay u hadlayaan sida taageerayaasha Xisbiga Kulmiye…
Read More »
"Habar-awal Uma Quudho Maxamed Kaahin, Wixii ay u Quudheen Habar-jeclo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Read More »
Kartida, daacadnimada iyo Firfircoonida shaqsiyadeed ee masuul qaran uga wakiil ah, qadiyada u baahan in laga dhaadhiciyo dal aan ku aqoonsanay iyo in lagu yeesho dalalka aduunka Saaxibo ku dhego-nugul, waa mid dhibkeeda leh, hadana waxa dayrarkaas dumiyay oo Somaliland u sameeyey Saaxibo, Masuuliyiin…
Read More »
Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.
Read More »
Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.
Read More »
Diyaaradaha Israel ayaa duqeeyay goob muhiim ah oo nukliyeerka ah oo ku taal gobolka Isfahan ee Iran. Afhayeen u hadlay ciidamada Israa'iil ayaa sheegay in ciidamada cirka "ku garaaceen xarunta dhexe oo ay la socdaan dhismayaal loo isticmaalo in lagu soo saaro centrifuges".
Read More »
Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee 1raan, Ayatollah Cali Khaamene'i, ayaa mar kale carabka ku adkeeyay in qadiyadda Falastiin ay tahay arrin udub-dhexaad u ah dalka 1raan.
Read More »
"Mudane Madaxweyne aad iyo aadbaan uga xumahay in aad maanta bulshada la wadaagto qaybo ka mid ah ku tumashadaada Dastuurka iyo xeerarka ka farcama ." Xildhibaan Axmed Dayib Kucadeye
Read More »
Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.
Read More »
''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.
Read More »
War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.
Read More »
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame.
5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis
* Komishanka Doorashooyinka
Read More »
Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….
Read More »
Machadka Caalamiga ah ee Daraasaadka Istaraatiijiyadda (IISS) ayaa is barbar dhigaya awoodaha militari ee labada dal, isagoo adeegsanaya ilo rasmi ah iyo kuwo furan oo kala duwan si loo sameeyo qiyaasta ugu fiican.
Read More »
"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud
Read More »
"Dad"Turkiga Dhiiga Islaamnimo ee laga Dugsanayaa Maxay Tahay QAZA oo la-deris.ah ayey Waxaad og Tahay ka Dhacayeen, Ciraaq baad ogayd, Turkigu Waa daynstaha Aduunka ugu weyn". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Read More »
Meelo badan waxa durtaba laga dareemay saamayn cabsi dhaqaale oo caalami ah. Qiimaha shidaalka ayaa sare u sii kacaya. Waxa la is weyddiinayaa waxa dhici kara haddii ay Iiraan xidho gacanka muhiimka ah ee Hormuz oo saliidda marta lagu qiyaaso 17.2 million oo foosto maalintii.
Read More »
wakaaladda Reuters, ayaa sheegtay in laba ka mid ah telefishinnada ugu daawashada badan Isr *11L, kuwaas oo kala ah Channel 12 iyo Channel 14 — midkoodna si toos ah uu u maalgeliyo Ra'iisul Wasaare Netanyahu — ay shaqaalahooda farayaan inay isu diyaariyaan daadgureyn degdeg ah.
Read More »
Sanadihii Sagaashamayeedyadii bal aan Afkii dhalinyara wax ugu sheegee ayaa Kooxda kubbada Cagta Ee baraazil waxay Soo bandhigeen Ciyaaro Cajaa'ib ah, waxaa lagu Sifeeyey inay kooxda barasiil Ciyaarayaan Ciyaartii 2000 la Ciyaari lahaa, Waxan uga Socdaa raggii waqtigii Halgan dagaalamay waxaan is…
Read More »
Act of Taiwan iyo one China Policy. Saamayn intee leg bay ku leeyihiin Somaliland?
Jawaabtu waa saamayn weyn bay ku leeyihiin Somaliland, mid dadban iyo mid toosa ba.
Read More »
|
|